Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Dekadaha Seylac and Lughaya.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade Samaroon

Saturday, December 16, 2000 - 08:29 am
Dhamaan Reer Awdal, Ramadan Wanaagsan.

Sidee ayaan dadkeena u xoraynaa xaga dhaqaalaha si ay uga maarmaan dekadaha Jabuuti iyo Berbera? Madaama ay Awdal ledahay dekado dabiici ah maxaa inaga hor jooga inaan ka faaiidaysano dakadahaa uu ilaahay na siiyey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJI_DIIDE

Monday, December 18, 2000 - 04:27 am
saaxiib waxaad meesha keentay su'aal aad u
wanaagsan illaahay hakaa ajar siiyo
sidad u doonayso haruumar la garo iwm.
marka hore waa xoog la saaro sidii.
dadka reer awdal looga dhaa-dhicin lahaa
in dalkan iyo dekadahani cidkale u maqneeyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warfa

Tuesday, December 19, 2000 - 04:34 pm
salaan dhamaantiin

salaan kadib waxaan u malaynayaa waa mas alo aad ay ugu fikirarayaan dadbadan oo reer awdal ah sidii dakada loo furi lahaa, waxaan qabaan dadaalaa waagaaraa ee aan dunidana u bandhigno cidii inagu caawinkarta iyo inagoo dadka reer awdal ee dibad iyo gudaba jooga ((acount)) haloofuro, mudo haqaadato laakiin jiilka danbe ayaa kafaa idaysan doona.

Ra yiga kale waxaa odhan lahaa dowlada itoobiya ee dakada la intaan go aan lagalno inay inagu caawiyaan inay dakada hore mariyaan markaana iyaga aan u marino waxa uga soo tagay taasina waa lagu gor gortami karaa, inkastooy yihiin gaalo hadana dani way ina kala dhex mari kartaa inaga inoo wanaagsan iyagana faa ido ugu jirto,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Saturday, January 13, 2001 - 02:40 am
Saylac iyo lughaya waa lagama maarmaan waxaana loo baahan yahay in il dheeraad ah lagu eego oo talada lagu dheeraado si hore marka gobolku uu u hirgalo fikradaha kor ku xusana waa kuwa aad u qaalia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Tuesday, January 16, 2001 - 03:59 pm
Waar ama arinta ku dhaqaaqa ama hadal madhan meesha loogama baahna Boorama way idiin bahantahey ama sida qeyrkiin dhulka dhisa ama wareerka igala fadhiista. waxa la yidhi ka habsaaney dunidoo inagow dambayneee. Ilaahey wuxuu dad abuurey ma maantana waxan nidhi isaaqoow no tali warkakaca meesha oo dakado dhisanaayaa iyo dahab la soo baxnayaaba we need to start now no more wiating sidaa iyo ismaqal dambe oo xiisa leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gerisaboy

Monday, February 12, 2001 - 08:33 pm
iskahadloow ina heger, ayaad tihiin marka hore kuwan dikadaha hawada ka dhisayoow,mise boon baad dikada ka dhisaysaan,waa hadii aad shaqaale ii noqonaysaan waxaad lughaya iyo saylac dekad ka dhisi.hadii kale riyada inaga dhaaf walaaloow. wadahadalku ma reebna.