    farmer. | Saturday, December 16, 2000 - 01:29 pm I LOVE BOTH LABADA JUBA. |
    M.Muse | Saturday, December 16, 2000 - 11:43 pm waxba ha ku qorin bogaan haddaa tahay reerj/hoose oo dhalad ah, halkaan waa meel qabiil loogu tala galay . Aad bogga kissima 3 dadkaadii nadiif ka ahaa oo la kala dhumiyey ayaad ka helaysaa. HADDII GALTI AMA GIIRGIIR AA TAAHAY HALKAAN KU QORO OO HANA SOO AADIN WAA ISKU FILANAHAY KOYTO UMA BAAHNIN. |
    farjanno | Monday, December 18, 2000 - 09:27 am Duqa ma waxaa ka baqaysaa un lagu kashifo oo faylalkaaaga la keeno. maxaad u baqaysaa hadaddan wax isku ogeyn. soomaali waxay ku maahmaahdaa farta iyo meesha bukta ayaa is og.duqa reer jubooyinka waa la yaqaan orod bari ku laabo waqtigii waa is badalay. kismaayo dadkii lahabaa haysta. ha kuu macaanaato. is marji sakiin laq |
    KISMAAWI | Monday, December 18, 2000 - 11:11 am Sxb, farjanno ma waxaad mooday in maanta ciddii si maslaxo ku jirto aa idil ay yihiin Harti ama Majeerteen...middaasu waa caqli xumi iyo sharaf xumi...Waan kula qasan karnaa dhiiqada, laakiin nin isaguba dhiiqaysan waa laga wanaagsan yahay in dhiiqada lala galo...ciddaad tahayba ahoow, laakiin waxaan kuu sheegayaa in magaaladaasu ay leeyihiin ragga haddeerto ka maqan...goortay ahaataba way soo laaban doonaa INSHAAALLAAH Marka sxb ha is moodin in lagu illaaway!!!!!!!Haddiise uu yiri ereyada "GALTI, GIIRGIIR" ma meel baa ku danqatay????? Kismaawi |
    M.Muse | Monday, December 18, 2000 - 11:11 am ` Farjano Saaxiib marka hore waxaan kuu sheegayaa aniga iyo adiga markii nala fiirsho adigaa u eg wax aan isku kalsonayn wayo magacaada waad qarisay. Magaalada waa yar tahaye sedex gobol oo kale ku darso. saxiib sheekadas ma nihin dadka ay la wayn tahay sida beledkaadii, qabiilkaadii, oo marka mid adoo kale ah uu lalabo qoro ka daba qora. waana intaa inta aan kaga ilbaxsanahay haddaan nahay reer j/hoose ama reer kissima. giirgiir. Dalka ajnabiga ah ee aad joogtid haddii aad ka qaaday (cultural shock) oo aadan waayo aragnimo iyo ilbaxnimo aad uga gudubto la'dahay waan ka xumahay sidaaaaaaaaaan,LOL....., ma kugu cawini kari. Madaama add tahay dadkii kismaayo lahaa ee hadda yimid beledka ku noqo inta aysan bixin waxaan ku soo dhaafnay dad culimo ku ah jiradaada oo kale: a- maxamaadi b- cabdow c-anita d- siraaji e-mumtaas. Nabaday , Farjano magacaan ka helayba waxaa tahayba kay sugaayeen. Reer j/hoose ama reer kismaayo xaga na keena "kissima 3". |
    Canjeel | Monday, December 18, 2000 - 11:34 am Qofka hadduu yahay reer jubbada hoose oo sax, kama doodo yaa ah iyo yaan ahayn. M Muuse waa na ceebaysay, muranka noocaas waa inaan iskala waynaanaa, oo aan galti faraha uga qaadnaa , meeshay doonaan ha ka yimaadaan, ama bari ama s.galbeed , ama gedo ama mudug, ama galguduud. Runtii haddaan nahay reer kisima annaga ayaa dayacnay kisima. Waayo melodiga ay galti inoo garaacday ayaan ku cayaarnay. Waa nasiib darro!! Si kataba ha ahaatee, iam optimist in uu wakhtiga isbedelayo, that is why iam planning in aan penshankayga ku qaato xeebaha kisima, ilaa iyo 25 sano ayaa iiga hartay. M Muuse galti kisima ayaan murankeeda uga soo tagnay, ee yaanan webka lagula murmin. Canjeel |
