site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN NAHAY GABDHO SINGEL AH EE QOFKII DOONAYA IN UU SIFIICAN NOO BARTO HANALA SOO XIRIIRO, GUUR DOON ONLEY GUYS??????????????

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WAXAAN NAHAY GABDHO SINGEL AH EE QOFKII DOONAYA IN UU SIFIICAN NOO BARTO HANALA SOO XIRIIRO, GUUR DOON ONLEY GUYS??????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 12:18 am
JAAW JAAW

WELCOM GUYS, WAXAAN NAHAY 10 GABDHOOD OO ISKU ISKOOL DHIGTA, WAXAANA NAAHAY KULIGEEN GUURDOON.
HADAAN XOOGOHOOW IDINKA TAA TAABANO WIILASHA AAN KAHELNO, WAA SIDAAN.


1-NIN DIINTA YAQAAN
2-CILMIGA ADUUNKA
3-IN UU YAHAY QOF FURFURAN OO SHEEKAALOOW AH.
4-QURUX MUHIIM MA AHAN
5-DADA HA U DHAXEESO 22 ILAA 28, INTII KAWEEN BUL ALA HASIIYO.
6- QOF DABEECAD LEH HANOQDO
7- QOF QADARINAAYA NAFTIISA IYO TAN GABADHA BA.
8- IN UU YAHAY QOF JACEELKA WAX KA YAQAAN.

MARKAA WAA SIDAAN EE XIRIIR WANAAGSAN BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guurdoon 4 sure

Wednesday, March 28, 2001 - 01:07 am
Hayaay. Laakiinse hablo maxaad dadka uugu sheegeesaan sida aan ahay. Anigi ayaaba caadi ii faal faaliseenee. Runtii markii aan akhriyay ''list''-kiina aad iyo aad ayaan uula dhacay. Marki aan kafakirayna ma aragrtay aad iyo aad buu iigalay. Jacaylna hadii aad sheegtaan kor iyo hoos buu ii qaaday. Marar badanna wuu iga farxiyay, wadnaheegana wuu jajab shay. Runtii dadka badankood marki eey i arkaan waxay i dhahaan aad iyo aad baad waayo arag uugu tahay haga jacaylka. Lakiin aniga sidaa ma isu arko. Hadii aad sideeda diyaar utihiin, waaban ogahay inaad diyaartihiinee, adreeskeega waa Odog56@hotmail.com. Ha ubixin waa mid aan dhalin yaradeedi sameeyay. Waa inoo sidaa iyo iska maqal dambe, gabdho...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/qani yosof

Wednesday, March 28, 2001 - 01:18 am
hi, gabdho waan idiin salaamay after that xageed ku noshihiin xagee idiin ka heli karaa intee idiin kala soo xiriiraa
mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 01:47 am
To: Tobaanka hablood

Waad salaamantihiin walaalo, waxaanu nahay toban wiil oo somaliyeed, lehna dhamaan shuruudaha aad kor ku soo sheegteen waxaananu nahay dhamaantayo guurdoon, Waxaanu ku noolnahay USA, dhamaantayo waxaanu nahay shaqaale, waxaananu kuwada noolnahay guri kaliya, waxaananu nahay saaxibo qaali ah.

Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan la kulano page-kan qiimaha leh sababtoo ah, Waxanu raadin jirnay ilaa intii aan caqliyeelanay, toban gabdhood oo saxiibo ah oo aanu guursano, lakiin caawa ayaanu helanay dhamaantood.

Walaalo, waxaan idinka codsanayanaa in aaad warkiina na soo siisaan halaka aad aduunka ka joogtaan, dhaqankiina & adderess-kiin.

Mahadsanidin

Toban wiil oo soomaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BULSHO

Wednesday, March 28, 2001 - 04:39 am
TO GABDHO FADHINWAAYAY
WAA AAD SALAAMAN TIHIIN, SALAAN KADIB WAXAAN LAYAABAY GABDHO ISBEE CINAAYA EE HADDII AY IDINKA TAHAY RUN MIYAA LAYSKU XIRAYAA ADUUNYO, MAXAA YEELAY HADDII AAN INTAA LAGA SOO BAXO WAXAA LAYSKA RABAA LACAG.
RAALI AHAADA KAFTANKU WAA FURAN YAHAY II UGOSOO DIRAA
WIIL FADHIN WAAYAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aziz

Wednesday, March 28, 2001 - 04:50 am
My Fellow somalian girls...If this is for real I command you for your courage to say what you all said ...Hope you know what I mean...Any ways ..Its so much of us out here looking ...(queen of hearts) such as yourselfs...Hey...If any queen wish to contact me...pleassssssssssse....e-mail me...at.....aziz106@hotmail.com

