site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aawaye gabdhihi soomaaliyeed ee quruxsanaa oo fur furnaa??!!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Aawaye gabdhihi soomaaliyeed ee quruxsanaa oo fur furnaa??!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

$Om@L! boy

Thursday, March 29, 2001 - 12:58 am
Marka hore waxaan idin weydiin lahaa adinkoo mahadsan, gabdho iyo wiilal. Meeye gabdhihi soomaalida haa ee quruxsanaa oo fiic fiicnaa. Intaa ilka cadeen jiray. Intaa fur furnaa.
Sidii qarnigii cusub loosoogalay dadki weey isbadaleen. Maxaa dhacay ayaan isweeydiiyaa. Markii xafladaha qaaliga ah lagu arko weey isweeyneeyaan waxeeyna iska dhigaan wax aan lagaari karin. Dabcan weey quruxsan yihiin laakin weey isweeyneesiiyaan oo waxey iska dhigaan wax eey aheen. Saaxiibyaal hadii aad ku aragteen waxaas iyo wax lamid ah iisoo jawaaba hadii aadan igu raacsaneena, you are always welcome. Maxaa yeelay meeshan xaflad waxaan aheen maka dhacaan. Thanx!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.