    M.Muse | Monday, December 18, 2000 - 11:36 am To Kismaawi. waa salaaman tahay waan ku farax sanahay in aan isku mar soo jawaabnay fiiri waqtiga aan soo gudbisay qoraalka. Walaal waxaan kuu sheega yaa in aadan weligaa ka jawaabin arin qabiil ku lug leh. waayo caado u ma lihin . qofka qorayna waxaa laga yaabaa in rabo in uu soo jiito dareen kaada. runtii waxaan leenahay meel aan ku kaftano ama aan wax isku waydiino, dhawr jeer ayey isku dayeen in ay qasaan boggas, balse waa ku caajiseen oo wax u jawaaba ayey waayeen. Walaal kismaawi u sheeg intii kale ee aad taqaanid oo reer J/H ama reer Kismaayo dhalad ah in ay la soo xiriiraan Kissma 3. waxaan ka soo bilownay Kissima-1-2-3. waxaan kuwada hadalnaa afkeenii. qofka soo galana waxaa la waydiiyaa su'aalo si loo aqoon sado. CU there. |
    2M.A | Monday, December 18, 2000 - 12:00 pm Canjeel: waa salaaman tahay . adiga 2 daqiiqo ayaad iga soo horaysay. saxiib waan ogahay oo lama murmo noocaas waan iskala waynahay sidiisa oo kalano qabjiil iyo dad in la caawo kuma soo korin. waxaan ba jeclaan lahaa qof kasta oo reerJ/H ama kismaayo ah in uusan qabiil ka jawaabin. waa ka shishaynaa ku wa soo qoraaya. waxuu islee yshsy laguma arkaayee iska qor waxaad rabtid. waxay inta badan iska dhigaan dad kale si ay dareenka dadkaas u baaraan. Kaali da'iiga xamaa gii u soo wajaabi yawday. gaxaan roqaal kuu faadhay. Na iiga am barin ni aan sheem taan xaw ku roqo . xawaan baray ni tii aan u geesho gadka gaxa ni ay soo lagaan , halkii aan roqay xawaa oos lagay dumkaan oo bara ni aan baqiil kala dahlo. am u wajaabin beecna yaawe na aka baqiil am sakayno. foq saka baqiil uu ka shadhtay kaaliin naaka am siticlaami rijin.dahana noo ra aknaa beectiisa am rabanayno. canjeel. CU there. |
    farjano | Tuesday, December 19, 2000 - 03:32 am M muse waxaan marka hore ku weydiinaa adiga yaa og magacaaga inuu yahay m.muuse.ha iska dhigin nin magacisa muujiyey duqa. teeda kale in kismaayo laga dhigo meel qabiil adaa bilaabay haka xumaan duqa.sababtoo ah markaad tiri kii bari gadaasheed ka imaaday waa reer kismaayo ma qabiil baad reebatay.ani runtii waxaan ahay reer kismayo iska dhaaf anigee ab iyo isirkeey waxay ku dhasheen kismaayo.mana diidani in aad ila noolaato laaakiin duqa waaxaa keentay anaa iska leh.taariikhda dib u raac goormaa soo gasheen meesha waa lawada ogyahay.calaakuli xaal qabweynidii waa dhamaatay soomaali noqo halawada ceesho waa fikrad wanaagsan .laakiin ereyada hoos u dhiga ah jooji sida giirgiir iwm. |
    canjeel | Tuesday, December 19, 2000 - 12:14 pm Farjano saaxib, horta marka u horaysa M Muse waa la yaqaan, waana magaciisa saxa ah, aniga ayaan isku galaas ahaan jirnay, hase yeeshee anigu waxaan door biday in aan la baxo magac kale oo aan is qariyo. Una malayn aan mahayo in qof reer Kisima asal ah uu qabiiliste noqon, hadduu isku dayana wuu jaha wareeri oo meel baas buu ka dhici. Fikradaha qaarkood saxbaad ku tahay, lakin iska daa in aad u soo gudbisi hab dagaalan ah ama provakativ ah. Galti iyo Giirgiir cay ma aha, lakin waa erayo aan ksima ka wada isticmaali jirnay, oo haba yaraatee shaqo ku lahayn qabiil, sida markaan khaldaan ama somalileen u dhihi jirnay ayan qabiil u ahayn. Waxyaabaha aan hadda ogaaday waxaa ka mid ah somali pastrolists from B/wayn upnorth waxaa status ah in geel la leeyahay, lakin jubbada hoose waxaa status ahaan jirtay in lo la leeyahay, giirgiir ma ah qabiil, ee waa dadka geela dhaqda. Haddaan eego habka aad u hadlasid, xittaa haddaad tahay real kisima waa lagu sumeeyay. No hard feelings bro!! Canjeel |