Need I say More!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HADAL DHUUX

Wednesday, March 28, 2001 - 10:37 am
war waxaa goooyin marun baad moodaysaaaaaaan!!!!!!!!!!!
gabdhuhu se ma halsanay wada asooleeen!!!!!!!
su aal da wayn oo madAXA DAALINAYSA
WARYAADHA YAAN LA ISLUG GOOYNIN WAA NABSIYE SAA HALA OGAADO
TOBAN GABDHOOD OO WADA GUUR DOON AH WAR MAHEERIN BAAAAA!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MACABSADE

Wednesday, March 28, 2001 - 10:55 am
NAGAHA WAA IDIN SALAMAY
WAXAAD SOO SHEEGTEEN WAXA AAD RABTAAN LAKIIN IDINKA SEE TIHIIN MA OGTIHIIN IN RAGA QAARKOOD AYSAN RADINEYN NAAGEY NAAG MATAHAY EE AY IAYAGA XITAA DOOQ LEEYIHIIN .MARAKA SOO SHEEGA IDINKA DA,DIINA IYO QAABKIINA IYO DABEECADIINA
HADII KALE BUL ALAHAIDINSIIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIWEYNE

Wednesday, March 28, 2001 - 06:33 pm
WAA SALAAMAN TIHIIN GABDHA HA MEESHAAN
KU GARTAY I NEEY IYAGOO SOMALIYA AY U
SOO JEEDIYAAN WAXAY RABAAN IYO WAXAY SE KA
RABAAN HADDABA WAAD KU MAHAD SANTIHIIN
BECAUSE WAXAA FIICAN INAY IS WAHESHADAAN
GABDHA HA SOMALI YEED IYO WIILASHA SOMALIYEEDBA
HADDA BA WAXAAN JACELAHAY INAAD IIGA SOO
JAWAABTAAN SU AALAHAAN SOO SOCDA



1.HORE INAY CIYAAR IDIKA TAHAY IYO INKALE
2.SOMALIDUDU WAA BADAN TAHEE QABIILKIINA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALTO

Wednesday, March 28, 2001 - 09:26 pm
WAA IDIN SALAAMAY WALAALAHAY DHAMAAN TIINA WAXAANA KA JAWAABAA WARQADIINA WAA U BOGAY SIDA AAD U QOTEEN HORTA WAA KU MAHADSAN TIHIIN CASUUMAADA AAD NOOFIDISEEEN.
WAXAAN AHAY WIIL WALAALKIINA WAXAAN JIRAA 27 YEARS OLD WAXAANA DHAMEEYEY COLLEGE WAANA SHAQEEYAA,WAXAAN AHAY NIN DHEER 1.92,86 KG SPORTS AH,RAADINAYA GABAR HADAY IS FAHMAAN AY ISGUURSADAAN,SIDAAN ISKU HAYSTO WAXAA WEEYE INAAN RUMAANTIC AHAY WIIL GABDHAHA XAGOODA AAN LAGA MARIN,AQLAAQDIISU AAD U FIICAN TAHAY,AAD IYO AAD U FUR FURAN AAN XIR XIRNAYN ,FADLAN HADAAD XIR XIRAN TAHAY ISKA KAYDAA,WAXAAN RAADINAYAA GABAR RABTA NIN AYA GUURSATO MARKA HORANA ISKA BARA WAXA UU YAHAY XUMAAN IYOOFIICNAAN.
WALAASHEEY MACAANEEY HADAAD DAACAD TAHAY OO AADAN NIN MAN BADNAYN ILA SOO XIRIIR ANIGA WAA KU SOO DHAWAYNAYAAWAA ILOOBAY INAAN SHEEGO WAA KU NOOLAHAY UK,EMAILKAYGUNA WAA KAN ROMANINGE@HOTMAIL.COM
WADA XIRIIR WANAAGSAN
MR ALTO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Saturday, April 07, 2001 - 03:14 am
To gabdhaha
waxaan idin weydiiyey waxaa aad soo sheegateen shuruudihiina anagana waxaa aan idinka codsaneynaa inaad noo ogolaataan inaan shuruudahayaga in aan sheegano.
1-ilaah sharcigiisa ma qaadateen oo xijaabka ma xirantihiin
2-cibaadada ilaahey ma sameysiin
3-wax kastoo oo uu ilaahey diidey maka fogaateen
4-maka dhowrsateen qabiilka ku dhaqankiisa iyo dhaqanka gaaladaba iyo figradohooda
5-mase tihiin qof dhaqmeysa marka guriga la tago

hadii leydinka helaayo qof intaas soo dhoweyneysa waxaa aan idiinla nahey diyaar wax walba oo aad soo sheegtaan ee waxaan aan idinka codsaneynaa inaad ka soo jawaabtaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUFLE

