site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabdhaha beesha-Warsangeli

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Gabdhaha beesha-Warsangeli
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabdhaha-Warsangeli

Saturday, October 21, 2000 - 02:22 am
To : Gabdhaha wanaaga ka sameysan.

Waxaan walaaley siiba GABDHAHA warselgaliga ka codsanayaa Iney ila soo xiriiraan fadlan. Waligey intaan noolaa qabiil kuma dhaqmin laakinse waxaan ogaadey dadka soomaalida ah oo warsengali iney soomalida kale ka wanaagsanyihiin. Marka meelkasta oo aad joogtid ila soo xirrir. ."QOFKA NAFTIISA DARYEELA AYAA MID KALE WAX KU DARA"
Age between: (17-26 old)

Thank u murwooyin ama walaalayaal. Ihope to hear from u soon.

Macasalaama!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

ilyass00@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulrashid

Wednesday, November 01, 2000 - 03:23 am
waxaan ujawaabayaa,ninka yidhi gabdhaha warsan geli ha ilasoo xidhiidheen.
saaxiib waxaad meel,kaga dhacday,qabiilkayga
oo warsangeli ah,sidee bay gabdhahayagu,kuula
soo xidhiidhi karaan.
gabdhahayaga annagaa ka masuul ah,eema aha kuwa ragga toos ula xidhiidha.
hadii aad doonaysana,tan aad rabtid la xidhiidh waalidkeed,ama cidda ugu dhow.
maxamed bashiir jaamac faarax (liibiya)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciidagale

Wednesday, November 01, 2000 - 06:39 am
abdirashid, yarku gabdhaha ma kuwii afgooye lagu soo mehriniyey buu moodey.......talow?.......war ninka gabdhaha raadinayow war dee waa sida uu abdirashid kuugu jawaabey gabdha rag baa dhaley ee meel loo doonto ayey leeyihiin ee raadso.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 11:47 am
MA HARTI BAD KALA SARTAYE.. U IDIOT...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xuseen caato

Thursday, November 16, 2000 - 04:10 pm
gabdhaha beesha warsangeli ayaa laygu sheegay in sidaan qaardambe oo kawayn kuwa aysidaan gabdha kale ee somaliyed marka wixi gabdh warsangeli sheegta ama ku batirsada halasooxiriinraan anaa uhaayo waxay waligood kago'idoonin inta nolashooda kadhiman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Friday, November 17, 2000 - 03:17 am
Waar gabdhahayagu noociinaa internet ka dhareerku kaga daadanayo lamaba hadlaan.Aaad bay uga hanweynyihiin.Anaguna aanu ugala hanweyn nahay.

Waa duul barwaaqiyo duca lagu barbaarshoo,
Dunjigaaga oo kale dibnaa uma furaanoo, wayka diiqadoonee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xuseen caato

Friday, November 17, 2000 - 08:33 am
sxb canka markii aad faaruqiso oo aad dhala akta kaataal iskadhaqaajiso ayaan kulahadlayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raadinaaye

Friday, November 17, 2000 - 11:35 am
waawareey ala ala ala waar dee gabdhaha warsangali
ceeb maaha oo ninba wax buu caashaqaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 17, 2000 - 06:19 pm
To: raadinaaye war Gabdhahayagu ma aha wax suuqa laga xaraasho, amase waqda jaadka, ee waxay leeyihiin meel loodoonto. Hadii kuwiina saaloola xidhiidho, ma aha kuwayagu, ee waanu kaxunahay saaxib. mardamena waxaa haku haddlin fadlan.

Thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheege

Friday, November 17, 2000 - 06:58 pm
waaba yaabee nimankan is qalajinaya ma'ayagaa dhalay gabdhaha hadii internadka lidinku'soo qorrayna dood miyaad qabtiin soomaalina waxaytiri walaashaa iskuma hubtidee seedigaa hacolaysanin
idinkuna waxaadba udoodaysaan naagaydan waxba isku ahayn midda kalle goormaa ugu dambaysay gabar labixiyo gabdhaha warsangalina soomaali gabdhahooda waxayqabaan unbay ayaguna qabaan ee enargiga ha'iska'dhamaynin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 05:28 am
Hi gabadh wersangalidoone waxaan ahay gabadh warsangeli ah magacaygan waxaa la dhahaa fatuuxo
dadayduna waa 24 markaa hadii aad or if you are intersting me laeve message here and tell me about your self more mashaad degatahay dadad iyo waxaad qabtida
by......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Saturday, November 18, 2000 - 08:35 am
Dhammaantiin waxaad ku hadlaysaan rubbish iyo qabiil ficiin idinka reebay. War bal eega aduunyada hormarkay maanta gaartay. Waxaa laga fekerayaa sidee baan wax cusub oo faa'iido u leh bani'aadamka loo soo saari lahaa. Ummad waliba waxay ku tartamaysaa siday tan kale u dhaafi lahayd. Waxaa nasiib darro ah in dadka Soomaalida ahi meel kasta ay joogaanba ay qabaan cudurka ah qabiilbaa kan kale ka wanaagsan. Soomaalida kooda wax bartay iyo kuwa xoolaha raacda isku si bay u fikeraan. Gabari qabiil ma leh waxaanayna raacdaa hadba ninkay is fahmaan. Ma jirto maanta waqtiga la joogo gabar aad khasbi kartid, waayo waxaad keensan kartaa dhibaato dheeraad ah oo aadan filanayn. Haddii runta la rabo Soomaalida waa hal qabiil, waayo ma jiro qabiil 100% saafi ka ah qabiil kale. Ninka shuruudaha ku xiraya gabadha uu doonayo cidda ay tahay, isagu dib ha isu eego haddii ay dhab ka tahay arrinta uu soo qoray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aisha

Thursday, December 14, 2000 - 03:17 am
Ilyas

Adigu will Harti ah oo Puntland aamisan ma tahay? Haddii aad tahay ila soo socodsii walaal. Middeeda kale email wanaagsan ku soo qor meesha...address-ka aad soo qortay ma shaqeeynayo.
Nimankaas ilma adeertay ah ma diidi karaan qofka aan ka helo una geeyo ee ha u bixin...


Aisha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xarbi

Thursday, December 14, 2000 - 03:31 am
Runsheege:
Waar Bastard yohow gabdhahayaga ma waxad moodey kuwiina meel walba ku qayila oo kale.
Walaashaa ayaa qabxad ah wax kale edeb daradaa kuma barin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.