We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Saturday, December 16, 2000 - 09:09 am My parents are fronm Hargeysa and its my dream to go there one day. It is also a very beautiful city.
|
| | Saturday, December 16, 2000 - 09:38 am Salam alekum and ramdan kariim, I agree with u totaly sister Ifrah that hargeysa is a beatifull city and I think we r share the same situation my parents r from there too but unfortunately i never gone there but my parents and relatives keep talking about hargeysa and its peaple so i feel i visited hunderd times and i pray to allah hardly to protect and bliss this city AMIIM AMIIM AMIIIN AMIIN AMIIIN.......and I ask ALLAH to gather us all in our beloved city and since i born abroad i ask him to take my soul in my father's land hargeysa and let my body be a tiny part of hargaysa soil INSHA ALLAH LONG LIVE SOMALILAND Mohamed Ramzy
|
| | Monday, December 18, 2000 - 09:43 am lol.... how can u tell if it's beautifull if u have never been there. but it's amazing how u knew that it's beautifull. the think i like hargeisa the most is the VIEW, as you the know the whole city is sarounded by mountain range. and there is creek like river that goes right trough the city, even though it's empty most of the time. there are a lot of farms and gardens at the banks. well i think u gotta see it. the best season is over there is what they call "DAYR" at this season the city is kind of FOGY at AM and son shines later at evining, it's really pretty, when you get up in the morning. i wanna go there mybe next year, take a lot of pictures and make them posters. mybe i'll send you guys some of them. if you couldn't go to hargeisa, at least you can have it at your room. lol...
|
| | Thursday, December 21, 2000 - 08:35 pm Waxaad caawa i soo Xususiseen heesti Faisal cumar Hooyadaydi Labaaday Taan ku soo hiranayay Aan u heese ma Hargeisa Waan habsaame ma Hargeisa Hablaheedan Haybin Jirayaw Halka ka sii wada. Salax Qassim muxu yidhi: Beerti Xoriyaday, Xaramki barbaartiyo Guri laysku baantay Baxsanay Hargeysay ka gudomay Baaqe. Waar maxaad noo so xususiseen waan ka raagnaye
|
| | Saturday, December 23, 2000 - 03:50 am Hi guys MAAD NAGA DEYSAAN SXBYAAL, DEE BERRI SAMAAD AYAY NOO AHAYD SHACABKII HARGISOOW SHAN HABEEN CIRKIIIII MIREY.............. .................... WAXAAN DEE KA BAQANAYAA INAAD QAARKIIN OOYDAAN HADDII AAN SII WADO. 11 SANADOOD IYO BILOOYIN AYAAN MAGAALADAYDII NOLOSHAYDA AAN UGU JECLAA KA MAQANAHAY, ALLOW ANOO NABAD AH IYO HARGEISOO BADHAADHA AH MAR ISKAAYA TUS AMMIIIIIIIIIIIIIN
|
| | Saturday, December 23, 2000 - 06:42 am marka salaan hooya, waxaanad arag iyadoo mahiigaan(waa roobka aad uda ee)uu intuu goor casara oo cad caeedu wali dhicin intuu joogsaday roobkii baanad dibada usoo bixin waxaa ku soo jiidanaya udgoonka saxan saxada roobka oo hawo aad umacaan ku saaqayso shimbiruhuna mashxaradayaan halkaa ka siiwada waxaan ka baqayaaba inaan muraaqoodee! HARGEYSAA HA DHEELIYIN HADHANTAALMIN WALIGAA.
|
| | Sunday, December 24, 2000 - 07:02 am saaxiibayaal waxaa inta kabaafinaa koo saxiib aheen jirney oo saaxiibo isku dheer aheen oo ladhaho RAMZI MOHAMUD oo markii iigu war danbeesay joogay magaalada ladhaho boston ee mareykanka walaalihiis waxaa ladhahaa xassan iyo ahmed. qofki kaso ama hadiibo fariintey gaarto waxaa kacodsanoo haayaa inoo igala sooxiriiro Emailka SHABEELE15@HOTMAIL.COM aad aa umahadsantihiin dhamaan reer hargeeso.
|
| | Wednesday, January 10, 2001 - 03:09 am Hargaeysa, waa magaalo wanaagsan laakiin waxaa ku yaalla Toggii Xaarwada iyo Buqdii Hargeysa
|
| | Friday, January 12, 2001 - 01:53 am Don't u gays remember NEW-Hargeysa and its naturalness. I was born in new hargeysa and it is in my heart and it will be in rest of ma life. I haven't seen it for 5yrs before last summer when i went back to ma home town particularly New-hargeysa. I really want to encourage u gays to go back and visit Hargeysa. Mubo Bodo
|
| | Saturday, January 13, 2001 - 06:35 pm Meeshan Faqash aa isugu timi, yaan loo jawaabin faqash. Faqash ayaa mawduucan furtay, Ninkii ragi waa og yahay doqona loo sheegi maayo.
|
| | Wednesday, January 17, 2001 - 11:29 am Ali - Adi askari maa tahay? Mise waxaa ka xuntahay reer Hargeysa meesha isku salaamaya? I was born in hargeys and I am proud to take part of this discussion. Clean your heart when you are coming to net.
