Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Hiiraan: Hiiraan Alahayoow
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaskeeee

Saturday, December 16, 2000 - 08:13 am
salaan all the people from hiiraan.
hiiraan Allahayoow kadhig beerta raaxada.
i love you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KALGACALIYIHAAGA AADKA KUU JECEL GABARYAHAY.

Saturday, December 16, 2000 - 09:49 am
waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku dhashay magaala B/weyne,waxaan rabaa in aan barto gabar ka mid ah gabdhihii B/weyne abaayo aan kaa helo cinwaan kaaga halkaan adigoo ku mahadsan waxaana kugu soo dhaweynayo albaabka inter.ka wiilkaan sidoo kale wey salaamanyihiin dhamaan gab dhaha gobalka hiiraan. M A H A D S A N I D I I N.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 16, 2000 - 10:06 am
KALGACAL: MAXAA KU SAMENEE HADAA HESHO GABAR BELEDWEEN KA IMAATAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Saturday, December 16, 2000 - 02:11 pm
Ar ma jiraa qof ka yimi JIIQLEEY.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAISA ALI

Saturday, December 16, 2000 - 06:47 pm
waa gabar caano HALGAN gaar ahaan LABAR cabtay waa gabar abti loo yahay abtiyaal iska warama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huruwaa

Sunday, December 17, 2000 - 10:03 am
hadaad reer balad weyne tahay meel iigu sheeg
reer farajuun hooyadood mako waa xawaadle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUUNDI

Tuesday, December 19, 2000 - 06:35 pm
WAAN IDIIN SALAAMAY DHAMAAN REER HIIRAAN,.
ANIGU WAXAAN KA MID AHAY DADKA KA YIMID
HIIRAAN ,WAXAANSE RABAA IN AAN ISBARANO
DADKA REER JOWHAR KA YIMID.
UGU DAMBEYNTIINA WAA U FURAN TAHAY ISBARASHO
WACAN DHAMAAN GABDHAHA REER HIIRAAN .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Banyii

Thursday, December 21, 2000 - 06:12 am
Reer Hiiraan waa leydin salaamey waa:

Banyii oo idin leh Nabad iyo Barwaaqo ku waara
meel kasto ood joogtiin Reer Hiiraanoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duqow fiidow

Friday, January 05, 2001 - 12:43 am
hi faa iza wax caana halgan cabay aaba sambuus
afar gees igu noqdee xagee ku nooshahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaandow

Sunday, January 07, 2001 - 04:53 am
ar xuundoow hadaad reer jawhar raadinayso way buuxaan ee soo sheeg sababta aad u raadinayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurumo

Monday, January 08, 2001 - 09:46 pm
xawaadle joohar ku dhashay waxuu la midyahay gawar booco ku dhalatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baale

Tuesday, January 09, 2001 - 02:43 pm
Yabar Madaxweyne Xamar ku dhashay wuxuu la mid yahay Gabar Booco ku dhashatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILOVE.BELED.W

Friday, January 12, 2001 - 01:12 pm
WALAALAYAAL WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN DADKA DEGA
BALEDWEYNE WAXAANA JECLAADAY INAAN IDINKALA SOO
QAYBGALO ANIGA QABIIL AHAAN U MADHALAN LAAKIIN
WAXAA KU DHASHAY REERKEENA OO DHAN INTUU UGU WAYN
YAHAY AWOOWGEY ILAA HADEERTAANA KUSUGAN,LAAKIIN
ANIGA WAXAAN U DHASHAY MR. SIDAA IYO ISMAQAL DAMBE
OO WACAN ANIGOO ILAAH UGU BARYAYA BELETWEYNE
MEEL UUSAN KA DHAMAAN QAYR IYO BARAAREBA.

E MAILKA FARAXSIYAD@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaskee

Tuesday, January 16, 2001 - 05:46 am
heede waxaan dhamaantiin idin weydii waa adinka
dhamaantiinba bledweyne kuhayee aaween magaalooyinkii kale gobolku ma bledweyne oo qurahaa??????????????
moqokori, maxaas, buulaay, jalalaqsi, matabaan,-
xageed kuhilmaanteen??????????
love to the people.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniga.

