site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Muqdisho Waan Ku Dhibtooday Walaalayaal

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Muqdisho Waan Ku Dhibtooday Walaalayaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 11:21 pm
Anigoo ah Ciileey waxaan rabaa in aad wax ila qabataan maxaa yeelay waxaan ku dhibtoday muqdisho ..waan idin jeclayahy.Ayow Ayow..

By:- Ciileey10@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Sunday, April 01, 2001 - 12:41 pm
dhibaatoyinka waa badan yihiin ee dhibkaaga
cadey dhinacuu u badan yahay.
ciilkana weligaa ku jirimeysid maalin un baad
ka bixi ee sheego cadey waxa ku haayo.

kala saar kala cadee kala dhig dhig.
kala shaandhee .

waxaa ku hayo banaanka soo dhig la taliya
yaal badan baad heli,

ahmed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciileey

Monday, April 02, 2001 - 12:49 am
Dhibaatadeyda waa

Mid aan halkan lagu sheegi karin fadlan igala soo xariir e-mailkan:- ciileey10@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mugdisho

Monday, April 02, 2001 - 12:30 pm
ciilay ma waxaad wayday ••• wayn oo aad la baa
shaashid markaad dhahay did waa la iciilay
••• waa ka dhar kaydaa ee iigu imow
(shaleemo in biisii)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciileey

Monday, April 02, 2001 - 07:45 pm
To : Muqdisho From : Ciileey

Saaxiib Muqdisho Waa meel aan aniga ku nool waayay waxaana rabaa in uu Ilaahey iga soo wado
Marka baashaal waan heystaa . Laakinse cabsi ayaan ku noolahay aniga iyo familkeegaba .

Maxaa yeelay waxaa maalin igu dhacday anigoo ka imaaday Shineemo ayaan waxey aflagaado ay na dhaxmartay wiil 12 jir ah oo ila hadlay sidii wiil ficiisi oo kale..

Waxaan dharbaaxsho ugu dhuftay indhaha waxaana maqlay in uu qori AK47 , ii soo qaatay..

marka dhibaatada ka jirto Muqdisho waa mid shoog kugu rideyso...

Hadii aad rabtid faah faahin Igala soo xariir cinwaankeega e-mailka ah :- Ciileey10@hotmail.com

Good Bye...Sadaqadao Ha I Furato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamari

Wednesday, April 04, 2001 - 12:05 pm
waryaa muqdisho waxaad ka sheegaysi ma jiraan beentana iska dhaaf nin weyn ayaa ilaahay kaa
dhigay......muqdisho waxaa ku nool soomaaliya
oo idil dir hawiye daarood raxanweyn jareer
reer xamar barwaani waxaan laga heleyn malaha
marka dacaayadda ka daa magaalada la magac baxday
muqdisho amaba xamarcaddeeey.....................
ciilkaada waxuu iila egyahay in aadan doonayn oo
uu ciil kaa haaayo sida muqdisho ay ugu soo noqotay muqdishadii hore oo dadka aad ugu faraxs-
an yihiin nabadda xamar ka dhalatay iyo sida uu
dadka xamar ay ugu faraxsan yihiin ayaa ciilkaa haayo waa haddii aad rabtid runta.............
hadduu ciilkaa ku haayo waligaa makaa baxaayo...
adduunkana waxaa ugu daran ciilkama baxe........
cudur aa ku haayo ilaahay hakaa daaweeyo...aamiin..,..,,,,,,,,,,,,,...........

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.