    M.Muse | Tuesday, December 19, 2000 - 01:03 pm Farjano, dhaqsaad soo noqotay ee maxaa jira sowtaan odayaal ku tilmaamay oo yaqaan daawadaada. Hadii aad ka soo dhuumatay waxaan kuu sheegayaa in aadan weli fiicnayn ee ku noqo. Waayo anigu marna ma qorin qabiil mana ka hadlin ee bogeed akhrisaa. soo gal bogaan oo fiiri woraalka M.MUSE AMA 2M.A. Bal waxaad ii sheegtaa sadarka aad ka akhrisatay qabiilka. Hadaa tahay reer kismaayo ab iyo isirba maxaad adigu qabiil u qoraysaa, mise galti iyo giirgiir aa ku dhibaysa oo mid kood aa tahay? See qof reer J/H ama reer Kismaayo dhalad ah uga caroon karaa giirgiir ama galti haddii aysan mid kood muxubo gaar ah kuu haynin. Anigu magacayga ma qarin qof kasto oo reerJ/H ama Kismaayo ah wuu garan karaa magacayga hore markuu akhriyo qoraalada aan ka buuxshay KIssma 3,2. Haddii aad macagayga rabtid waa MAXAMED MUUSE CALI. waxaan deganaa luga baxsi, waxaan ka sii deganaa zonaha qaali kaba cadde. anigu uma baahni magacaada hana ii sheegin hana ii sheegin meeshii aad deganayd, waayo ma kaa dan lihi amana is baran karno oo caqligada ayaan arkaa. Tan kale horay ayaan kuugu qoray sheekada kismaayo, waxaana ku dhahay kismaanyo waa yar tahaye sedex gobol oo kale ku sii darso, hadana waxaan ba kuu ogolahay tan iyo qaahira(Egypt). Giirgiir ama galti dad aadkaygii kala dhumay baan raadinaayee web kaab dal kama dhex raadiyo, waan aqaan dalku halka uu qaaradda uu ku yaal. Saaxiib anigu kama soo horjeedo in lawa derso oo lawada noolaado haddii ay J/H noqon lahayd ama somali wayn.waana middaas sambabata haddii aan J/H ama Kismaayo nahay aa naan qabiilka uga hadlin oo waa ku labalaboonaa. ee saaxiib iska deganow kismaayo laakiin erayada giirgiir iyo galti mid kii aad u danqatayba dadka ku sifoobay iyo adiga ba gala dugsiya ilbaxni mada eeku kala yaal kismaayo. Tan kalena isku xishoo oo wax aanan qorin saxiib dusha haiga saarin. adigay ceeb kuu tahay oo qofkii boga akhriya wuu la yaabayaa meesha waxaad la imaatay qiimahooda. Nabaday giirgiir/galti. |
    Ugaasyada | Thursday, December 21, 2000 - 10:08 am yaab!!!, canjeel iyo m. muse waa iskuqof ee yaanan loojawaabin, sxb aad ey kuugu daadsan tahay, hadii kismaayo hooyadaa ku dhalatay tag hee! ragi kismaayo lahaa waa joogaan soogalooti laakiin waqtigiisi waas dhamaaday. hakugu taagnaato. qofki dhulka leh marki laga qabsado magaalo baadiyaha inuu tago oow kasoo dagaalamaa oo saas magaalada ku imaadaa, sxb ogaadeen adoon u ahaada oo Gabyow soo barya bal inuu wax idiin qabto. |
    faysal | Thursday, December 21, 2000 - 11:48 pm Ilka yar ilka yar dhashay, magaca ugaas ha wasakhayn , ee bal soo baar koormaa ilka yarta ugu horaysay in magacaas la siiyio, yaase siiyay? Hadday kula noqotay in iskaashi habar gidir iyo cayayaanka kale ee hawiye aad kismayo ku hananayso caqliga ayaad ka wasnatahay. Haddaad sheekada xumayso taariikhda boonta oo dhan baan meesha ku soo qori. Faysal |
    Ugaasyada | Friday, December 22, 2000 - 10:11 am faysal, sxb Ogaadeen dhiil aan kula jirnaa waana walaalaheen sidaadoo kale qiyaamayn mayno wixi darisnimo ah waa u ogol nahay oo dad dhul kadhaxeeyo aan nahay, ee adi ama caaytan ama qeyli, kismaayo muran dambe magasho sxb that is over, wax kale aan ka hadalno, Okey. |
    faysal | Friday, December 22, 2000 - 01:58 pm Aniga kismayo ma ka hadlayo ee waxaan ku leeyahay magaca ugaasnimada ha wasakhayn shaqo kuma lihidee. faysal |
