site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Haweya73@hotmail.com " Raadintaada Waan Ku Daalay " By Ciileey10@hotmail.com

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Haweya73@hotmail.com " Raadintaada Waan Ku Daalay " By Ciileey10@hotmail.com
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 01, 2001 - 12:14 am
To : Haweya73@hotmail.com From : Ciileey

Abaayo marka hore waan ku salaamay salaan ka soo go'day kashka iyo laabta salaantaas oo aan ku soo qoray qalbi daacad kuu ah. Salaantaas oo qiimeesan qaayeesan qorsheesan lagu qanci karo qof walboo leh qalbi jaceyl soo maray.

Salaantaas oo markii aan kuu soo qoro ay iga gudoomaan dhamaan boqoradii jaceylka sida:-
Qeys iyo leyla, Cilmi iyo Hodan, Salaantaas oo ku hanweyn in aad halmar aad kulantaan , salaan ka bacdi.

Abaayo waan caafimaad qabaa adigana waxaan kuu rajeenayaa sidaas iyo si la mid ah.

Gacaliso mudo waxaan ku howleesnaay sidii aan kuugu soo diri lahaa e-mail, laakinse waan awoodi waayay. Gacaliso waxaan kaa raba jawaab deg deg ah oo aan ku qanci karo.Oona iraali galiso

Geeraar
Subax iyo Habeen
Saac kastoo la jooga
Suuradaada wacan iyo
Soodkaadaan rabaa
Sinaan iyo Cadaalad
Inaan kuu sameeyo
Samirna kuu yeesho
Anaad iga sugee
Hab isii hamuuntaa isaar
Taan sugaayaa tahaee

By :- Ciileey10@hotmail.com

Fadlan qofkii arko Haweya ha u gudbiyo my message to her...

I love you Haweya

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.