|
| | Thursday, January 18, 2001 - 04:13 am Jag hatar somalia, Jag hatar Hargiesa, Jag är svensk och jag älskar Stockholm.......
|
| | Thursday, January 18, 2001 - 04:17 am Salaamu calaykum........ Waxaan doonaayaa gabadh aan kala furo. Waayo waxaa igudanbaysay somalia 1993. Waxba maan wasin oo dhabarkaa ayaaa i buuxa ee reer hargiesa i caawiyaa waan idin bar ya yaa hee. Afsomaligu uu igu adag yahay ee iga raale ahaada
|
| | Thursday, January 18, 2001 - 04:34 am Baxsaneey hargeysay, kaa gudonay baaqii.Hargaysay xamar maad caawintaan sidii kolkii horaba aad u caawiseen. Rag iyo dumar iyo rabibay u baahan yihiine, Yaan laysku caroonin waayo xumo waqtigaa keenay.
|
| | Saturday, January 20, 2001 - 11:52 am to remsi. buqdi hargeysa naagaha joogay waxay ka yimaadeen fakinka ee la soco, xaarwada waxaa lagu wasi jiray raga ka yimaada meelaha aad ka timid ee afka hagaajii kaagaas oo kale waan aqaana noocii aan xabagta afka ugu shubi jiray ayaad tahay ee aan baada ka qaadi jirey huuro foqal huuro,,,,
|
| | Monday, January 22, 2001 - 05:23 am aniga aqoon ahaanteyda hargeysa waa magaala qurxoon oo fiican balse markaan arko sida xad dhaafkaa ee aad uga badbadisaan waxaan dareemaa in aad tihii dad uqdad qaba taas oo ah mida soomaali idinka goysey.marka walaalayaal soo laabta waa leys dilaa waana laga dawoobaaye.
|
| | Wednesday, January 24, 2001 - 05:13 am xageen ku soo labanaa ee aad haysa so ta quufla somaaliyi kala socotay bal eeg waxa xamar ka socda miyaao ugu danbayntii cabdiqasab loo cumaamadin si uu habadiina u heensado, anigu oo dalkaygii iyo dawlad haysta ha ii yeedhan adoo cidla fadhiya.
|
| | Friday, February 02, 2001 - 01:03 am Dhamaan reer hargaysa waad salaamantihiin. Hargaysaay hirdooglaay hoobaan bislaataay. Runtii aad baan u farxay markaan arkay intaasoo qof oo reer hargaysa oo meel iskugu timi iyagoo jecel in ay dib ugu laabtaan wadankoodii hakii allie yidhaa. Ma iloobi karo maskaxdaydana kama baxayso xusuusta hargaysa quruxdeeda iyo dadwanaageeda nkastoon mudo kasoo maqnaa hadana habeen kasta waa lay horkeenaa sawirkeeda. Waxaan idinku guubaabin lahaa inaad wadankii wax u barataa dibna loogu laabto.Hadii alle yidhaaa markaan jaamacada dhameeyo ayaan rabaa inaan ku laabto. Peace reer hargaysa I love You.
|
| | Thursday, February 08, 2001 - 07:49 am Idaacada, waraabe salaan, and all over the place if i can remember i left in 1983 but waan soo egey 1995 dhinac dhan baa dumsanaa... But it is still home inshallah i'll get a chance to go check it this summer, i heard it has been rebuilt and it looks a sight... Who knows maybe someone in one of my classes will one day come past here... hehe Warabey salaan:- 1979-81 Biyo dacey:- 1981-83 If you were there may be i used to pick on you... haha Sorry i hope it is not too late? k.a.abdullahi@rmcs.cranfield.ac.uk
|
| | Tuesday, February 13, 2001 - 12:32 pm response to Anonymous 22.1.01 Sxb, this sort of mentality is why the ppl of Somaliland and Somalia can't get along today. We in Somaliland had to put up with everything from injustice to outright genocide, and finally decided that secession is the best way to guarantee for none of that to happen again. You guys on the other hand haven't come up with any solutions to your own problems let alone to that of Somaliland's secession. So, I'd suggest that you wait a while till Somalia settles and then maybe you can use your flexible somali idioms to preach Landers btw. in my view, Hargeisa is just like any large african viallge, what makes it special is it's ppl. abdi
|
| | Thursday, February 15, 2001 - 10:12 am WAXA LA YIDHI NIN INDHOOLE AH AYAA MAR INDHUHU U FURMEEN MARKAASUU WUXUU ARKAY BAKAYLE, MARKAASUU INDHIHII BEELAY, DABADEED WIXII UU MAQLOBA WUXUU LA BAR-BAR DHIGAA BAKAYLIHII, HADDII MAROODI LAGA SHEEKEEYO WUXU ODHANAYAA BAKAYLE MA LE´EG YAHAY, WAXAAN ULA JEEDAA INTA MAGAALO BADATAY, INTA MAGAALO QURUX BADAN DALKA KU TAAL MA HARGEYSA AYAAD KA BADIN LA´DIHIIN, ALLA MAXAA MAGAALA LA´AAN IDIN HAYSA, HARGEYSA HADDII AANAN ARKI LAHAYN MAANTA WAXAAD IIGA DHIGI LAHAYDEEN MEEL AAD U WANAAGSAN, WAR AAN TALO IDIN SIIYEE ORDA OO INDHAHA FURA OO DHULKA MARA, MAXAA YEELAY NIMAAN DHUL MARIN DHAAYA MA LEH, MAGAALONA SIDEEDABA WAX AF LAGA SHEEGAY KUMA MAGAALOWDO. WAXAANSE IDIN WAYDIINAYAA IYAMA AYAA WANAAGSAN: MAGAALO WANAAGSAN OO DAD XUN, IYO MAGAALO XUN OO DAD WANAAGSAN, HARGEYSANA WAA MIDDOODE TAY TAHAY SHEEGA.
