site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa arkey dhalinyaradii dhigan jirtay dugsiga macalin cali oo ka soo horjeeday qaaliyaasha ama ku dhaganaa cawaale store.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Yaa arkey dhalinyaradii dhigan jirtay dugsiga macalin cali oo ka soo horjeeday qaaliyaasha ama ku dhaganaa cawaale store.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

agdage

Friday, April 13, 2001 - 05:51 am
Asalaamu caleyku warax matulaahi wabarakaatu marka hore.aniga oo ah maxamed maxamud cilmi waxaan raadinaayaa ardadii dhigan jirtay dugsiga quaanka ee macalin cali oo kuyaal kasoo horjeedka qaaliyaasha. waxaa kamid ah dadka aan raadinaayo dhamaan dhalinyaradaa dugsiga dhigan jirtay dhamaantooda.haddii aan mid usoo sheega waxaa kamid ahaa inta aan xusuusta.mursal.ciisa laami.xaaji.caydaruus.shafeec.liibaan.kayse.yuusuf.baanbariidka.naacade.maxamed baadiyow.saacid.cabdishakuur.cabdisalaan.maxamed carab.yariisow.intaa waa inta aan ka zusuusto raga.haddii aan uleexado gabdhah.naqwo.aniso.ashuwaaq.hodan sheeko xariir.fadumo cada.qadro.deeqo.kiin caato.iyo walaaladeeda.iyo baanbariidka walaashiis.wixii aan hilmaamo ha laiisaxo iyo wixii aan qaldayba.aniga waxaan jooga norway e-mailkeega waa sidaan asaxaabay. agdage73@hotmail.com waa anigoo nileh xireer wacan sidaa iyo nabaday.bay bay bay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.