This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Waxaan baafineyaa gabdhihii deganaa shiirkole SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan baafineyaa gabdhihii deganaa shiirkole hibo Friday, March 30, 2001 - 09:24 am waxaan baafineyaa gabdhahii deganaa guryaha saraakiisha ee udhawaa shiirkole kuwaasoo oo aan ku kala luney aduunka afartiisa dacal fadlan beegkaan iigu reeba fariimahiina e.mailkiina byhibo Anonymous Friday, March 30, 2001 - 06:03 pm salaamu calykum hibo abaayo anaa daganaa xaafadaa ee gabdho khaas ah baad raa dinaysaa mise gabdhihii daganaa xaafadaa oodhan fadlan fariin reeb ado mahadsan iyo meel lagaala soo xiriiro macsalaama Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.