    REPUBLICANGUARD | Friday, December 22, 2000 - 05:50 pm Faysal.........Hadii Boonimo aad nagu sheegto adigana boon baad tahay sababtoo ah SADE DAAROOD is the oldest Dhashii daarood........Mideeda kaleeto aan mid kuu sheego, Maxay tahay Habargidirta iyo hawiya aad sheegayso, Maxaa ninka raga ah guushiisa u qarisaa hadaan kaa adkaaday oo soomaali weyn magaalada soo degtay ma anigaa watay...........Mideeda kaleeto ina-adeeroow Daarood baan isla nahay waana isnaqaanaa, ina adeeroow waad dagaalantaan laakiin Mareexaan kuma dhacdaan sababtoo ah Mareexaan ayaa nala dhahaa........Mideeda kaleeto Ciilka aad mareexaan badeen mid ay iloobayaan maha, markii aad raga ku layseen Kismayo intii kalena kaneecada cuntay ma hilmaantay..........I DHEGAYSO, Saacadaan la joogo Haday soomaali naga dhexbaxdo Anaka iyo Idinka Walaahi iyo Bilaahi Duhur Cad hadee waa duhur cad ayaan idin laqaynaa.........WAR NINYAHOOW RAG HA ISBARTO |
    MAREXANARMY/REPUBLICANGUARD | Friday, December 22, 2000 - 06:02 pm FAYSAL IYO M.M IYO INTIINA KALEETO..... Horta nimanyahoow Qabiilkiina garanmaayo laakiin qofkii kismaayo ka sheekeeyo Majeerteen ayaan u qaataa sababtoo ah Darood intiisa kaleeto waa kuwo aan aad isigu fiicanahay iyo kuwo mareexaanka si fiican u yaqaana oo aan jeclayn inay dhibaatoodaan........Anigoo Qiyaastayda sii daba socdo.....RAGOOW I DHAGAYSTA INTA MAQANA GAARSIIYA: KISMAYO waa magaalo Soomaaliyeed (I know you hate that statement)......Waxaan ka wadaa waa magaalo Daarood, waligeed waa la isla deganaa la isma layn jirin.....Caydiid iyo Ragiisii ayaa soo weeraray kismayo waa wada difaacanay, (IDINKA DHINACA LACAGTA ANAGANA DHINACA WADNAHA) Ilaahay baa dagaaladii sokeeye dhameeyay, maxaad noogo soo jeesateen sow magaaalada Daarood lamaan difaacan, maxaa hartida keenay, ma nimanka Laascaano markaa ka yimid baad ka xigsatay ninkale oo ina adeerkaa ah.........WAR NINYAHOOW AAN KUU SHEEGO, QORIGAAGA CABAYSO, GOBOLADA DHEXENA WAAKAAGA ADKAHAY, KISMAAYONA WAA KAA ADKAHAY......................INKASTOO AAD HADABA KISMAYO U SAREYSAAN OO BUSINESS IYO MEELWALBA AAD LEE DIHIIN OO AAN LA IDIN TAABAN HADANA INTAA KAAAMA HELEEN....NIN WALBA DAAROOD OGAADEEN HA UGU AQLI XUMAADEE WAA KA HELI LAHAA |
    M.Muse | Friday, December 22, 2000 - 09:39 pm M/PublicanGuard, waa salaaman tahay. Aiga dartaa ayaan igu soo noqday bogaan, waayo ma jecli hadal aan wax ra'yi ah ku fadhin oo qabiil ama umad dhan oo cid kasto isuga jirta in la caayo ama aan caayo, marabi balse adigu waxuu hadalkaada iyo ra'yigaadu uu in badan dhaamo, in kastoo aada adiguna wada hufnay. TAN MAGAALADA: Sxb waa ku saxsan yahay, magaaladu waa magaalo soomaali, cid laga xigu ma jirto. cid kasto somali ah iskaba daa in ay degi kartee waa leeyihiin. Xitaa ajnabi ayaa degi kara oo hadduu ku dhashana xaq u leh in uu wax ku lee yahay. Waa la wada deganaa waagii hore, dagaal dhex mara qabiiladana maba dhicin hadduu dhacayna waa 1 ama 2 jeer oo aansidaa u waynayn. Magaalada waa lawada difaacay dad badan oo isku dhafanna waa u dhin teen. LA SHUKRO CALAA WAAJIB. Taariikhda beledka arin teedu ma taagna oo hadda kama hadlayo. waxaa ku ekaanayaa hadda iyo dagaalka sokeeye. ama ka hadlayo qabiila kale oo ka baxsan kuwa halkaam ku doodaaya. Labada dhinacba khaladaad bay sameeyeen, oo ma kala roonaan. gar qaadideedana waxaa