site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinaayaa dhalinayaradee cali kamiin soo baaqo bogan.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinaayaa dhalinayaradee cali kamiin soo baaqo bogan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed dheere

Thursday, April 12, 2001 - 10:25 am
waxaan bogaan ufuray dhalinayaradee cali kabiin daganeed.si aan uwada socono qof walbo meesha uu jooga aan ogaano.haddii aan aniga iska bilaabo waxaa magaceega layiraahadaa.maxamed maxamed cilmi waxaa dadka qaarkiisa ii yaqaanaa maxamed dheere ama maxamed shiiqaal.waxaan daganeena shaleemada dhabarkeeda waxaan u dhawaa guryaha samater cali diiriye iyo garaad iyo maxamed salaad iyo reer xabada waasuge.waxaan saxiiba aheen abshir maame iyo sharmake iyo dad badan oo halkaan lagu soo koobi karin.dad kale xataa way iiyaqaanaan AGDAGE.waxaan idin leeyahay sidaa iyo jawaab fiican bay bay bay ...............................................waa maxamed dheere ama maxamed shiiqaal ama agdage hadba qof walbo sideeya ee taqaan.waxaan joogaa NORWAYE.e-mailkeega waa agdage73@hotmail.com bay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.