This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts WAXAAN RAADINAYAA ASXAABTII XAAFADDA SH. MUXUDDIIN & MAARKALYOONI. SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WAXAAN RAADINAYAA ASXAABTII XAAFADDA SH. MUXUDDIIN & MAARKALYOONI. Hilowle Saturday, April 07, 2001 - 01:40 am Dhammaan dadkii ku noolaa eeriyada kor ku xusan waan idiin salaamey. waxaana rajeeynayaa in halkaan lagu wada baashaali doono ee ku soo dhowaada. By Hilowle abtilacali Monday, April 09, 2001 - 02:29 am to:hilowle waan ku salaamey abtigiis waa abtilacali oo idiin leh dhammantiin waad salaaman tihiin. akhayaarta beejkaan loo furey waxaan rajeynayaa in mar ku soo xoomi doonaan. macasalaaamo iigu salaan xassan yare waa abtilacali.nabad gelyo Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.