Wednesday, October 18, 2000 - 04:29 am waxaan ahay wiil soomaaliyeed dadayduna waa 31sanno m/s degree 1.78m 75kg horre aan u guursan hadaba hadii ay jirto gabadh soomaaliyeed oo aan lahayn balwad noocnaba leh aqoon waxbarasho haba yaratee ka yar 30 sanno fadlan illa soo xidhiidh
Monday, December 18, 2000 - 01:20 pm s/aleeykum daahir bro ilaahay hanoo wada sahlo dhamaanteen sidaadoo kalaan uraadineeynaa half kii kale, ee ilaahay nooga bari in dhamaanteen uu noo sahloooooooo take bro and good luck.........