This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts WAXAAN AHAY WIIL XISHOOD BADAN'''''''''' SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WAXAAN AHAY WIIL XISHOOD BADAN'''''''''' deeqoow Friday, April 13, 2001 - 08:38 am Waan idiin salaamay dhamaan waxaa ahay wiil 19,jir ah waxaana jeclahay in,aan isbarano gabar wanaagsan laakin waxaan ka,baqaa sidan ugu sheegi lahaa waxaa xitaa mar,mar ku,fekiraa sidan yeeli lahaa xitaa markeey xaaskeeyga noqoto hadaba abaayo hadaan is,fahmeeno oo,aad tahay qof ila fahmeeyso fadlan ila soo xiriir MAHADSANID Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.