osman ali halane | Friday, April 06, 2001 - 06:35 am horta dhamaan waad salaaman tihiin . salaan kadib waxaan doonayaa inaan helo ardaydii reer m.galaal .waxaa la iyiraahdaa OSMAN ALI HALANE waxaan ahaa loodkii 1988-89,marka waxaan rabay inaan helo ardaydaydiihadii ay netka ku xiran yihiin. runtii magaca galaaskaygii maxasuusankaro laakiin ardaydii ayaan xasuustaa inkastoo aan ilaabay inkamida,hadii aan qoro qaar kamid ah waa sidan. wiilasha. -xandal -baashi -maxamed casayr -aaden dheere -madoobe (from kismaayo) -maxamed etc etc. gabdhaha. -maryan jeri -deeqo dheereey -ubax haji hasan -sahro cawil -fartuun -faiso -kiin ahmed shafiif etc etc halay ga raali ahaado waaba ceeboobay oo waan garan waayay magacyadiiye. calaakuli xaal waxaan rabaa ardaydii reer m.galal inay ila soo xiriiran meelkasto oo ay joogaan horta xagee buu kudanbeeyay maamulihiii muuse galaal waqtigaas OMAR GUULWADE (faman jada wajad waman saraca xasad)sasuuso hadaad xisleedahay. walaal kiin mr.osman ali halane - |