site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walaaaha islaamka ah ee in ay noloshooda hagaa jiyaan raba <jihaad al nafsi>

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Walaaaha islaamka ah ee in ay noloshooda hagaa jiyaan raba <jihaad al nafsi>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mujaahid

Thursday, March 29, 2001 - 06:31 am
salaama caleeykum


walaalaheyga islaamka ahoow waxaa
ilaahay inooga baryey inaan noqono
kuwii maskaxdooda ka faa!iidesta
isana waaniya qayrna is weydaarsada
kuna dadaala sidaan siraadul mustaqiimka
u haleeli laheyn.
sidaa darteed hala kala faa!iideysto
iyadoo la is ixtiraamayo lana isu sheegayo
wax qeyr inoogu jiro aaqiro iyo aduunba.

-alaahu yaa muqalibal quluub
thabid qalbanaa calaa diinika-
-alaahu ayaa muqalibal quluub
sarif qalbanaa calaa dacatika-

walaakiin:mujaahid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Thursday, March 29, 2001 - 07:42 am
S/aleykum bro

Jazaakal laahu qayraa walaalkiis aduun iyo aaqiraba anagana alah hanasoo hanuuniya aaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin.

W/salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aayatulaah

Thursday, March 29, 2001 - 09:11 am
TO;MUJAAHID
aad baan kaaga mahad celnyaa sida wanaagsan oo xakmada leh oo aad u soo bandhigay qayrka waxaan ilaahay kaaga baryayanaa in qalbigga markasa qayr
caafmaad iyo cibaado subn waad kuu soo ducaynaynaa maadaama aad dadka ugu baaqday qayrka
wablaahi towfq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin qabiil karhay

Thursday, March 29, 2001 - 02:33 pm
walaal dadka diinta yaqaanow dadka bara xumaanta qabyaaladu leedahay ajar baad ka helaysaane.

Qabiil ku dhaqanku waa waxaa ilaahay lagaga fogaado waayo waa eexasho, colaad, xasid, isku dir, dulinimo, dib udhac, is dil iyo dhiig la kala galo, adduunkoo aad ka hadhid iyo aakhiro oo aad seegtid.

Diinteenu intaa midna ma ogola haddan dadkii soomaliyeed intaas oo dhan way ku dhaqmaan.

Qabiil aakhirokuu shafeeco qaadanayaana ma jiro.

Walaalayaal bahashaa haddaan ummada laga tirtirin waxba ma hagaaagayaan.

Fadlan, jihaad bahashaa ku qaadaa ilaahay wuu idin gargaari doonaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mujaahid

Saturday, March 31, 2001 - 09:59 am
salaama caleykum

waxa aad is tiraahdo marakan ka cuudu bileyso
waa maxay ee aad la yaabtey si walaalka uu kuu
caawiyo kan wax ku dhaama sidaa darteed is
waydiin wacan iyo jawaab qayr leh.


walaalkiin :mujaahid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.