|
| | Saturday, February 17, 2001 - 12:01 pm hargaisa the best in somaliland.wadaniyiinta barwaaqo soorka deero ee dagan somaliland hambalyo ayaa halkan looga soo jeedinaya. wanaaga aad ka darsateen dib u dajinta shacabka somaliland .maal,muruq, iyo maskaxiinadaba aad taageero hagarla'an ah ku dhiibteen 1991 - 1992.hargaisa alle may ku mahadinaysaa. abaalna way u haysa iman maxamuud ii maan ka dhaqanka barwaaqo soorka deeroland.
|
| | Sunday, February 18, 2001 - 08:04 pm HALYEEY, CAR WATAAS EE HAA KUU JAWAABAAN,RAG AAN WAX UGAYN ALLOW HAA CADAABIN,HORTA KAALAYA HARGIESADAN AAD NAGU WAREERISAYN,SOW TAN AQAAN MAAHA MISA WAA MID KALE,QURXDAN AAD KUU SHEEGAYSID WAA MID NOCMA AAH LOL BURCO IYO CEEERIGABO ,CAYNABA,HAWD, XIIS IYO MAYDH DADKANU MAA ARKEEN WALI,I DON'T THINK IN AAY DADKANU LABADAN DAAMUUD EE HARGIESA INAAY DINACBA OO DAAFEEN
|
| | Monday, February 19, 2001 - 11:07 am salaam calaykum walaaleyal hargeysa waa magalada kaleya e anan ka dhargin walaaleyal hargeysii tii hore maha wabey kasii quruxbadatay 2 weeks ago ayan ka imid hadii ad arkeysin xitaa ilmaha waxa kuso doneya bus. waryadhaheen anigi aya reer badiyee noqdey hablihii yar yaraa e an isku da da aheen ayaba ii ibsaneyey. Ilahayow markale igu celii. asalamu calaykum ya raxmatulahii barakatuu
|
| | Thursday, February 22, 2001 - 03:08 am walaalo hargeya waa xaafad ka mid ah soomaaliya ee maxaad ka la qadaysajama
|
| | Thursday, February 22, 2001 - 03:11 am walaalo hargeya waa xaafad ka mid ah soomaaliya ee maxaad ka la qadaysaali
|
| | Thursday, February 22, 2001 - 03:14 am walaal hargeysa waa caasimada koowaad ee soomaaliland mar danbe yaan kaa maqal waa xaafad.
|
| | Thursday, February 22, 2001 - 06:18 pm war qaldaan qudhmuuow hargaysa haday qurxoon tahay iyo hadii kale waa tii aynu wada niqiin waxa dagan iyo qaabkoodana waa la wada yaqaan kuma dhalan ilaahna ima geeyo xataa hadaan ku barbaari lahaa magaceeda la igama maqleen marka qaldaan qurmuunow ma waxaad rabtaa inaad ookiyaale been ah noo wada galiso anoo og dadkii isku qaadan jiray kabaha buudka ah cimaamada urdufka ah go,a shaalka ah budhka bilaa jahada ah macawista jawaanka noqotay qaawis dartii iyo bacda jaadka ah ee bilaa meherada ah saaxiib qori iyo qiiqiis waa la isla tuuraa marka dadkaas iyo deegaankooda wax la sheegsheego ma ahan ee isku xishoo
|
| | Friday, February 23, 2001 - 12:31 am 23/02/2001.walaal.waxaan ku dhashay.{Hargeisa)waxaan aaminsanahay waxa layiidh SOMALILAND majiiran ee ha aamiin waayo waxaa lagajoga toban sano markay ay ku dhawaaqday gooni isu taga maxaa laysugu raaciiwaayay.laakiin hadadkaxanaqaday raalii aho.