ku fiican in ay dhexmarto kuwii waqtigaa goob joog ahaa. Aniga iyo adiga ama kuwa nala midka ahi waxay wataan warar ay qolo walba reerkoodu siduu rabay ugu soo sheegay iyo firado uu qofku ku darsaday isagoo ku tootoosinaaya xumaanta qolada kale si dadka uu u sheekaynaayo ugu muujiyo in qoladaasi xun yihiin oo ay gardaran yihiin. Dadku waa is qabtaa waana is dagaalaan waana heshiiyaan, balse haddaad aragto in la heshiin waayey labada dhinac ama midkood ayaa dan gaar ah wata.Mareexaan iyo Harti waagaan ka hor sidaan qiyaasayo isma qaban, beladkaana iskaba daa. Maanta waxaa keenay in ay is qabtaan xaqiiqada haddaa rabto waa qab- qab dhaafay iyo ma anigaa sidaa igu oran kartaa. Muran kuma jiro in markay lahaansho noqoto uu hartigu leeyahay cid kastana uga badnaa deegaanka miyi iyo magaaloba. Cid kaasto way dan qanaysaa markay aragto wax aad lahayd oo qofkale si xoog ah u soo damayiyo. Xoolahaba meesay fadhiisan jireen hadduu neef kale ku soo hormao geeska galiya hadduu isku sii adkeeyo . Kama wado in uu mareexaan rayad ka noqdo gobolka waayo isba waa deganaa haba laga badnaado, waana usoo dagaalamay oo rag iyo dumar baa uga dhintay , laakiin saxiib waa la is qadariyaa. Sida aadan u rabin in lagu xaqiro ayaa cid waliba tahay.Maamulka iyo siyasadda beledka waa loo simantahay laakiin ka waran markaad caqliyan wax istusto oo aad tiro iyo deegaanba aadan tix gelin ee aad xoog is bidid oo aad ku xila furtid haddaan sidaa la yeelin nabdi ma jira. waa nacas nimo oo ujeedadii waad ilowday. Hartigana waa qal dan yihiin oo waa in ay cidkasto xaqeeda siiyaan oo aysan ku amarku taaglayn dadka la soo halgamay. Aniga iyo adiga wax waa samayn karnaa laakiin waa marka aan aniga iyo adigu daacad iyo xaqdoon aa nahay. Balse inta qab dhaafku jiro waxaa laga faa'iidayaa waa un colaad,kala fogaan, dhimasho caqli xumo ah, qoomamayn iyo is garowsi baarixi ah. Anigu reer kismaayo ayaan ahay saaxiibo badan ayaan ku leeyahay Mareexaanka oo da' walba leh, Ma cayn karo mana eedaynaayo waayo waa dagaal sokeeye, oo siduu hadda kuula muuqdo hadhow waa iska bedelayaa, oo ma fiicna haddaa wax garad tahay in eray iyo addin xumi kaa tago. Bal dib u fiiri halka ay maanta maraayaan dagaaladii sokeeye iyo siduu hadda ku sugan yahay. kuwo isdili jiray baa maanta isu hiilinaya, kuwo isla jirayna waa is dilayaan. TAN DAGAALKA . Saxiib marna weligaa ha is oran qola ayaa qolo ka adag. Waxaa dadku kala adag yihiin marka ay caruurta yihiin oo inta mid la legdo markii labo feer lagu dhifto inta uu xanuun la ooyo garaysta in laga adkaaday, waayo dagaalkoodaa intaa ku eg. balse saxiib rag waawayn ama qabiilo is dagaalaya intaa waa ka fog yahay. oo waxuu ku go'aa dagaalku hadba kii nool labada oo ay guushu raacdo. Dagaalada qabiilka ama dawladaha guushoodu waxay raacdaa hadba dhinicii abaabulan dhan kasto. haddaad maanta abaabulan tahay adigaa guulaysanaya aniguna beri markaan isa soo abaaulo anigaa guusha leh.Greeg, Ruuman, Fircoon, Ingiriis, Muslim, Jarmal etc. Abaabul bay wax ku qabsadeen , abaabul darana waa looga adkaaday. Marka ha isu bogin oo ha is cajabin, qolada kalena hayasin ee ka feejignow . TAN WEEBKA IY FORUM KA. Waxaan dadka fursadda u heklay in ay wax ku qoraan bogaga ee (keyboard) ku dirirka ah u sheegayaa ogow inaad yahay ka ugu caaqsan somaali oo aad ka liidatid kuwa dagaalka sokeeye iyo burburka dalka aan ku eedayno oo aan la yaabo caqli xumada ku jirta. IYAGU WAY KU DHAAMAAN WAAYO CIDDAY XUMAAN U QABEEN WAY LA DAGAALAMEEN HADALKOODII iyo ficilkoodii ba way soo ban dhigeen, balse adigu qolbaad fulaynimo iyo kalsooni daro ku haysa awgeed ka maagaysaa qof iyo qabiilba oo weliba fulaynimo darteed aad magacyo aan jirin ula baxaysaa . oo maad iska daysid illeen waad ogtahay in aadan qumanayn. maad wax fiican qortid oo magacaagana ku qortid si laguu tirsado. saxib nabaday. |
