We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 16, 2000 - 06:39 pm waxaan ahay gabar reer BUUHOODLE oo jecel inay barato ila adeeradeed ku nool aduunka dacaladiis kala duwan iga la soo xariira dhegdheer@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 16, 2000 - 07:19 pm salamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu: RAMADAAN KARIIM: ina adeer wan ku salaamay waxaan ahay gabadh ina adeertaa ah kuna nool canada marka waxaan kugu hanbalyeynayaa bisha ramadaank ilaahay ha inga dhigo kuwii u ka aqbalo cibaadadooda insha allah sidoo kale ciid wanaagsan oo ah hor umaris, wasalaamu calaykum raxmadulaah. ina adeertaa Aisha:
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 12:58 am Asalaamu calaykum inadertay macaan waan ku salaamay ramadaan kariim insha alaah waan kula soo xiriiri doonaa insha laah walaashayda qaali ahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 04:56 am Layla waa laguu salaamay. Salaan ka bacdi waxaad tahay qof ilaah sharaf u dhameeyey oo danaynaysa qaraabada. Alla ha kuu sahlo muraadkaaga. Walaal ku dadaal sidaad ugu laaban lahayd dhulkii waayo waxaynu ubaahanahay maskax hufan qof wata oo adoo kale ah. Ramadaan kariim wasalaamu calaykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 02:31 pm Si weyn ayaan iddin ku mahad celinayaa sida sharafta leh ee ad iigu soo jawaabteen. waxaana jeclahay in aan yeelano xiriir toos ah dhamaan teen.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 05:12 pm jangali dhulbahtne oo badownimo u dhan tahay ayaa isku soo aruuray. reer baadiye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 25, 2000 - 01:08 pm inaadeer waxaan dhamaan dadka dhulbahante meel kasta ay joogaan waxaan leeyahay ciid wanaagsan iyo sanad wanaagsan"""""" waxaan idin leeyhay halkaas hawsha ha laga wado yaan la is ilawin meel kastoo lagu nool yahay. waxaan leeyahay layla ,inaadeer barasho wanaagsan hadaad inan tahayna si gaar ah baan u xiriiri donaa lol.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 01, 2001 - 06:52 am TO: DHULBAHANTE Ciid Mubarak.....iyo Happy New Year!! Horta anigu ma ihi dhuloos,ee waxaan ahay Issaq(Ciise Muusse) ![]() ![]() Haddii ay dhacdo inaad halkan soo gashaan(asxaabtaydii reer kaasa bobolaare)pls ii soo sheega meel aan idin kala soo xiriiro iyo halkad ka degan tihiin adduunwaynaha. ![]() Sidaa iyo ismaqal danbe.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 01, 2001 - 06:55 am TO: Dhegdheeer waan kula soo xidhiidhi lahaayee,waxaan ka cabsaday inaad iga soo eryoto boholaha xargaga,nin gaabiyaan ahay ![]() Intaasina waa iga kaftanee reerow HAPPY NEW YEAR!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 06:51 am dhegdheer was a cannible woman in nugaal balateue so are addicted to the human flesh if so there is possibility in england as there is meat shortage following foot & mouth out break and you may there after excused
|