Wednesday, February 14, 2001 - 08:21 pm
to reer baladwayne..


magaalo bakadwayne waa magaalo aad u fiican dad wanaagsan oo eedooda yar tahay baa ka yimid waxaan ugu caansan nin layiraahdo eembowe,shino xassan ganey, waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BANYII

Saturday, February 17, 2001 - 01:55 am
Waryaa ""Aniga"" ! Maxaad tiri?
B/weyne waxaa ugu caansan Shiine Hassan Ganeey &
Inbobe.

Beentaa waxaa ugu caansan nin la yiraah BANYII.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMIILA

Saturday, February 17, 2001 - 11:43 am
BELEDWEYNE LOVE
dhalinyaro waa salaamantihiiin dhamaan wow maanta ayaa halkan iigu horeysa marka aniga waxaan ahay BELEDWEYNE QUEEN"" IF YA'LL KNOW WHAT I MEAN...HALF HIIRAAN HALF ARAB YA SALAAM.....PROPS TO ALL HIIRAAN HUNKS AIGHT.....
JAMIILA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciyaal buunda weeyn

Tuesday, February 20, 2001 - 05:26 am
ciyaal buundaweeyn waaleydin salaamay waxan jeclaan lahaa in aan wax ka ogaado yaa waligiis cunay (qoono)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciyaal buunda weeyn

Tuesday, February 20, 2001 - 05:28 am
ciyaal buundaweeyn waaleydin salaamay waxan jeclaan lahaa in aan wax ka ogaado yaa waligiis cunay (qoono)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI IIDOW

Wednesday, February 28, 2001 - 03:44 am
walaalayaal waan idiin salaamay waxaan jeclahay in aan idiin sheego in aan ahay Reer B/WEYNE marka aad maqashaan rerr B/weyne dhagaha ayaad taagtaan dadka ku nool gobolada kale sidan oo kale maisu raadiyaan ee anaga maxaa nagu kalifay in aan dadka kale ka duwnaano anigu magaalada aan deganahay weey ku yaryihiin reerB/weyne hal gabar ayaa ka joogo oo la qabo dadka kale sheeko ma iigu baxeeyso ayadaa kaliye ayaan aadaa dad qaarkiis waxeey u fahmayaan wax kale aboowe iyo abaayayaal waxaan idiin ka codsanayaa in aan ku soco sida hadda aan ku socona sheeko dheer oo reer B/weyne ku saabsan ayaan idiin haya ee illa soo xiriira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saxanjadiid

Wednesday, February 28, 2001 - 03:47 am
walaahi waan jeclahay reer b/weyne waxaan idiin ka codsanayaa kaliye in aan iska deeyno qabiilka haddii kale sida dadkoo kale ayaan isu naceeynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 04:21 am
su'aal B/weyne markii la maqlo hal qabiil kaliye ayaa dhagaha taaga ayaga kaliye miyeey gooni u tahay mise xoog ayeey ku haaysaan mise qabiilkaba ma degna hiiraan halkee leeysku dhahaa ma maxaas iyo moqokori iyo B/weyne kaliyahaa mise magaalooyin kale ayaa ku jura waa yaabe?
fadlan iiga soo jawaaba ciddii aqoon kaliye u leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 02, 2001 - 07:35 am
HALLO REER HIIRAAN..
waxaad na soo weydiisay hal qabiil maa iska leh magaalada B/WEYNE taasina qof walba oo REER HIIRAAN wuu kaaga jawaabi karaa SU,AASHAAS magaalada waa magaalo qof walba dagi karo qabiil kasta hadaad B/WEYNE ka timidna nama aad na soo weydiiyeen suaashaas , balse magaalada dad ayaa u dhashay waa runtaa waana sidan GUGUNDHABE oo u kala baxa JIJEELE GAALJECEL BAADICADE JIDLE , XAWAADLE , MAKANE ,intaas ayaa magaalada deegaan u leh dadka kalena way dagi kariaan mana loo arko magaalo qabiil amaba hal qabiil kaliya dagan OK BRO or SIS. B/WEYNE is the pest ppl I LOVE HIRAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/casiis

Friday, March 02, 2001 - 08:30 am
Hallo reer Baladweyn.
Aniga waxaan ahay reer B/weyne runtiina aad ayaan u jeclahay inaan la kulmo qof reer B/weyne ah gabar ama wiil ciduu doonoba ha ahaadee.
Waxaan ku noolahay Wadanka N-Zealand ilaa mudo 10-sano ah waxaana igula nool dad badan oo reer Hiiraan ah cideey doonana ha u dhasheene aniga koleey qabiilkooda waa ii Hiiraan.