    Ugaasyada | Saturday, December 23, 2000 - 08:23 pm M.muse, majeerteen calaacalka waa waxaad doqonka Ogaadeen kuqaladeen ee iladhaaf, walee iima gabatiin. waryaa isku qanci sheekooyin kiina, sxb hadaad nabad igarabto kahar magaalada kismaayo sheekadeeda waxaad oo lasiman tihiin daaroodka kale qofna qof kuma xad gudbi karo, xaqiiqada waa isla ognahay meel aad sheegataana maba jirto, waryaa baadiyaha aad sheegto waa kee? maxaa beydhabo morgan fadhiisiyey hadaad baadiyaha gobolka aad wax kuleedihiin, waxaad isugushee keysiin oo dhan waa noocaas. boosaaso ilaah ha idiin barakeeyo. |
    calanleey | Sunday, December 24, 2000 - 06:22 am Taariikh _________ Mareexaan inyar ayaa nasab ka ah oo daarood ku abtirsada, intooda badan waa boon, ama nasab dhimad. Waxaa u daliil ah dhaqankooda, qabiilka daarood ugu siyaasad xun oo ugu caaqsan weeye , waana aan hubaa in ay meel xun ku dambaynayaa. Waa dad aan waligood taariikhda somali meel ka galin , oo hadda is mooday in ay taariikh yeesheen. labaatan sano xukunka Ogaden baa idinku hayey , marka aad sida hadda oo kale wax ismoodeen waa la ogyahay meesha aad ku dambaysaan, hadana waxaan hubaa in aydan kismayo iyo baardheere toona sii joogi doonin. Jubbda hoose waa dhul ogaden , in badan oo somali ahna way la degtaa, laakin mareexaan kuma jiro, majeerteen in uu kismayo dego cid u diidi karta ma jirto, iyagase dhibaatadoodu waa meel gaaban ayay wax arkaan. Warkii oo kooban bal caqli xumada boonta dib u wada akhriya, cuqdad aad qabtaan waa tan idinku kaliftay in aad ugaas eydan shaqo ku lahayn sheegataan. Erayada halkan ku qoran waxay u dhigmaan kuwa maan gaabta ilka yarta ay qoreen. Mr.Calanleey |
    UGAAS WASE | Monday, December 25, 2000 - 06:47 am ar aduunyadii waa macna beeshay. bal bogaan fiisha, YAAB! BOON IYO RIIBI MAREEXAAN oo la tirsanaysa NASABKII HARTI IYO OGAADEEN. ILKA YARTU WAA RIIBI, RIIBINA ASALKDU WAA AYLE BOON AH, KISMAAYO AYEY KA TUUGSAN JIREEN. INTA KALENA WAA "HOWRAAR SAME IYO HABAR YAAQUUB". HEEDHE SINJIGA SOW KAMA GARATID MACAAN KOODA. DIBADDA MARKII LOO SOO QAXAYNA DHALINTII MAREEXAAN WAXAY KU BIIREEN URURKA "GAY $ LESBIAN KA " WAXAANA DALIIL U AH OO WALAAHI IGU AH WIIL IYO GABAR AY KALA DHALEEN C/MAAN JAAMAC BARE IYO M.SIYAAD BARE. WASHINGTON D.C. WADADA 16 ILAA 20 AYAAD KA HELAYSAA WAQTI KASTO IYAGOO WADA KUWO CUSUB OO MAREEXAAN AH. BOOWE LA DHIMAY MAXAA TIRI WAA LA KHANADAA. |
    Ugaasyada | Monday, December 25, 2000 - 02:36 pm af caaytamay ninkiisuu kuyaalaa, waa iga waanee sheekada kismaayo kahara niman kan reer bariyoow. dadka deegaanka wax kadago waa dad edebleh laakiin kuwaan dhibka kahelo inay iskaga haraan aan kuwaaninayaa. qofki aan isku kalsooneen hacaay tamo ilaa intaasay awoodoodu ku egtahay. |