|
| | Friday, February 23, 2001 - 02:52 am amsterdam.23.02.2001. to.waxaan.so jeedinaya ragga.reer xamarka ah ee Enternet.ku so qoray cayda ay ku cayayaan Hablaha REER Waqooyiga waa ragg eedeb daran.waayo sida looma cayo hablaha.hablaha ciidkasta aya guursata oo soomaali ah balse waxaa uu cayata mayeesan sii cunsuriin ah .waar ma gabadh reer Waqooyi ah ayaa iidin diday .waxaa tihin ragg maangaban. waar dadka haysudiirina faqash ka hareen yahuw. Hablaha reer.w.q. waa iidinka hanweeyin.DJAMAL
|
| | Tuesday, February 27, 2001 - 03:56 pm Marka hore waxaan salaamayaa akhyaarta s\land ,Marka labaad waxaan usheegayaa kuwan faqashta uraysa ka hadhay ee aan xataa aqoon sida loo akhriyo wax war meeshan waxaa kuwadahadlaya dadka sharafta leh ee daganaa Caasumada S\land ee HARGEYSA markaa ordoo meelihiinii aad beenta iyo bahabahaada kuwada sheekaysanjirteen taga faqash uraysaay ka (jaamac )iskusheegay ee dumarka sharafta leh caayaya waxaan kuleeyey maxaay cayi kuutari marhadaanan faqshdanbe hargeysa iiguhanjabidoonin ee aaan hadhcad aan kasaaray faqash dumarka iyo caruurtay ka adkeyda markii la is helay ee (SNM)soogashay waatii moorgan hadhkacad oradka kaga cararay xeradiisii markuu xamiliwaayey naariihii ay ku afuufayeen geesiyadii (SNM)uu gaadhigii haleeliwaayey ilaa iyo eeriboodhka waana halka magaca looga bixiyey(Cabdi bile).
|
| | Tuesday, February 27, 2001 - 04:02 pm Marka hore waxaan salaamayaa akhyaarta s\land ,Marka labaad waxaan usheegayaa kuwan faqashta uraysa ka hadhay ee aan xataa aqoon sida loo akhriyo wax war meeshan waxaa kuwadahadlaya dadka sharafta leh ee daganaa Caasumada S\land ee HARGEYSA markaa ordoo meelihiinii aad beenta iyo bahabahaada kuwada sheekaysanjirteen taga faqash uraysaay ka (jaamac )iskusheegay ee dumarka sharafta leh caayaya waxaan kuleeyey maxaay cayi kuutari marhadaanan faqshdanbe hargeysa iiguhanjabidoonin ee aaan hadhcad aan kasaaray faqash dumarka iyo caruurtay ka adkeyda markii la is helay ee (SNM)soogashay waatii moorgan hadhkacad oradka kaga cararay xeradiisii markuu xamiliwaayey naariihii ay ku afuufayeen geesiyadii (SNM)uu gaadhigii haleeliwaayey ilaa iyo eeriboodhka waana halka magaca looga bixiyey(Cabdi bile).
|
| | Wednesday, February 28, 2001 - 02:47 am A.dam.28.02.2001. to.darouraha maad fahmin waxaa laga hadlayo ee dadka ha aflagaaden. Darouraha adigu waxaa tahay jimcee ku biirki 31.05.1988 ee hanbabeere ama adiga ayaa faqashta ah. qaris meesha ku ma jiro waxaa tahay ku wii loogu balan qaaday( Hargeisa ) waxa tahay beenale aan aheen SNM mardanbee hasheegan SNM maggaca malee iska sheegankaro ee halka ku dhaaf .bahabahu amaan hakaheelan.afkaaga ka jeedi???
|
| | Wednesday, February 28, 2001 - 04:20 am Su aal kan iskumagacaabay(Djamaal)waxaan kuwaydiiyey xageed igala qaaday ama xagee kudamqatay anigu waxaan la hadlayey faqashtee mawaxaa kaa waalay oo kuu sacaba tumay tuugta carta ????misewaxaad ka cadhootay taariikhdii runta aankasheegay ee cabdibile???mise waxaad tahay dadka saska iyo hinaasuhu qabto markaay maqlaa caasimaida S\Land (HARGEYSA???markaad ujeedadaada ama kajeedadaada aan fahmo ayaa laguu jawaabikaraa waayo xag aad kasocoto ma cada ee warkaaga cadee sidii bisada hays qarinine.
|
| | Wednesday, February 28, 2001 - 05:36 am waryaahee reer sheekh isxaaq wax ma idiin sheegaa.weligiinba waxaad ku wanaagsantihiin in la idin gumeysto madaxana la idinka garaaco wasaqyahay.edeb yeesha haddii kale libaaxyadii reer koonfur oo wada socda ayaa idiin imanaya yuhuudyahay aan taariikhda lahayn.
|
| | Thursday, March 01, 2001 - 12:26 am Adam.01.03.2001.TO. GEN:MORGAN. dadka ha cayiin yuhuud ha ku sheegin eebbe kuma naxariiste.waxaad isku maggacowday {gen morgan} niinki burbuuriiye hargeisa danbigii uu sameeyay waad laqabta hadi aad maggaca laguyidhaho.morgan waa ka ku caryaay Kismanyoo ee 10 sano ku nool miyiga ee iinjiirtu gashay ALleh cadhadiisa ku dhacay tii akhiro waa uu danbeesa.Imiisu maati dilay.konfuur hadal malee niiki hadd layaabaha heeskahadalee????
|
| | Thursday, March 01, 2001 - 02:39 am TO.Darouraha.waxaa tahay SOMALILANDER oo aad u hadal eegtahay hadeey dhab ka tahay raali ah laakiin hadaanad aheen waxaan aheen aska dhigin laakiin been hasheegin.taasi waa taa.ma isqarin aayo ee waxaan u dhashay W,G,GABIILE .nabadee . MR Darouraha. kaftan ku yuu inaga xumaaniin.
