site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Markii Ley Wada Gariifay" Gabdhuhu ii wada shireen" Go'ana qaar leyga tuuray" By: Abwaan Ciileey

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Markii Ley Wada Gariifay" Gabdhuhu ii wada shireen" Go'ana qaar leyga tuuray" By: Abwaan Ciileey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciileey

Thursday, April 05, 2001 - 12:35 am
To : Gabdhaha Soomaaliyeed From : Ciileey

Waxaan mudo saaxiib aan la ahaa gabar aanu isku xaafad nahay.

Mudo ka dib waxaa dhacday in ay gabadhii uu jaceylka inaga dhaxeeyay in ay igu diraan gabadhii aan jeclaa,

Marka dhalinyarta Soomaaliyeed waxaan ku waanin lahaa in ay ka reeban hadii uu jeceel ka dhaxeeyo gabar, waa in uu u diidaa raacitaanka gabdhaha faraha badan ,

maxaa yeelay waxaa ku dhici doonat tan aniga igu dhacday oo kale,,,

Fadlan ha leyska ilaaliyo Gabdhaha badan.....yeeysan saaxiibtaada daba raacin maalin walbo gabdho kale,,

By:- Ciileey10@HOTMAIL.COM


good bye,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, April 05, 2001 - 12:47 pm
Please mashquul ha naga dhigin mala yacni.sida warkaga u aqrinaye aaba indhaha ii xanunay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.