    Jibriil | Tuesday, December 26, 2000 - 01:51 am Ilka yar in aanay Kismayo shaqo adna waad ogtahay, hooyadaana way ogtahay. Sheekadu taa ma taagno, ee waxay taagantahay ilka yar iyo Ugaas ma is galaan? waa maya. Taariikhda boonta waa la yaqaan, ee ma waxay idinla noqotay in xaalad mar dhacday ay badali karto asalkiina. Odaygii darod ahaana horay buu idiin habaaray akhlaaq xumo aawgeed , oo idinku habaaray ciriiri alla ha idin galiyo.Gobolada dhexe iyo Gedaba ciriiri baad kaga jirteen, Kismayo inaad tagtaana ciriirigii umbay idin sii galinaysaa. jibriil |
    faqash | Tuesday, January 02, 2001 - 02:05 am maxaa tiri kismaayo waa magaalo daarood habartaa was ama boon daarood ahow ama daaroodkii runta ahaa kismaayo waa idin deysey hadaad. teeda kale maxaa difaacdeen sowtaad dabada dhigateen maaha. taariikhda way qoreysaa waagii daarood cararkii lol. |
    MORGAN | Thursday, January 04, 2001 - 11:51 pm GEEL CARUURI QAADAY MA DHEERA KISMAAYO WAA LA QABANYAA SIDA UGU DAGDEG BADAN DADKA KISMAAYO DAGOW MAGAALADIINA DIB U DHISKEEDA KA QAYBQAATA,WAXAA MAGAALADA DHAWAAN GALAYA CIIDAN XOOG LEH XABAARSAN HUB CASRIYA OOY UGU DEEQDAY DAWLADA ITOOBIYA,WAXAAN WADAJIR UQABANYA ADEN GABYO IYO MORGAN,WAXAA MARKIIBA LAGU DHAQAAQI DOONAA IN LA SOO QABTO DADKII XASUUQA U GAYSTAY MAGAALADA IYADOO MAXKAMAD MILATARI LAGU SAARI DOONO KISMAAYO SI FIICAN U DHAGAYSTA BBC. kismaayo waa magaalo soomaaliyeed qofkastaa waa ku noolan. |
    MJ | Monday, January 08, 2001 - 05:09 am UGAASYADA SXB WAXAAD TIRI HADDAAD NABAD RABTID II DHAAF KISMAYO, HORTA MA HAYSATID ADIGU EE WAXAA HAYSTA DAD ISKU MAGACAABAY (ISBAHAYSIGA) YAY ISU BAHAYSTEEN (MJ). HADDABA HADDAAN KAAGA HARRO TAASI WAA CALAACAL TIMO KASOO BAXEEN, EE WALIGAA HA KU SEEXAN TAAS. |
    morgan | Monday, January 08, 2001 - 10:21 pm waxaan filayaa inaad warkaygii rumayseen walaalaha dhuuso mareeb,waqti baa idinku socoda ee maagaalada isga baxa ama dhaawac iyo dhimsho badan waa idiin sugi hana filina in dagaalku uu dhamaan dhuuso mareeb lafteedu waa bar tilmaameed waanna meesh ciidanka laga keenay. wiilasha mareexaan ee faanaya ogaada in baroor idiin danbayn waxa badan baad dad danbi ka gasheen tani waa tii la idinka aari lahaa. mudadii aad meesha fadhideen waxaanu is lahayn way isu caqli celin lakiin waxaanu ogaanay inaad xaqdarada wada taagersantihiin. |
    morgan wase | Tuesday, January 09, 2001 - 02:35 am ninka moorgan isku sheegay aan hal ku dhaho duqa.haddaad majeerteen tihiin waxaa ka dhamaan weeyseen m0oorgan oo ah ninka ugu fuleysan woorloorad soomaalida waayo meeqa jeer buu isagoo la soo gaarin ka cararay magaalada. kabadhig hadda wuu soo socdaa maxaa ka dambeeya sow inuu cararo maaha haddana.meeliyo qofkale sheega laakiin moorgan habrahuu ka baqaa.lol |
    Ogaadeen Absame | Tuesday, January 09, 2001 - 05:00 pm Waxaan leeyahay magaalada kismaayo waxa mar dhow kaa kicin doona raggii lahaa ee ka kacsaday gaalo madawda aad qaraabada tihiin ilka yarey(ileen talxuhuba iyo habaryaqubba waa haraadigii gaala madowgee)i don't mean dhaladka mareexaan(i respect them). waxaanu dhulka daganayn in ka badan 300 oo sano waa Ogaadeen Absame iyo intii la dagi jirtey ee sheeqaal ow qudub....iyo..culumadiii ilaahay....i mean dhulkan waxaa la oran jirey juba haddana loo yaqaanaa jubaland from jilib to garissa to wajeer to baardheere ..to the lamu city on the indian ocean , dowladdii gumeysiga ingiriiska ayaana u kala goysay laba dowladood, marka hadday habargidir ku keentay waxaad tahay la heyste loo taliyo, dunidana