!Cali iidoow waa lagu salaamey duqa warka keen waxaad tiri sheeko aan idiin haayaa ku saabsan Baarta duqa noo sheeg hee.

Saxan-jadiid waan ku salaamey waxaad i soo xasuusisey Saxanjadiid waxaan xasuustii markii iskolka naloo xiro een Xamar aadi jirney een aroortii Boorsaanida lasoo aado meesha laga raaci jirey ee Aargadda daljirka dahsoon inuu (("Saxanjadiid":O)kuraasta Boorsaanidda go'yaalo ku dado dhihi jirey haleyga gato kuraasta asaga iyo (("Jeentaro"":O).

Saxan-jadiid waxaa igu maqaalo ah markii dagaaladdii Siad-Barre B/weyne ka dhaceen ee mudo magaaladda laga maqnaa ee laga xoreeyey in loo direy magaaladda gurmad raashin ah oo Xamar laga qaadey markaasaa wiil shaqaalaha gurmadkaas ku jirey ii sheegay markii dadkii baahnaa ee magaaladda eey soo dhoobteen ee loo qeeybinaayey raashinka karsanaa uu ka aqoonsadey ((""Saxan-Jadiid":O) oo diif xumi eey ka muuqatey runtii aad ayaan uga xumaadey maalinkaas.


Aqyaarta haleeyga raali ahoodo hadaan sheekadda ku dheeraadey waxaan ahay koleey reer B/weyne.

To: "Anonymous-1"

Waxaad tiri: "B/weyne markii la soo qaado hal qabiil kaliya ayaa dhagaha taago ayaga kaliya miyeey gooni u tahay mise xoog ayeey ku haaystaan".

Waxaan u maleeynaa inaad koleey wiil yar tahay ama xadaaradda qabiilku ku soo gaarey bal aan si tartiib ah kuugu sharaxo arintaas,adinkana reer Hiiraanoow iga raali ahaada ku dheeraanta aan ku dheeraadey.

Aniga waxaan ku dhashey Hosbitaalka Amiricaanka oo ku yaalo xaafadda Jimilijaan.
Waxaan dugsiga hoose/dhexe uga baxey Hanti-wadaag/Sandhool-Guure,waxaan dugsi sarre uga baxey Ahmed Warsame.

Asal ahaan waxaan ka soo jeedaa Berbera(Ciise-Muuse).
Markaan imi dalkaan N-Zealand waxaa laydajiyey tuulo aad u yar ooy ku noolaayeen gabi ahaan dad dhan 4000 qof waxaa horey u daganaa Soomali ilaa 8 qoys.

Markaa aniga lahjadeeyda waa koofur oo cidna ma soo saari karto asalkeeyga.
Odeygii ugu horeeyey een meesha Qaxootiga kula kulmey ayaa i weeydiyey halkee ka timi ama waa ayo reerkaagu?
Waxaan ugu jawaabey waxaan ka imid B/weyne,Hiiraan anigoon u raacin Qabiilkeyga.
Maalintii danbe ayaa waxaa ii timi Islaan Somali ah oo i kaxeeysey oo i geeysey gurigeeda ina tiri maadama aad iskaabulo tahay inaga nala cuntee maadama eey iyagu reer qoys ah ahaayeen oo lix caruur iyo aabo iyo hooyo ka koobnaayeen.

Mudo markaan la casheeyn jirey waad ogtihiin qurbaha markuu kugu cusub yahay cashada karinteeda dhibka eey leedahay ayaa waxaa dhacdey in maalin gabar reerka aay dhaleen la guursanaayey.

