site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kibirgaaga Kistaan Miyaa " By : Ciileey

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Kibirgaaga Kistaan Miyaa " By : Ciileey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciileey

Monday, April 02, 2001 - 07:28 pm
To : Gabdhaha Soomaaliyeed

Anigoo ah Ciileey waxaan rabaa in aan idin sheego arin aan mudo la yaabsanaa.

Arintaas oo ah in wiil saaxiib aan nahay uu jaceyl u qaaday gabar aan daris nahay.

Mudo markii ay wada socdeen ayaa wiilkii wuxuu hadalkiis ku bilaabay..erayadaan

Kibirkaaga Kistaan Miye...

Waxaan rabaa in aad arintan aad igala talisaan oo waxaan doonayaa in aan gabadha ka dhaadhiciyo in wiilkaas uu san jecleen iyada...

By;; Ciileey10@hotmail.com

Talo Fiican Ayaan Idinka Sugaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.