site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabadh iga caawisa xaga waxbarashada

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan doonayaa gabadh iga caawisa xaga waxbarashada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi

Wednesday, October 18, 2000 - 02:37 pm
anigu waxaaan deganahay dlkeena hooyo soomaaliya}waxaanan aad ujecelhay xaga wax barashada aqoontaydu way yar hoosaysaa waxaan wax ka aqaanaa computer syniska gaar ahaan hadwareka si aan aqoontayda u hormariyo waxaan doonayaa gabadh aanu is guursano kadibna i ka xaysa si aqoontaydu uhorumarto ana aan ugu abaal gudo wada noolaansho wanaagsan dalkeenii bur bur ayaa ka dhacay dhaqaale aan ku soo dhoofona mahayo markaa waxaan jeclaystay gabdhaha soomaliyeed ee dibada jira gabadh aanu isbarano ka dibna ikaxaysa iyadoo waliba calafdoon
wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogbad

Sunday, October 22, 2000 - 08:10 pm
goorku walaal marka hore kuma kaco maslaxad ee wuxuu ku bilaabma is afgarasho iyo kalgacayl

ogbad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

janaraal

Monday, October 23, 2000 - 05:59 am
walaal abdi marka ugu horaysa iga gudoon salaan salaan kadib aboowo waxaan rabaa gabar ama waxaan rabaa gabar kala cadee sababtoo ah hadaad waxbaranaysid gabar waxaad bara leheed wax ay kuugu siyaadinaso majirto sababtoo ah ayadaa waqti ubaahan waxayna noqonaysaa in waqti kaaba dhumo eeiska guurso ama waxbaro

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.