Ali nuur | Sunday, April 01, 2001 - 05:17 am Waan ku,salaamay marka hore abaayo salaan kadib aad baan ugu faransanahay in,aan isbarano gabar soomaaliyeed oo,waliba walaasheey ah marka abaayo qalad ha,iga fahmin waxaan ahay wiil soomaaliyeed diyaar u,ah wixi wanaag ah fadlan hadaad diyaar u,tahay ila soo xiriir MAHADSANId |
SUAD | Wednesday, April 04, 2001 - 04:48 am TO ALI NUUR WAAD SALAAMANTAHY WALAAL AAD BAAN UGU FARAXSANAHAY IN AAN SI WALAALTINIMO ISKU BARANO EE OK MATAHAY IN AAN KU BARTO? |
ALI nur | Thursday, April 05, 2001 - 04:01 am TO SUAD waan ku,salaamay marka hore salaankadib aad iyo aad ayaad u,mahadsantahay salaan kadib maxaa dhacay waan isbaran karnaa sawabtoo ah waxaad tahay qof walaasheey ah marka waxaan ku,leeyahay soo dhawoow waliba labo gacmood Aqbaartaadana keen waana mahadsantahay ee halugu maqlo HAKUU macaanaato |