site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qani Majeerteen oo raadinaya gabar Soomaaliya....Just any nice Somaligirl will do !

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Qani Majeerteen oo raadinaya gabar Soomaaliya....Just any nice Somaligirl will do !
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qani

Friday, March 30, 2001 - 07:43 am
Asalaamun. C,

Mostly I write in English for obvious reasons, but this is for all Somali ladies out there, therefore, I decided to use our mother language, ok.

Dhamaan gabdhaha Soomaaliyeed oo halkaan soo gaara waxaan ahay wiil Soomaaliyeed oo guur doona, indhawaydna aaminay in uu Internetku wax ka tari karo halkaas, I could be wrong. Sidaas darteed hadii inan xiriir mustaqbaleed ama guur maskaxda ku haysa aad tahay ama aad meel ku og tahay; waa wiil 28 jir ah oo qaaliya xagwelba, tacliin, diin, sharaf, qurux, ehel iyo jacayl dumarba.

Marka hadii aad tahay gabar Soomaaliyeed u dhaxeysa 20-28, nadiif ah, sharaf leh, qurux Soomaliyeed leh! Tacliin - mid Diineed ama Maadi leh, ugu yaraana 15 sano magaalo joogtey, DHIBNA aan ku jirin - ha iga baqin, ha iga xishoon hana iskaaya dhaafine iga soo wardoon meelkastaad joogto!!

NB. Waxaan doonayaa guur, marabo muran!

Waxaan deganahay U.S.A.
e-mail: qani@yours.com

Love All,
Qani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wanaag

Saturday, March 31, 2001 - 08:04 am
Voor: Qani

Wallaal Qani, Wahaad tahay wiil aad iyo aad u aqli wanaagsan, marka loofiiriyo sid aad u hadleysid.
Anigu waan ahay gabadhii aad radineysay. Balse aad iyo aad ayaan uga humahay, mahaayeelay wiilasha majeertenka in ay ad iyo dugaag yihiin ba makala garanaayo.

Groetjes Van Somli meisje.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runta

Saturday, March 31, 2001 - 08:53 am
wanaag meelo badan oo aad majeerteen ku caayso baan arkay ee axaadyahoow jahiilka ah intaad cuuqdaada iska saarto ooraad oo raadso guunta aad ka dhalatay, majeerteen kuma raabee!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Saturday, March 31, 2001 - 11:45 pm
To Qani

Walaalkiis maansha alaah, inta aad sheegatay inaad qani ka tahay waxaaba kasii daran inaad hadalkana qani ka tahay, horaa loo yiri nin hadalkiisa ku deeqa unbaa wax kutari kara, marka waan kahelay walaalkiis sida wacan aad qoraalkaaga usoo qortay.

Kuma oranayo waan ahay gabadha aad raadinaysid sababtoo ah ilaah baa og wax waliba, waxaanse ku oran in aan ahay gabar somaaliyeed oo guur doon ah.

Hakuu macaanaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciileey10@hotmail.com

Saturday, March 31, 2001 - 11:56 pm
To: Wanaag

To : Fadlan Qabiilka Majeerteen iska dhaafa

Waxaan ahay wiil lagu magacaawo Ciileey waxaana rabaa in aan wax u sheego dhamaan wixii ka soo horjeedo Majeerteen. Majeerteen waa qabiilka ugu reeer magaalsan qabiilada ka jira dalka Somaliya.

hadii aad isku daydit in aad wax ka sheegtid qabiilka Majeerteen. waxaan kaa qaadayaa talaabo sharci ah.

By:- Ciileey10@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qani

Tuesday, April 03, 2001 - 06:17 am
Hi Muna,

Thanks for your admiration! If you think am good enough why don't you have a crack at me? I've lots of surprises in store for a nice girl like you! True!!

No guts No glory!

Qani@yours.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Tuesday, April 03, 2001 - 01:25 pm
To Qani

Walaalkiis waad salaamantahay, waxaan kuu arkaa inaad too good tahay, oo sifaadka aad isku sheegta ay aad ubadan yihiin, waan jeclaan lahaa inaan kula soo xiriiro, nasiib xumase netka in aan kabaranayo kaan nafta lawadaagi lahaa ilama aha, oo ma aaminsani dadkan netka intaa lagu arko inay daacad yihiin.
Waan ahay anba gabar guur doon ah balse mid daacad ah ayaan raadinayaa not wasting time.
Salaamada ka dheh bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asli

Wednesday, April 04, 2001 - 05:02 am
Qani

Run tahey inaad qani tihid, waan jecalahe wiilalsha aan qabiil waax ku dadayin. magabar dheer oo cadaa ribtaa mise....

maca salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mj-dhabe

Friday, April 06, 2001 - 08:08 am
waryaa majeerteen goormuu Soomaali noqday sawtuu falaashaha ahaa maaha...kabax meesha yuhuudyahaow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Friday, April 06, 2001 - 11:28 am
To mj-dhabe

Walaalkiis ceeb ilaahay kabaq qof somaali ah iyo yuhuud isku mid ma ahanee, teeda kale mj asalkooda waaba la yaqaan oo waa dad nasab ahee dadka aan la aqoon af lagaadeey, ilaahayna in uu arkayo waxa aad samaynaysid ogsoonow.
Tan kale waa ceeb nin wayn oo halkaas lasoo taagan qabiil in uu af lagaadeeyo.

Ilaahay hanasoo wada hanuuniyo.....aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qani

Friday, April 06, 2001 - 06:53 pm
Asli,

Waxaan qoray si fiican u akhri walaal adoo raaliya, jawaabtaada waa ka heli.

Mj-dhabe,

Go hell man I don't talk to rats like you!:O:O

Muna,

Alaah yaa cisak abaayo, soow lama yaabtid abuurtaanoo kale.

Salaama,
Yours Qani

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.