site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhalinyarada Reer Puntland Ha Laysku Arko Meeshan Wixii Talo iyo Tusaale Ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Dhalinyarada Reer Puntland Ha Laysku Arko Meeshan Wixii Talo iyo Tusaale Ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

seeraar

Sunday, April 08, 2001 - 03:00 pm
Dhamaan waad salaaman tihiin Dhalinyarada reer Puntland Gabdho iyo Wiilalba Waxaa loo baahan yahay in meeshan aan isku barano fikradaheenana isku dhaafsano Talo iyo tusaalooyinba iyo in wadankii laga war bixiyo sida uu yahay iyo waxaynu u paban karno iyo weliba inaan taageerno hadafyada Puntland ay leedahay ka ddhiibta wixii fikradihiina kama hadli karaan waxaan reer Puntland ahayn waadna mahadsantihiin....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi1965

Wednesday, April 11, 2001 - 11:30 am
walaal waa cabdi oo dubay inika sallmaya aal reer putland,salln wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil reer gadiid

Wednesday, April 11, 2001 - 12:20 pm
anaa wasa Mj meel ay joogaan •••• all of you bitch
kani waa wiil mareexaan oo leh anaa wasaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
harti qarmoonle •••• all of you again
aaaaaaaaaaaamj mj mj and dh dh dh dh dhabahanete dhulka wasa •••• you too

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOOKHIKACIYAAR

Wednesday, April 11, 2001 - 04:23 pm
salaamu calykum dhalinta sharafta leh ee meesha furtay aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin dhamaan ihkyaarta ka soo qaybgalaysa bayjkan sharafta mudan ee uu furay sxbkeen waana ku mahadsanyahay anaguna waan ugu tahnidaynaynaa haraanaa dad tashaday cir waa tali karaa taako labadeede ihkyaartu ha is aragto dhamaan hana sheekaysato hana isbarato magacaygu waa Mohamud waxaan joogaa u s a mpls barasho wanaagsan ikhyaarta waxaan rajaynayaa in aan idinkana isbaran doono

To;;wiil xanaaqay;sxb waxaan kuu sheegaa ama caytan ama ha caytamin rag waa isyaqaan cayna wax ma sheegto ee hadii aad caqli haysid halagu arko hadii kalena kalatag bayjka oo hinta iyo cabaadka please sidaas iyo macasalaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

seeraar

Thursday, April 12, 2001 - 05:20 am
Waad salaaman tihiin dhamaan waxaana rajeynayaa inaan meeshan isku barano dhalinyarada aniga waxaan joogaa mpls mn magacaygana waa saciid maxamuud waan wada deganahay ismana naqaan aan is barano hadaad ii reebtid email waa okay dhalinyarada kalena waa ku soo dhoweynaynaa halaysku barto meeshan

To: Wiilka haraadan oo sheeganaaya mareexaan. mareexaan ma tihid waanu naqaan mareexaan waa dad sharaf leh oo walaalahayo ah waana dad dhiig lah waa dad meel loo raaco leh wax walba oo aan isku samayno waxaa ka weyn dhalashada waxaad tahay nin mareexaan isku qarinaaqa iskuma kaaya diri kartid anaga iyo mareexaan waayo horay ayaa nin u yiri HADII LABO LIBAAX HILIB DHEX MARO WAA KU MURANTAAYE MACMACAANKA IYO MAYRAQA WAA LA ISKU MAAGAAYE BALSE WAXAY HESHIIYAAN MARKII DHIDAR U MUUQDAAYE. sxb bal hada raac raac suugaanta soomaalida waa hadii aad tahay mareexaan waxaanse u malaynayaa laba midood inaad tahay nin isku qarinaaya mareexaan ama wacaladii uu koriyey geesigii ama halyeeygii maxamed siyaad barre oo uu tolka ku badinaayey si uu u bato reerku!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Thursday, April 12, 2001 - 08:29 am
to;wiil reer gadiid, freist •••• your mother and •••• U sister and I now some one like you I don't think your mareexaan ee dad kaad magacooda is ticmaalayso dhig meel waxaad tahay midgaan and U sayin •••• mj and harti oo dhan maxaad wasi kartaa waxaa tahay dhoocil yaroo is ka hadlay ee waxaa tahay wiil yar oo xiiqsan ee get lost by the way •••• you and •••• qabiilkaad tahayba.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.