site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaa loogu talagalay beyjkaan dhalinyarada gabdho iyo wiilal reer xamar-jadiid iyo nawaaxigiisa

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaa loogu talagalay beyjkaan dhalinyarada gabdho iyo wiilal reer xamar-jadiid iyo nawaaxigiisa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anwar

Monday, April 02, 2001 - 07:56 am
waxaan boggan ugu talagalay dhalinyarada mudada dheer kala maqnaa ee dhibaa tooyinka kala rareen ee reer xamar jadiid in aay isku arkaan halkaan wixi dhalinyaro ah wiilal iyo gabdho kuwi is jeclaa kuwi isgaagadi jiray saxiibada qaaliga ahaa
kuli in aay isku arkaan aniga xitaa waan jeclahay in aan ku arko dhlinyaradii aan sxbada ahayn aykamid yihiin siciid yare mahadaay abdi wali barafle deeq qeylo weyne shiiq nuur jaridey qajajow c.naasirabshir amran bagaaje haniyey ifraax ina ugaas iyo dhamaan ciyaal xamar jadiid inti aan isnaqaano oo dhan waxaan idinleyahay ha is martiyeynina ku soo dhawaada bejkaan inti aanan magacyadooda sheegin iga raali ahaada waa saxiibkiin anwar abdi aseyr oo din leh soo dhawadha gambara qaadha farfarishda nabadeey all ciyaal amoreeeeeey. emailkayga waa anwar_aseyr@hotmail.comwaa anwar_ aseyr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 03, 2001 - 07:58 am
anwar waad mahadsantahay saaxiib waxaan kaaga mahd celinayaa sida aad isugu taxalujnaysid in aad hesho dhallinyaraddiiaad asxaabta ahaydeen ee uu dagaalkii sokeeye idin kala lumiyey sidookale aniguna waxaan raadinayaa
dhallinyaradi dhigan jirtay dugsiga hoose dhexe amiir nuur /1980-1989kii/ gaar ahaan waxaan ubaafinayaa haaruun c/laahi xassan iyo mursal tukri xuseen c/kariin tukri xuseen ismaaciil xasan guure iyo c/fitaax yuusuf CALI< GOOBE< IYO CIDII KALE OO IGARANAYSA WAA ANIGA OO AH AXMED MUUSE XASAN OO KU MAGAC DHEER -GO,LE-OO DEGGAN DALKA NETHERLAND¨¨¨¨¨¨¨¨¨¨¨¨¨¨¨¨¨-------°ASXAABTAAS AAN BAAFINAAYO AMA ANIGABA CIDDII IGARANAYSA WAXAAD IGALAXIRIIRI KARTAAN¨¨

BIIFBAAFDMX@HOTMAIL.COM
BY. BY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.