site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA LA HELI KARAA GABAR DIIB DABEECAD DAACAD DULAQAAD DADNIMO IYO DOOQ LEH HADDII AA TAHAY CLICK HERE

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : MA LA HELI KARAA GABAR DIIB DABEECAD DAACAD DULAQAAD DADNIMO IYO DOOQ LEH HADDII AA TAHAY CLICK HERE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALBI..

Monday, April 02, 2001 - 09:45 am
Hi.waxaa la igu naanaysaa QALBI;;
waa sida aan kor ku soo xuseen waxaan raadinayaa gabar, aan la wadaago jacayl ku dhisan mustaqbal waayo naftu meeshay rabtaa lagu nasin karaa,
waxaanse daraasaad ku samaeeyey gabdhaheena somaliyeed waxaans jaclaystay inaan ka dhex helo sidii nabigu yiri aduun yaa mataac wa qayra mataac mar,a saalixa,yaa noqon kara sidaas ialayn aduunyadu waa raaxo raaxadeedana waxaa ugu qayr badan adiga oo naag wanaagsan ku haysta,
waxaanse filayaa in la heli karo gabar wanaagsan oo soomali ah lehna
1;diin,I mean diinta islaamka
2.dabeecad,
3.daacdnimo.
4.dulaqaad,
5.dadnimo.
iyo dooq macaan i mean sampty
soo jiidasho leh
haddii aad adiga tahay wlc sis
ha baqin waxaad la kulmi doontaa daacadnimo iyo kalsooni jacayl oo dhab ahaantii aad ku farxi doonto. e-mailkaygana dib dambe ayaan kaaga soo qori doonaa,iyadoo aan ku ssiin doono everythink oo aad uga baahato my self; okey
this is qalbi laakiin ogow mid qalbi laba uma qaybsamo mid baan doonayaa.
have great day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fu aad

Tuesday, April 03, 2001 - 10:59 am
TO;QALBI
Runtii fikradaad waa fikrad aad u fiican adigoo raacaya diin ahaan iyo cilmi maadiba marka sxb alaha kuu fududeeyo arintaas koley waan jeclahay fikradaha qaarkood oo daaka maskaxdooda soo jiita iyo inuu ninku si geesinimo leh uga hadlo fikradiisa qalbiyoooooow koley waxaad u egatahay nin daacad ah take care bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Thursday, April 05, 2001 - 09:20 am
hi;qalbi
aboowe waa arina aad u fiican fikaradaas waana mid macquula ah in la helo gabadha aad raadinayso laakiin waxaan ku waydiiyay somali miyaa gabdha aad rabto mise waa aduunka oo dhan waayo waxaa jita gabdho cadaan ah oo muslin ah gabdho carab ah iyo kuwa kale marka soo kal saar aboowe
okey
walaalkiis ha kuu macaanaato;;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAABANE

Thursday, April 05, 2001 - 10:55 am
TO;QALBI..............////
ANIGA WAXAAN U ARKAA IN AY TAHAY DHIF AMABA 1%
IN LA HELO GABAR NOOCAAS AH,MARKA WAXAA KUU
RAJAYNAYAA IN ILAAHAY KUU SAHLO..............
WAXAAA LAAGA YAABAA HODAN WAXAY KUU WAYDIINAYSO
SUAASHA WAXAAN U MALAYNAYAA IN WAX KUU HAYSO
AMABA AY IYADA TAHAY QOFKAAD RAADINOYSID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALBI

Friday, April 06, 2001 - 03:04 pm
to' yaabane
saaxiin aad baad u mahadsan tahay ilaa had waxaan baadi goob ugu jiraa bal in la heli karo naagta intaas isku darstay inay somali ka soo dhex baxdo haday riyadaas run noqoto sanad walba waxaan samaynayaa fantasy.
waan sheeko aan galinayo in gabdh somaliyeed oo dhan ama kaamil ah aan hantiyay
lol lol
ilaahna waxaan ka rajaynayanaa qof qayr qabta;
have great day

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.