site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hani Su'aashaada Waa Mid Loo Baahnaa in Aad Weydiisid Qalbigaaga " By: Ciileey Leygu Su'aalay

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Hani Su'aashaada Waa Mid Loo Baahnaa in Aad Weydiisid Qalbigaaga " By: Ciileey Leygu Su'aalay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIIILEEY

Monday, April 02, 2001 - 12:56 am
To : Hani From : Ciileey

Marka hore waxaan kugu salaamay salaan mida ugu qaalisan... Ma ahan in aad i weydiisid su'aal loo baahnaa in aad weydiisid qalbigaaga..Maxaa yeelay waxaad garan weysay "Abwaankii Weene Ee Soo Maray Dalka Soomaaliya waa Abwaankee, Waa Abwaan Ciileey" .

Marka ay magacan maqlaan dadka kale waxaa ka ceysa xaadooda pp dhami.. Marka adiga waxaan u maleenayaa in aadan aqoon ii la heyn.. Fadlan igala soo xariir E-mailkan:- Ciileey10@hotmail.com


By : Ciileey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.