|
| | Thursday, March 01, 2001 - 02:43 am TO.Darouraha.waxaa tahay SOMALILANDER oo aad u hadal eegtahay hadeey dhab ka tahay raali ah laakiin hadaanad aheen waxaan aheen aska dhigin laakiin been hasheegin.taasi waa taa.ma isqarin aayo ee waxaan u dhashay W,G,GABIILE .nabadee MRDarouraha kaftan ku yuu inaga xumaaniin.
|
| | Thursday, March 01, 2001 - 04:00 am To;Djamaal;Horta waad salaamantay ,laakiin afkaagu waxuu yahay kii koonfur maxaa yeelay waxaad tidhi waxaan kudhashay (Gabiil)magaalo magacaalihina kuma taalo gobolka W\G S\Land taasi waa taa iyo kalmadobadanba takale waxaad u eektay nin wax yara fahansan oo kuwa caaya waqooyi ujawaaba taana waad kusalaamantay marlabaad ta aad isooweydiisay ee aad tidhi been hasheegin???taa waad kugardarantay waayo anigu ma ihi nin koonfur kayimid ee waxaan ahay rageedii hargeysa kudhashay ee dhagaxa kaga hortagey beebeeyadii hadhka cad ardayda iyo shicibka rasaasaynayey.markaa aynu kala raali ahaano waayo marhadaand caayeeyn waqooyi ,si fiicana waad ugu jawaabtey doqonka qaatay magaca gacan ku dhiigle 'morgan (Cabdi BIle)maantana meel cidla ah ayay gaajo kuhaysaa..
|
| | Friday, March 02, 2001 - 12:30 am TO.darouraha.salaamantay waxaan ku su.aal xagad joogta adunka .laakiin yaan layis caayin.waqti mahayo aan ku guula kaftamo waxaa homepage ikeenay ragg reer xamarah oo hablaha W.G.caayay oo yidhii waa wada dhilooyin . ragga ayaan ka carooday ee. sida & nabadee.
|
| | Monday, March 05, 2001 - 03:16 am TO. CIID WANAAGSAN . dhaman walaalaha Hargeisa ka la jooga adunka ciid farxaadleh waa salaamantihin.
|
| | Tuesday, March 06, 2001 - 09:19 am hey ppl u got to wake b4 it's too late.hargeysa as a name it's nowhere in the world map as a city in africa.Hargeisa is a chiefdom.An area where is controlled by chief not a president.i am also sure it's an arid and semi arid land where no plants will ever grow and normal ppl live.Ifrah u dont have to claim u belong hargeisa which u've never seen in your life nayaaa.it's torture 2 be born there or wish 2 die there u jerkass ramzy. Ifrah i am just like unaya cuz i have never set foot in that f******ng place my forefathers claims to belong!I only visited Mogadisho once b4 the war in somalia.Believe me it was nice nayaaa. whenever i visit a beach, it always bring my memories back of the amazing coastalline beaches and hotels of markacade. lady if u wanna win the heart of all somalis u should be honest and love one somalia not go-damn somaliland. byeee no offence that's my comment take it or live it! god bless one somalia love from usa lol!!!
|
| | Tuesday, March 06, 2001 - 05:55 pm Ku;iskumagacaabe One somalia;;;waad hurudaaye hurdada katoos meeshana waxa kuwada sheekeeysanaaya oo is xusuusinaaya meeeshey kusoo barbaareen ama kudhasheen oo ah magaalda cajiibka dabiiciga ah leh waa BUURo,waa hawo aan baraf wadan balse naftu ku raaxaaysanayso waa biyo macaan markaan leeyey macaan ha uqaaadansonkor ee waa biyo naftu jeclaysanayso waa caasimada S\Land HARGEYSA Markaa inanta ifraah eed afkaaga uraya lagashey kamay iman meeshaad katimide ee waa HARGAYSA .CIID WANAAGSAn DHAMAAN REER HARGEYSA IYO DHAMAAN UMADA S\LANd HAPPY IID TO ALL S\LAND AROUND THE WORlD I LOVE HARGEISA CITY>
|
| | Sunday, March 11, 2001 - 05:57 pm Waxaan halkan ka salamayaa dhamaan reer Somaliland, gar ahaan reer Hargeisa waliba ciyaala New-Hargeisa iyo reer Qudhac-Dheer waliba agagaarka beertii wayneyd ee "Farxaan Bustiile". Akhyaarta, waxaad isoo xasuusiseen waayo-waayo. Kuwa Faqashta ah ee la soo taagan "Hargeisa! ma taan kula aqiin?" Laa ilaaha! Halkey ku arkeen? waligoodna indho may saarine, Hada hadii ay arkeena ama ku noolaayeena waa kuwii laga mustaafuriyay oo way ka xunyihiin bilicda Magaalada Hargeisa. Waa sheekadii ninkii gaabna (ricidka ahaa) ee geedka timirta ah oo hoobaan timir bislaatay ka soo laalaado hoosyimid, tiigso is yidhi, u saro joogsadey, oo boodbooday, oo ul dheer soo qaatay, oo waxwalba sameeyay. Markuu gaadhi waayey hoobaanti timirta ahayd uu yidhi "uuff, yaa wax ku falaaya timirtaa" lol. Markaa akhyaarta reer Hargeisa, Faqashtu sheekadaas ayay wadaane iska ilaawa. Ala foolxumo u adagaa ileen wuxu Faqash uun bay ahaayen. lol Hargeisaaaaaaaaaaay Hargeisaaaaaaaaaaay Hargeisaaaaaaaaaaaaaaaaay ha dheeeeeeeliyin