Saturday, April 07, 2001 - 06:59 am
tobanka gabdhood ee isku sheegaya inay hal iskuul
wada dhigtaan,iskuul ma dhigtaaneee waxaa u furan
hal guri oo ay ku shaqaystaan ma aragteen toban
gabdhood oo isku dooq ah kulli waxaaa u furan
guri oo ay ganbar wada dhigtaaan...............
waryaada waa la idiin yaqaannaa idinkoo kale,.,,
haddii aad isbeecinaysaan si fiican isku beeciya
oo ragga been ha u sheegina....guudooyin.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman

Saturday, April 07, 2001 - 08:06 am
to: Gabdhaha,

Kadib markii aan aqriyay, qoraalkiinii, waxaan jeclaaday inaan jawaab kabixiyo codsigiina, teeda kale magaranayo si aan uga jawaabo codsigiina,
maxaa yeelay 10 gabdhood baad tihiin waxaa horta waano iga ah, inaad shaqsi shaqsi aad wax u raad sataan, liiska aad kusoo gudbiseen meesha, dhamaan waxaan ahay nin inta buuxinaya.
marka hadii ay dhab idinka tahay waxaad halkaan kusoo gudbiseen, igala soo xiriira addess:
tukuray100@hotmail.com
sidaa iyo nabad galyo,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qufac

Saturday, April 07, 2001 - 12:02 pm
aniga iyo saaxiibkay waxaan rabnaa 8. midkeenba 4 markaa laba kali ah ayaa boos u banan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sanboor

Saturday, April 07, 2001 - 12:52 pm
To : qufac


saaxiib mahadsanid , labada soo hartayna anigaa kaaga filan , hadalkuna ha yaraado .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaban

Saturday, April 07, 2001 - 05:02 pm
maxaadhacay waaryaadheheen waan yaaban ahay
waacajiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, April 07, 2001 - 08:32 pm
To GABDHA ISKUSHEEGA.
WAXAAN UMALAYNAYAA IN NAAGIHII SOOMAALIYEED HADA XILIGOODIILAGA BAXAY. WAAYO MUKUR IYO MAKAAKIR BAAN LAGA KARAYN. LALAYLAHE AAD BAAN UGA HELAY JABKIINA. MAHADAAD ISBAAYACDEEN KUMI LA IDINSIISAN MAAYO. WAXAANNU HELAY HADAANU NAHAY RAGA SOOMAALIYEED KUWO AAN AAD UDHIB BADNAYN OO KUGU DHIBAYN ADUUNYO IYO MAXAAD HAYSATAA. THESE LOOKING FOR A REAL MAN THEIR BED AND NOT LOOKING HIS POCKED. GUURKII WAA LAGA SAMREE KAGOOYA CALOOSHATAA. GOOD BYE CIEO GACALAYAAL GEESTAAD DOONTAA UQAATA OO GAMUURAN GAM OO GAYAXAN. HABLOO WAA YEELKADIIN GARAAD DUMARBAAD WADAAN WAQTIGU WAA GALAB CAROW, HADHKAA LABA DIISA GEL MIDBA GEESQUDHA KUYAAL,................. GOOD BYE CIEO GACALAYAAL GEESTAAD DOONTAAN UQAATA OO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILHAN

Sunday, April 08, 2001 - 10:10 am
WOOOOOOWEEEEEEEEEEEEHH!
GIRLS LET ME ASK YOU ONE QUESTION? IS GONNA BE OK ONE GUY MERRY ALL OF YAA! IF NOT

GABADHA TIHIINI HALAINI SODONO IDINKA!!!!
SIT YOUR ASS DOWN HOSTA LAINKA LEFYEEE, LET MAN FIND YOU DONT FIND HIM!!!!

ILHAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warmer

Sunday, April 08, 2001 - 12:44 pm
Hadaad diyaar u tihiin, inaan afar inika mida guursado, anna diyaarbaan inii ahay, intaad sheegteen iyo kabanba waan leeyahay,ha ila yaabina aadbaan u kululuhay oo waxaan filayaa inaan intaa ka yar i qancin karine,runti markuu karaar qaato bawyuhuu iga gubaa! warsee ugu adkaysataan habloow anigiibuuba meeshuu taabto iga gubaye?.