meel uu u ciirsado waayey, anagu markuu wadanku burburay waan nu ka xoreynay dadka gobolada ka imanayay balse markaynu aragney waxa miiska yaalla ee lagu dagaalamayo ayaannu waxaannu door bidnay in aan ku ekaanno degmooyinka gobolka oo aad taqaanid oo kulligood ah Carro Absame, waa tii aad idinku markuu amxarka idin soo cayrshey aad xuseen caydiid u tagteen oo la idinku soo conscripted to kill the children of Darod in aad diyaar u tihiin xasuuqa iyo laynta iyo dhibaato abuurka guri islaameed ileyn hawiye kuma uu san damaashaadeen beerihii gosha iyo asoondooyinkii jubada mana ka abuureen daroogo iyo xashiish, haddii uu wax garadkii Soomaali iyo aqoonyahankii daarood, Ogaaden Absame eysan cayayaanka mareexaan qasaynin. Bal eeg afmadow, badhaadhe, xagar, marreerey and buaale, kudhaa, buurgaabo, dhoobley , qooqaani, jilib which all lie in the four corners of kismayo, are they yours or hawiye's aha ku keenay magaalada sidii caruur guriga laga soo cayrshay. the only thing you can do to claim kismayo is in aad guryaha aadku lahayd inta dhex istaagtid tiraahdid warda ba'a gurigan anaa leh that is the only thing we the true fighters, who fought against the British Empire, Italian Government, and the Ethiopian government for more than 500. years, can accept, not in habargidir ay magaalo kuu qabato aad la jaqjaqleysid. we declare this to regain it insha allaah by a peaceful and deplomatic way first, if not to wage a full blown war from all of us, absame to retake it from cayr iyo cayayaanka marba meel u booda mar amxaara gala marna habargidir u gala .kama caytanno netka balse ..i meant to silence..dad ..meelahan wax ka caayayey . ..i see you there in less than a year .....awoowgiin la gub........ |
    DABAAL DILE | Tuesday, January 16, 2001 - 10:05 am KULIGIIN WAXAA TIHIIN NAJIS IYO LABA DOOFAAR KISMAAYANA MALIHIDIN MEEL KASTANA WAA LA,IDINKA BURINAA DAAROOD OODHAN MARTIYOW KUYAHAY SOOMAALIYA MARKA WAXAAN IDINKULA TALILAHAA MAHA ISKA SII DEGENAADA JAQJAQDA BADANA ISKALA HERA ADINKU ISISII FEENFEENTA MUSTAQBALKA DHAWNA WAA LA'IDINKA WADA BURAA ISKANA SII BEER LAXAWSADA INDHA HIINANA WAX WAA KU ARKI DOONTIIN |
    UGAAS | Sunday, January 21, 2001 - 05:08 pm Asallmy allykum. yaa daarood. wallaalayl ma is og itihiin in uu qabkiinu dhaafey qabiyo kibir oo masiibada idunku dhacday tahay kibir inuu hawiye nala hadlo nala fariisto noo garnoqo noo kala waramo. I laaiyo hadda ma arga internetka somalinet soomalida kale ee ka socota isaaqa iyo hawiyha oo iscaynaysa oo wax iska sheegaysa waxaa xaqiiqa ah inaa tihiin dadka ugu qabka weyn soomalida waxaana oralhaa daaroodka kale oo dhan waaba laga fariisan lahaayee labadan reer ee mareexaan oo dawladii isku mahadiyey iyo majeerteen oo boqoradii iyo boqortooyadii weli wata ayaa ugu daran daarood nimanyanow waa xaqiiq inaad soomli ugu kibir badan tihiin islamrkaana aan cidkale oo soomali ahi aaney jirin xagiina ee iska daaya kibirka waa lagu kufaa lagu kala jabaa ee anigu hawiya waxaan ku iraahdan hadaan daaroodnahy nagam aydaan adkaanke anagaa isnacanay oo israbney idinkana wadadii baan idinkeeney ee howshaan idinku maydaan haweysa teen balsea kibirka daarood oo aan xadla hayn ayaa keenaya iyagoo isu gabanaya. hadaba niman yahow intaad iska daysaan nacnacda danihiina iska daaya walee faan iyo kibriba waa idinku egahy kibir ilaaah buu u baahanyahay. |