Waxaa yimi odayaal badan iyo dhalinyaro eey reerkaas xigaalo ahaayeen & asxaabtii eey markaas lahaayeen.
Aniga oo kursi kula fadhiya ninkii reerka lahaay oon aad u tixgaliyo sida aabahay ayaa Odey kale yiri horta waa ayo wiilkaan hebeloow?
Odeygii aan Sanad in ku dhow is naqaaney baa yiri wiilkaan waa "Xawaadle".
Markaasaan yaabey!
Odeygii baa hadana i yiri oo yaa ka tahay?
Anigoo Aad u kala aqaan familigaas oo u factirisan karey ayaan hadana runta u sheegey oo koleey waxaan ahay Reer B/weyne ee maxaan been u sheegaa.

Waxaan ku iri aniga ma ahi Familkaas!
Markaasaa la wada yaabey!
Islaantii baa markaas jikadda ka soo baxdoo tiri oo maxaad noo tiri waxaan ahay reer B/weyne hadaba?
Markaan u sharaxey weey i fahmeen kadibna sidii beey ii jeclaayeen oo familkaas waxeey ahaayen "Lelkase".

Marka walaalkeeyoow dhib malaha in B/weyne Family u bato ogowna markii lagugu qaldamo ineey dhib laheen oo waa adigoo walaalkaa lagugu qalday oo kale.

B/weyne cidii xasuusato ayaa xasuusatee waagii weeradda ee 1979kii xaafad xaafad loo weereysi tagi jirey waxaan xasuustaa inaan maalin ciyaal Fiiltare eey xaafadeena naga qabsadeen iyagoo wabiga ka soo gudbeen oo tiro badan ooy dhowr wiil naga qabsadeen ooy jukeeyeen,waxaa ku jirey wiilasha nalaga jukeeyey wiil uu walaalkiis wiilasha kale la socdey wax ka jukeeyey,wiil eey isku aabo ahaayeen.

Warka waan dheereeyey haleyga raali ahado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

masarka

Tuesday, March 20, 2001 - 12:28 am
war midkaadan baafinaayo reer farajuun hooyadood mako ,maahin reer b/weyne ee waa reer jalalaqsi ee ka baafi jalalaqsi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFA

Tuesday, March 20, 2001 - 12:43 am
waad salaamantahiin reer b/weyne mida kale banyi isku bixi ama magacaada qari waa howlkuutaalo ee waxaan ku leeyahay adiga dhahaayo b/weyne waxaa ugu caansan shiino xasan ganey iyo imboobe waxaan ku leeyahay labadaas nin baladweyne carada ayey ka cuni jireen ,, waa macquul hadii aad dhahi laheed raga b/weyne ugu caansan waxaa kamid ah qaliif jocore iyo sabraa ,wixii dood ka qabo arintaas haigal soo xiriiraan email(MUSTAFRAQAY@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFA

Tuesday, March 20, 2001 - 12:57 am
WAAD SALAAMANTAHIIN DHAMAAN DHALINYARADA REER B/WEYNE GAAR AHAAN DHALINYARADA XAAFADA KOOSHIN AMA HORUMARKA HADBA SIDII LOOYAQAANO ,MIDA KALE GABADHA LABAXDAY B/WEYNE QUEEN EE JAMIILO LA YIRAAHDO ANAGA HAL QUEEN AYAAN QABNAY HADII AAN REER B/WEYNE NAHAY WAXAANA LA YIRAAHDAA BEERLULA EE ADIGA MEESHA LAGUUGU CALEEMSAARAY QUEEN.NIMADA SOO SHEEG JAMIILO IYO MEESHA AAD KA DAGNEED B/WEYNE ,IF U ARE QUEEN IAM A PRINCE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayaal masarka

Wednesday, March 21, 2001 - 12:53 am
waxaa la raadinayaa cayaalkii masarka sida aloore ,,xakiin cowke,, sade qaliif ,,c/casis faslaa ,,john gacameey,, carmiye ,, firiqo,, bide,,iwm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/casiisN_Land

Thursday, March 22, 2001 - 09:54 am
To: Ciyaal Massar
Su'aal?
Carmiye,Bidde,Firiqo sidee beey ku noqdeey Ciyaal Massarka?

Firiqo waxaan u maleeynayey inuu ahaa ciyaal Xidigta.
Carmiye & walaalkiis Biddena waxaan u maleeynaayey ciyaal Hilaac.
Laakiin Gugume,Xoosh,Canjeex,Assad,Warsame Suusow.