site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ninka Dhahaayo Waxaan Rabaa Gabar Habargidir ah oo Aashuun Biyo Ku soo Qaadi Karto waryaa i Maqal Aniga

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Ninka Dhahaayo Waxaan Rabaa Gabar Habargidir ah oo Aashuun Biyo Ku soo Qaadi Karto waryaa i Maqal Aniga
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 01, 2001 - 12:33 am
To : Dooqiisa Ka Ciyaaroow

From : Ciileey10@hotmail.com

Taariikhda waa mid ma guuraan ah oo qabiil kasto waxaa laga hayaa taariikh aad u facweyn.

Hadii aan kaaga Sheekeeyo Qabiilka Habargidir. Waa qabiil aan weligood wax biyo dhaamis ah aan soo marin . Aniga waxaan ka mid ahay dhalinyarta sida aadka ah u taqaan qabiilka ay ka dhasheen taariikhdooda..

Anigana waxaan u maleenayaa in aad tahay "Jareer" Maxaa yeelay "Jareerta ayaa jecel naaga hooda in ay biyo u soo arooraan. Marka la yaab ma leh maxaa yeelay Murti ayaa waxey oraneysaa . " Kuli Sheein Yarjicu Ilaa Aslihii."

Marka Maadaama aad cadeeysay in aad jareer aad tahay oo aadna ku gabaneyso "Majeerteen" waxaan kuu sheegayaa in aad iska dhaaftid beenta hana ku gaban qabiil aadan faracooda ka soo jeedin..

By:- Ciileey10@hotmail.com

"Dhooke Ayaad Tahay".
"Filimkaadana Eey Ayaa Cunay"

Yow. Jii....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.