site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WXAA HAL KAAN LOOGU TALO GALAY WIILASHII IYO GABDHI HII DHIGAN JIRAY SCHOOL KA MACALIN (SU WEER) EE KU YAALAY TOWFIIQ

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WXAA HAL KAAN LOOGU TALO GALAY WIILASHII IYO GABDHI HII DHIGAN JIRAY SCHOOL KA MACALIN (SU WEER) EE KU YAALAY TOWFIIQ
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

STUDENT

Saturday, March 31, 2001 - 11:04 am
WAXAAN AHAY WIIL DHIGAN JIRAY SCHOOL KA MACALIN
(SU WEER)WALAALA YAAL WAXAAN IDIN KA COD SANAYAA
INAAN LA GU DHEELIN GABDHA HA SCHOOL KAAS
WAXAANA XASUUSA TAA INAY YIHIIN WALAALAHEEN

WALAALA YAAL KU SOO DHAWAADA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciileey10@hotmail.com

Sunday, April 01, 2001 - 01:02 am
From : Ciileey

Noocaada oo kale oona ku qaraabta school waan garaneynaa ee sheekadan meesha kama soconeysa..


Labalabuuf yahoow..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Sunday, April 01, 2001 - 05:21 am
to ciilrry maxaa dhacay saxib waad qaldantahay waa wax lagu farxo markaad rabto in,aad raadiso dadkii aad isku xaafada a,haan jirteen saaxib waxaan ka,mid ahaa dhalinyaradii xaafada towfiiq daganeed laakin ma,dhigan jirin dugsigan
saaxib mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sdutent

Monday, April 02, 2001 - 12:45 pm
to;Daacad
waa salaamantahay daacad haddii aadan
dhigan jirin waxaad ahayd dadkii agtaganaa
walaal waan ku faraxsanahay haddiiba aad
agtaganayd aniguba waan dhigan jiray waana
agtaganaa ee walaal waxaa laga yaabaa inaan
is aqoono ma ii sheegi gartaa saaxiibadaa
ama magacaaga
waxaan u maleenaa inaad daqaanid
(shineemo calas) iyo Mahamed axmed cayaar tooy


sdutent,


war halagaa helo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suleeqa

Wednesday, April 11, 2001 - 04:15 pm
waxaan ahay arday dhigan jiray dugsigaa
waxaana ku farax sana hay ninaan is barano wixii dhigan jiray dugsigaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.