Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Banaadir: Banadirey ma nabadbaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaled

Saturday, December 16, 2000 - 07:45 am
Banadirey ma nabad baa
Beryahanba belaloo
Beerka iyo wadnahan ka bukaa
Baahida awgaa baan la burqadee
Burburkii laguu geestay
Bilicdaadi bedeshoo
Baaruudkii lagugu gubey
Beladii laguu bareeray
Baryada eebahay mooyee
Badbaado kale ma jirtee
Banaadirey Allahayow ku Badbaadi

KHALID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane

Wednesday, December 20, 2000 - 07:05 am
thanx khaled sida sharafta leh oo aad u amaantay banaadir ee balaayada illaaheey hanooga duwo sxb thank u mar labaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiican

Monday, January 01, 2001 - 09:02 am
hi kalid

waa mahadsantahay sida fiican oo banaadir u amaantay . laakiin baanir waa lagu cararay oo la jajabshay dad aan aqoon lahayn dhulkoodan ka fakirin oo baadiya ka soo galay , laaiin ilaahay
waxaan ka baryeyena inuu ilhaa nabad ka dhigo banaadir iyo somalia oo dhan . thanks mar labaad khaid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HASAN YARE

Monday, March 12, 2001 - 04:24 am
SAA XIIB BANAADIR WAA NABAD ANIGA AYAA KA IMAADAY SITIMAANKII HORE WAXAAN RABAA IN AAN MARDHAW UGUURU


HASAN YARE