War ii soo jawaaba hadaad diyaar u tihiin hadiyadaas qaaliga ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naag _yaqaan

Sunday, April 08, 2001 - 12:56 pm
hello'dhamaan
waxaa yaab ah inaad dadka ku balmiseen halkaan laakiin aan idinkii la idin hayn marka hore e-mailkaag reeb ayaa leedihiin qofka adiga ayaaba guur doon ah maad e-mailka aaga ugu hormarisid mida kale toban naagood mid baa hadali lahayd
waxaan aad uga xumahay inaad lug goysaan dhaliyada guur doonka ah idinkoo maado ka dhiganaaya
guurkuna dadka dhan buu dan u yahay ee raga kaliya dan uma aha hadaad dhalinyada wax la qaybsanaysaan
soo qora e-mailadiina ama ku balam jaanis hadaad u heshaan meel aad ku kulan taan
ha idiin macaanaato dhamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a.m.y

Monday, April 09, 2001 - 05:01 am
ku dhamaan gabdhaha soomaaliyeed ee guur doonka ah
ugu horeyntii asalaamucaleykum waraxmatulaahi wabarakaatuh salaantaas ka dib waalayaal hadii ay daacad ka tahay artaas aad soo sheegteen ama kor ku soo xusteen igala soo xiriira ciwaankan
ahmedyuusuf@hotmail.com hadal iyo faqid waa inoo dambeeyaaye sheekaduna waxy ku fiican tahay in gees layskula kaco meeshan indhaha ayaa badan
ee mid ii soo qorsheeya cinwaankaas aan iska rusheynee
mahadsanidiin gabdhaha daacadda ah
by:a.m.y

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 05:06 am
war gabdha yahoow hadii add rabtiin xariir mase waxkale waan ra bi lahaa in aad ilasoo xariirtaa
diyaar ayaan idiin ahay . lakiin xasuus ta waxaa igu filan hal gabar kaliya

NOT 4 OR SMTH LIKE THAT.....

PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iga fiiri

Thursday, April 12, 2001 - 06:42 am
waryaada gabdha iskeenay suuqa lagu kala gato
naagaha..xoolahaba markii la iibsanaayo waa layska
fiiriyaa in ay buuran yihiin iyo inay caato yihiin
marka idinkaa suuqa iskeeneee ..10 gabdhood ayaa
nahay lee kaliya laydinkuma iibsayaayee........
ee ha idinla arko oo ha idinla tuujiyo ka dibna
ha idinla gato maahinee gabdhaan nahay waxaas aan
u baahanahay maa la idinku iibsannaaa.........
waxaad tihiin xoolo ayaga uun is beecinaayoo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaraash doon

Thursday, April 12, 2001 - 06:46 am
mala gadooyaa jumlo ma loo gadooyaa mise tafaariiq....beec miyaa yaa idiin gadooyane??????
kulligiin ma cayilan tihiin mise caato xayeesi
yaa waaa yaaab gabdho isgadaayo...waryaada beeca
joojiya xaraash 50,..55...65....waalagaa gaday
tobankooda min 15 cent.....
waan gatay........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, April 12, 2001 - 06:59 am
Marka hore gabdhaha salaan badan ayaan idiin soo qaddimayaa, anigoo rajeynaya in ayna idin niyad jabin kuwa aan garaadka badan lahayn ee caytamaya. Waxay Ila tahay inayna meelna ku fiicnayn sidaa darteedna ay u caytamayaan.

Waxaa Ila fiicnaan lahayd, inaan ogaado meesha aad joogtaan iyo waliba dosier-ka aad sida taan. waxaan ka wadaa sharuudaha aad xusteen iyo kuwa kale oo haddaan idiin sheegaba aad soo ordi lahaydeen ayaan leeyahay, laakiin addinku maxaad sidataan.
Ugu danbayn si gaara ayaad iila soo xiriiri kartaan,si sheekadu u macaanaato.
Soo nakhsada yaanan gaagicine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIL-QANCIYE

Sunday, April 15, 2001 - 02:24 am
WAAWOO WAAD SALAMANTIHIIN HABLO ISU SHEEGOO
WAAD BAN IDIIN KU FARXAY WAXAN IDIIN HAYA SHAQO AAD LACAG KU SAMAYN KARTAAN BALKA SOOFEKERA WAXAAD NOQONAYSAAN MILYAN DHEER
AAD BAAN U BAADI DOONAYEEY HABLO TOBAN OO SOMALIYA OO SAXIIBO AH ,,
SHAQADU WAAN IDIN KIREENAYAA HADII DUN FAHMIN WAXAA WEEYE WAAD DHILAYSANEEY SAAN TAJIRIINA WAD NOQONAY SAAN .SHAQADU SHURUUDEHEDU WAA KUWAN SOO SOCDA ,
1) DADIINU WAA IN AY AHAATAA 17- 35
2)WAA IN AAD WAS MADA TAQAANAA
3)WAA IN AAD FURANTIHII OOGUDNIINKII LAYDINKA FURAY

INF.
WAXAAD KU SHAQAYN DOON TAAN WAA SIDAN
1) HADII LAGU WASO KELIYA XACDII WAA £90
2) HADII LAGU WASO UNA JAQDO SACADII WAA £120
WAXAAD SHAQAYNEEY SAAN 10 SACADOOD MALINTII
KASOO FAKERA TOBAN KIINAA FADARA AH EE DHILOOYINKA AH .. BY SIL QANCIYE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.