|
| | Friday, March 30, 2001 - 07:47 pm Waad salaaman tihiin reer hargaysa, intiina kale, waar ordoo nolol raadsada. Dadkani hargaysa waa magaaladoodii; ha amaaneen, ha buunbuuniyeen ama kor ha u dhigeene magaaladu waa magaaladoodii. Ordoo dee idinkuna magaaladiinii amaanta. Anigu waxaan ahay nin reer xamar ah laakiin labadayda waalidba waxay ka yimaadeen Somaliland. Waxaan xasuus taa markaan yaryareen, hooyaday oo inooga sheekeen yirtay magaaladii ay ka timid Arabsiyo siday u quruxda badnayd iyo toga ku yaala magaaladaa oo markuu daadku soo socdo guuxiisaa la sii maqlaa oo laga sii kala cararaa. Reer hargaysa, Fadlan ha u jawaabina qalooyinka inay idin kala kexeeya doonaya waa xaasidiin aanan qofna horumar la doonayne. Waxaad ka garan kartaan caqligooda bal meesha ay ku soo noqda leeyihiin eega. God bless Somaliland! Rajo
|
| | Saturday, March 31, 2001 - 07:42 am WAAD WADA SALAAMA TIHIIN DHAMAAN TIIN wax aan idin farayaa walaalayaal hargaysa inay tahay caasimada s/land iyo waliba caasimadii labaad ee soomaaliyadii hore markaa yaan lacaayin magaalada waa mid barakaysane
|
| | Saturday, March 31, 2001 - 07:47 am TO DARUURAHA sxb wax aan ku way diiyay meelkasta ma wax aad kula jirtaa qayladii soqtii aan hore uga wada hadalnay inaad hoshoos wax u qabsato maxaa halkana aad ugaga dhawaaqaysaa miyaanad yaxyaxayn sxb
|
| | Sunday, April 01, 2001 - 11:24 pm To Daruuraha ALLAA YA CIZZAK HALKAA KA HAY
|
| | Monday, April 02, 2001 - 04:00 am TO Shacabka sxb layskama sheeto meel aadan waligaa aadan arg meeshu meeshu ma ah carabtiiye kala dhex bax nacnacada iyo maraanimada sxb
|
| | Tuesday, April 03, 2001 - 03:21 am hargeisa aniga aa wasa xaad sameyn kartaa i'll be back, and kick your ass again!
|
| | Tuesday, April 03, 2001 - 06:27 am Dhamaan waxaan halkan ka salaamayaa shicim iyo dawladba Qaranka J\S\LAND ,Kuwa xaasidiinta ah ama kaxun nabada iyo horumarka waxaan ku leeyey taada kadabaalo horta intaad aflagaadada aan waxba kuuqabanaayn aad meelahan ka sheeg sheegayso(NINKII TIISABA DARYEELA AYAA TAKALE KUDARA)Iminkana waxaan lahadlayaa qaranka J\S\L,waliba Caasimadeena Hargaysa Waxaan , MAOGTAHAY HARGAYSAAY HABEEN IYO DHARAARTABA INAAN KUU HILOOBOO KUUHEEGAN AHAYOO KUGUSOO HAMBAABIyayoo, BUURAHAAGa QURUXDABADN HAWADAADA HAYBTA LEH EEBAA KUSIIYEE HAYGA HAKAN HARGAAYSAAY,HABLAHAAGA QURUXDA BADAN EDABTIYO XISHOODKA MUDAN EEBAA KUSIIYEE HAYGA HAKAN HARGEEYSAAY< LONG LIFE S\LAND.
|
| | Wednesday, April 04, 2001 - 01:16 am TO Daruuraha sxb maxaad tidhi maantana mahalkaas ayaad ka bus kicisay waardee waad soowaalanaysaa malaha nin yahaw maxaa kaa qaylisiiayay markasta ood hadalysoba laakii maanta wax aad keentay ruwaayad cusub sxb.Waar su,aal wax aan ku waydiiyay yaa kugu haysata s/ landta aad la,ordaayso sxb waynu wada nahay tane haka dhigin wax qabiil ah ee kadhig qaran ????? daruurahaw wax wee duni aakhiru sabaane toobadaada haseegi sxb e xajiso halka aad ku nooshahay wax aan malay nayaa inaad tahay kuwa kusoo baraarugay qobaha waayo wax ii cadaynasa sida aad mar walaba aad u qaylinayso wax aan ku waydiiyay miyaanad arag kan ku soo qoaray s/land ma qabiilbaa mise waa qaran maxaad kaa ugu jawaabiwaday sxb
|
| | Thursday, April 05, 2001 - 02:16 pm To(qaadiro)Waar anigu ku fahmiwaayey ninyaw waayo meelkasta waxaad diidantahay in faqash la caayo am runta lootaabto marna waxaad tahay s\land ,hadaba bal doc uun isugubeeydh waayo laba mawad noqonkartid ,anigu (qaadir)reer sheekhmadara oo kubadana aanu wada ciyaarijirnay isagiyo (Xasan waesame )iyo dhalinkaleba ayaan kuuhaystee malaa ninkaa matihid waayo ninkaasi nin faqsh unaxariisan lahaa muu ahaadeen maanta.markaa is cadee oo hadaad ninkaatahay warka balaadhi hadiikale anaa faqsh caayayee adigu kadurug caydaa.
