site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Rasa maalka guurkiyo raa xada aduunyada raaliyo ninkii hela raga nimo kufaanee.read

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Rasa maalka guurkiyo raa xada aduunyada raaliyo ninkii hela raga nimo kufaanee.read
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aamin

Friday, April 06, 2001 - 09:37 pm
asa laamu calaykum warax matulaahi wabara kaatu hu.dhamaantiin.bacda salaan.guurku waa qayb kamida raaxada aduunyada waana lagu dagaa .balse raaxada ama dagitaanka waxa uu imaan karaa.markii gabadha ama wiilku uu helo qof wanaagsan oo diinleh.xishood leh.iyo xushmo.soo waxa aan dhamaan kula talinayaa.wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed.in aad iyo aad looga fiirsado ,wiilka ama gabadha aad rabtid.maxaa yeelay. hadii aadan kafiirsan qofka aad nolosha aad la qayb sa naysid.mooraal jab iyo shaleeto iyo kalsoonida oo kaa dhunta.arintan waxa aan tusaale uga dhigayaa maah maah soomaaliyeed oo ah sidan[sadex midna ma gaartid qof kaa naag fiican.kaa xoolo badan.iyo qof faraskiisu kaa dheereeyo.waxa aan siiraacinayaa sheeko yar.waxa jiray nin geesiya oo aad looga cabsan jiray oo la damcay in la dilo oday aad u caqli badnaa ayaa la way diiyay sidii ninkaa loo dili lahaa,wuxu ku tali yay in xaas kiisa la soo ogaado sida aay ula dhaqanto ninkan geesiga ah /markii la soo ogaaday.in dhagaha laga raaco ayuu oday gii yiri/hada ayaad hesheen sida ugu fuduud ee aad u dili kartaan.waxaana la sameeyay in fiid kii meel loogu gabado isaga oo banaanka ku fikiraaya.ilayn waa nin lagu qayl yee.sidaa daraadeed guurka oo kaa xumaadaa ari mahaa aan kor kusoo xusay iyo kuwo kadaran ayaa lagala kulmaa.waxa aan hadalka kaga baxay.in hadii la raaco qaabkii [rasuulkuyiri [scw] halagu doorto gabadha ama wiilka aad guursanaysid in aan waxba kaa xumaanaynin,taasina waa.diinta/ qurux ama maal midna [xaas ama nin kuuma noqonayso.sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

$Om@L! boy

Monday, April 09, 2001 - 02:22 am
War ninyahoow ''topic'' wanaagsan ayaad furtay baan ku oran lahaa. Laakin waxa iigu fiican waxaa weeye waxaad isoo xasuusisay hees oo bari hore iigu danbeesay. Taas baan kuugu mahad celinayaa. Tubeec ayaa gaari kara. Laakin heeska kasokoow beej aad iyo aad uwacan weeye oona laga faa'ideesan karo. Saas iyo nolol wacan...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.