    Faysal | Sunday, December 17, 2000 - 07:48 am Reer Barbara what's up!!!!!!!!!1 |
    xato | Tuesday, December 19, 2000 - 05:54 pm wazzzzzzzzzzzzuppppppppppppppp BARBARE I MY PLACE. |
    ali | Saturday, January 13, 2001 - 06:31 pm Meeshan Faqash aa isugu timi, yaan loo jawaabin faqash. |
    ali | Saturday, January 13, 2001 - 06:39 pm Meeshan Faqash aa isugu timi, yaan loo jawaabin faqash. Faqash ayaa mawduucan furtay, Ninkii ragi waa og yahay doqona loo sheegi maayo. |
    Natasha | Sunday, January 14, 2001 - 11:10 am To Ali, shaqo la'aan ayaa ku haysa, bilaa edebna waa tahay ee dadka iska daa ha kaa sheekaystaane sick person ayaad tahaye orod oo isdaawee, |
    KEYSE | Wednesday, January 17, 2001 - 11:32 am Cali ma cabsantahay ina adeer? |
    laha dhabayaco dhibadana | Wednesday, March 07, 2001 - 09:40 pm waxaan ahy reer dhabayco boosta agteediid , waxaan saaxiib ahay daqoofil ,suudi, buraale qayo qaaxo, eid iyo ina xandoon, xassan qaylo weyne . asal Berbera , shacab boys school, saaxil, iyo Bursade secondry oo aan ahaa ducaddii u horaysay , aniga iyo badaadir laangae , |