|
| | Friday, April 06, 2001 - 06:46 am TO Daruuraha sxb waad salaaman tahay marka hore marka danbe waad xuntahay waayo kolay waan isgaranaynaa oo shaki kuma jiro laakiin wax aad ogaataa markaan joogay ( hrg ) iyo hada waxaba iima dhexeeyaan e yanaan is gafin hana idhinac marin sxb waan kula fahan sanahay wax aad raadinayso balse kawaantaw qabiil iyo wax lamid ah una raadsodadkii isku sheegayay inay yihiin maamulka wadanka laakiin hadaad kahadlayso qabiil qaadirodii daad taqaanay ma,ihi sxb wax aan maanta rabaa s/land inay noqoto qaran ee ayna noqon qabiil markaa sxb dib hanoo celin sidaa iyo salaan wacan
|
| | Saturday, April 07, 2001 - 01:19 am salaam caleykum dhammaan walaalaha reer somaliland ah. I left hargueysa in 1986 for good and haven't seen it again, i remenber a lot. coz was the place that i've grown up.reading your story was wanderfull bros/sis. insha Allah one day GONNA SETTLED IN HARGEYSA FOR GOOD. AND I'M WORKING FOR THAT. TO THE NON SOMALILANDRS BACK OFF. WE GOT OUR NATION, BUILT UP YOURS. LONG LIFE SOMALILAND GOD BLESS SOMALILAND GOD BLESS HARGUEYSA SALAAM TO U ALL
|
| | Saturday, April 07, 2001 - 11:35 am tijaabo
|
| | Saturday, April 07, 2001 - 11:47 am ASALAMACALAAYKUM DHAMAANTIIN REER SOMALILAND IGARALI AHAADA WALALAYAA waxaan idin waaydinayaa waxaan u baahanahay inaan ciwaan kasamaaysto sida Xagadanbe ugurorantahay oo kale HELLO HARGEISA markaa sidaan usa maysan lahaa wax iga soo sheega
|
| | Saturday, April 07, 2001 - 11:54 am yayaqaan reer XAABLE AMA XAGAL ninkii waxkayaqaanow Asaxaabaha kunoolan jirayow isasooqor
|
| | Wednesday, April 11, 2001 - 10:40 pm To: Dhamaan reer Hargeisa Waad salaamantihiin dhamaan waxaan ahay inan ku nool Hargeisa kuna dhalatay hadana joogta, yaan fariin ka gaadhsiiya Hargeisa, halkeen ugu jeceshihiin in aan idiin soo eego, Hargeisa caday qofkii xiisaynayow anigaa warkeeda kuu haye, ee xidhiidh wacan. Hargeis waa sidaad ogaydeen oo waliba ka sii wanaagsan kana sii horumartay oo waxwalba oo caalamka laga helo ayaa laga helaa. Reer Hargeisow magaaladiinii way idin sugaysaa wax u soo barta una soo noqda.
|
| | Thursday, April 12, 2001 - 01:46 am to: ishwaaq walaal aniga hargeysa waxaa ii gu danbayse 91 markaa waxaan rabaa in aan ku weydiiyo maxaa hargeysa ku soo korday 10 ee ugu danbeeye? waad mahadsantahay! I MIS HARGIESA
|
| | Thursday, April 12, 2001 - 05:29 am TO ISWAAQ waad salaaman tahay marka hore walaal aniga waxaad igagaadh siisaa salaan dhamaan wixii reer sheekh madar ah gaar ahaan wiila shii ku ciyaari jiray garoonka biroole ee ku yaala haaf daami wax kale ood ii dhunkataa ciida dhulka marka aad kadagto garoonka aniga ooraba inaan gaadho hadii eebe yidhaah bisha todobaad hadana wax aan rabaa inay salaantaasi iga sii horayso waad salaaman tahay
|
| | Thursday, April 12, 2001 - 01:16 pm i love...love...love HARGEISA. I went there this past summer and it was awesome!!! From Sheik Madar to Shacab to Ga'an Libah and Idaade' Hargeisa to Dumbuluq all its the BEST CITY IN ALL AFRICA. But PLEASE we are mostly rer Eidagalle, Said Musa or Habr Yonis. There was a fued that destroyed South Hargeisa because of Tur (faqash) who went to Xamar. Please you two (Garxajis and Said Musa) do not fued. Also a great city is Burco. It is also a great city of mountains. If all of us were to donate $100(US) we could even build a school or small medical centre for Hargeisa people. Although I am still young (18 yrs.) i am in University and after a few years of working all be back to Hargeisa with $$$$$$$ and build everything for our people all over SOMALILAND!!!!!! i love hargeisa!!!!!
