site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

33 Jir garoob ah oo guurdoona

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : 33 Jir garoob ah oo guurdoona
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SU,AAD

Thursday, March 29, 2001 - 09:09 am
waxaan raadinayaa nin xalaal ah oon guursado.. waxaan ahey hooyo halwiil leh oo garoob ah .... sedex iyo sodon sanana jirta... waxaan doorbidilahaa wiil sanaag kayimi.. waxaan ahey 5'7", light skin 138Ib... degan USA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdilcasiis

Thursday, March 29, 2001 - 10:36 am
suaad

sanag kama iman ee mudug ( galdogob) baan ka imid , inaan is guursanana waan xiisaynayaa , haddii shardiga sanaag laga gudbi karo , fadlan ila soo socodsii , mahadsanid.
cabdilcasiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mire

Thursday, March 29, 2001 - 12:11 pm
su'aad, salaan iga gudoon. salaan ka bacdi:
gacan yaan kugu siiyey,arrint aad na hordhigtay. anu waxan rabaa inaan ogaado, qabiilkaad jecashahay ama ka jecashahay qabiilada kale. tan kale ma ogoshahay inaad magaala kale u guurtid ama wadan kale haddaynu isku niyad noqono. su'aad suaala kale waa hayaa laakiin meeshan kuma haboona inaan ku soo qoro. ugu danbayn anigu reer sanaag yaan ahay.nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadiq

Thursday, March 29, 2001 - 12:18 pm
To suaad waan ku salaamay waxaan ahay wiil soomaliyeed oo kula degay u.s.a anigu ma ihi reer sanaag laakiin kama dheeri gacmo furan ayaan kugu soo dhoweynayaa wax walbana waxaa ka horeeya wadahadal iyo isfahay sidaas iyo nabedgelyo!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcaale

Thursday, March 29, 2001 - 05:30 pm
Asalaamu Caleyku,
walaasheey salaan bacdigeed Runtii Guurka ma aha qabiil ama Degaan ee waa in leys fahmaa hadana uu qofka diin leeyahay,adigana waxaad tiri nin reer sanaag ,Haduu aalkoliiste yahay oo reer sanaag yahay ma guursaneysaa Abaayo??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Carab

Friday, March 30, 2001 - 06:52 am
Hadaad 33 jidho oo aad garoob tahay, weliba garoob wiileh! Walaaley maxaa sharuuda ugu xiri walaalahaa Soomaaliyeed oo raba inay kaa ajarsadaan?

Talo waxay iga tahay inaad umahad naqdo ragga kuu soo jawaabey, sideg degana jawaab u siiso. Kaleey dookhi kuguma yara oo mid uun baad kalabixiye, sharuudaa Sanaag iska iloow ina abti, da'daad jirto waa ku garaad yartahaye.

Anaa Sanaag u dhashey, hadase kuuma soo heelani, laakiin waxaan ku oran, Soomaalaad hor joogtaaye, Sanaagaaga yara hoos gasho!!

Wa bilaahi Towfiiq,
Carab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dirie .a.h

Friday, March 30, 2001 - 07:42 am
suadey sanaag maad rabtaa inaad guursato mise wiil soomaaliyeed ayaad rabtaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KULMIYE

Saturday, March 31, 2001 - 08:47 am
GAROOB WIIL WADATA OO 30 DHAAFTAY AAAA BISMILAAHI OO HADNA QABIIL RABTA WALEE ADAA CIRKA ROOB KU OG NASIIB KAA AAD QABTAA LAKIIN U FIIRSO SIDAAD WAX KU RAADINEYSO. INTAAS WAA KAFATN IYO TALO LA ISKU DHUFTAY.ALAHA KUU SAHLO WAXAD JECESHAHY WALASHIIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr Adviser

Saturday, March 31, 2001 - 04:34 pm
salaan kal iyo laab ah ka dib!!!!!!!!!!!!!!!!!
walaashay macaan sidaad wax u raadinayso wax looma raadiyo balse anigaa adviser shaqadayda tahayee aan si fiican kuula taliyee reeb E-mailkaada.
mahadsanid &Good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 11:35 pm
Waan gartay garoob baartay gabar baa ka roon

by:- ciileey10@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama ali

Sunday, April 01, 2001 - 06:16 am
inaabti waad salaaman tahay marka hore marka xiga aflagaadada dadka qaarkii dhag haw dhigin, doqontu hablo iyo hooyooyin midna inaanay xushmayn bay muujiyeen, ceebta waxaa iska leh qurbaha ee dulqaata adiga iyo gabdhaha kale ee khayrka raadinaya,anoo ah reer sanaag igala soo xidhiidh e-mailka hoos ku qoran.
wa salaama calaykum
suguleae@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Monday, April 02, 2001 - 02:23 am
To:su'aad
hadii ay daacad kaa tahay waxaan ahay garoob gabar wata ee aan ilma isku kor sanee soo qar e-mail kaaga iyo sida kale ee lagu la soo xiriiri lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, April 05, 2001 - 03:27 am
WAXAAN UBAAHANAHAY IN LAXIRIIRO GABADHA GAROOBKA AH EE MAKAADHBAA GAROOBNIMADAADA MACNAHA WAX MA,ISKU KORSANKARNAA SIDII AAD HUREBA USHEEGTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANAAGMAN

Friday, April 06, 2001 - 11:41 am
TO:GUURDOON
ANNIGAA REER SANAAG AH OO ,HADDII UU DHAB KAA YAHAY ARRINKU,ANNIGA ILA SOO XIDHIIDH,E-MAILKAYGU WAA zlitan97@yahoo.com
waa mahadsantahay walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuujaan

Saturday, April 07, 2001 - 10:50 pm
Waxaan ahay Reer Muqdisho, waxaan leeyahay gabadhu xaq bay u leedahay inay doonto qabiilkay rabto, oo tiraahdo anigu reer hebel baan rabaa, ama reer magaala hebla ama gobol hebel, intaasoo dhan xaq baad u leedahay, qolyaha arrinkaas kugu eedeeyay hadalkooda waxba ha ka soo qaadin oo waa sidaad u sheegtay dookhaaga iyo dabcigaagu dadkuu la dhacsan xaq baad u leedahay inaad raadiso, maanta Soomaali waa diridhay degmo iyo qabiilna waa loo diriray, anigoon qabiil hebel iyo degmo hebla nebcayn waxaan iska jeclahay inaan gabar ina adeertay ah iska guursado, sidoo kalena Soomaalida kale qaar baa ila mid ah, gabadha dookheeda ha loo daayo! Nabadeey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.