|
| | Thursday, April 12, 2001 - 03:09 pm Ishwaaq;aad iyo aad ayaad usalaamantay aniga walaal waxaad ii dhunkataa (ciida)oo waagaan joogay oo ay iigudanbaysay( June 20 86)ay ahayd meel aanan xor usocan karin ciidana aanan dhinkan karin aan kudhashay marlabaad dhamaan dhalintii hore e imika yara cuslatay ama weeynaatay ee Reer Sheekh madar -oo ah xaafadaan kudhashay kuna soo barbaaray ,iyo dhamaan Reer hargeisa,Thanks sister , Ilove Hargeisa City.I well be back soon Insha allah.
|
| | Thursday, April 12, 2001 - 03:15 pm Ishwaaq;aad iyo aad ayaad usalaamantay aniga walaal waxaad ii dhunkataa (ciida)oo waagaan joogay oo ay iigudanbaysay( June 20 86)ay ahayd meel aanan xor usocan karin ciidana aanan dhinkan karin aan kudhashay marlabaad dhamaan dhalintii hore e imika yara cuslatay ama weeynaatay ee Reer Sheekh madar -oo ah xaafadaan kudhashay kuna soo barbaaray ,iyo dhamaan Reer hargeisa,Thanks sister , Ilove Hargeisa City.I well be back soon Insha allah.
|
| | Saturday, April 14, 2001 - 01:18 am To: I Mis Hargeisa Walaalo, salaan. Walaalo, Hargeisa wakhtiga aad ka tagtay waxay ahayd wakhti ay ku jirtay marxalad adag oo ay nolashoo dhami bilow tahay, inkastoo dhamaan dadku ay faraxsanayeen, hadana wax walba waxaa laga soo bilaabayey kow, Hargeisi hada waxay maraysaa marxalad aad u wanaagsan, oo aanay hore u gaadhin maanta ka hor, marka laga eego dhan walba, xaga Horumarka, Xaga Tacliineeta, Xaga Nolasha & Xaga Xoriyadaba. Waxaan odhan karaa Hargeisi, marka loo eego xaga nabada waa magaalada ugu nabada badan dhamaan magaalooyin Somaliland & Somaliyaba, inkastoo dhamaan S/land ay wada nabadtahay, waxaad ka heli kartaa waxa kasta oo aad ka helaysid wadamada caalamka, xataa hadii aanay markaa oolin waxaa kuu dalbaya bayacmuushtarka waxaanay kuugu keenayaan mudo aad u yar, runtii Hargeisa waayeheeda kagama sheekayn karo page-kan ama sheeko lagaaga sheekeeyo waxaba kagama ogaan kartin kaliya waxaad horumarka ka muuqda hargeisa ogaan kartaa marka aad timaado Hargeisa ee aad indhahaaga ku aragto. Hargeisa Horumarkeed waxaan kuugu soo koobayaa intaa anigoo diyaar u ah in aan kaaga soo waramo waxkasta oo aad gaar u xiisaynayso oo ka mid ah dalkeena S/Land gaar ahaan Hargeisa. To: Qaadiro Walaalo salaan. Walaalo, Waan kaa gaadhsiiyay dhamaan reer sheikh madar anigoo intaan aqaanana u sheegay inta kalana u raaciyay Hawada intaan istaagay Qudbigii sheikh, walaalo Ciida aadka u wanaagsan ee Hargeisa waan kuu dhun kaday in ka badan 10 jeer.waxaanan diyaar u ahay in aan kaa gaadhsiiyo cidkasta oo aad jeceshahay in aad salaanto ama aad fariin gaadhsiiso, waxaanan ku leeyahay ku soo dhawoow magaaladaad iyo Xaafadaada, soo noqod wanaagsan. To: Daruuraha Walaalo, Salaan. Walaalo, Ciida aad ka u wanaagsan ee Hargeisa waan kuu dhunkaday in ka badan 10 jeer, Ilaahayna wuu naga bixiyay wakhtigii Xoriyada la'aanta waxaanu haysnaa xoriyad tii ugu saraysay, waxaanad samaynkartaa waxkasta oo aad doonto. dhamaan dhalinyarada cuslaatay ee reer sheikh madar waan kaa gaadhsiiyay anigoo intaan aqaanana u sheegay inta kalana u raaciyay Hawada intaan istaagay Qudbigii sheikha, waxaanan diyaar u ahay in aan kaa gaadhsiiyo cidkasta oo aad jeceshahay in aad salaanto ama aad fariin gaadhsiiso, waxaanan ku leeyahay soo noqod wanaagsan.
|
| | Saturday, April 14, 2001 - 07:15 am Goonyii Hargeysiyo Guryosamo adooyaal amma Gala Daruuraha galabta tiiyuu Gugii da-ay waa wax lagu guyaystaa wallee anigu Goornaba naba kuma nocoo Gobaadeeeeeeeeeeeey
|