    majid walid-salax | Sunday, December 17, 2000 - 08:54 am salan dhaman, heer bhadan walaalya, kuusi dhawada gurigina.. sii daa iyo ramadan wanagsan.... waa kuul caam waa intum be alfii khayer.. dimtum fii recayatiilaah |
    Anonymous | Monday, December 18, 2000 - 11:58 am War matii boodhka waynayd baad ii faaninaysaa |
    Anonymous | Monday, December 18, 2000 - 12:01 pm waar dadkayagaa galbeedka degaa waxaanu maqa lay meeshee waa laysku sumeeyaa. |
    BADHMAAWI | Tuesday, December 19, 2000 - 08:52 pm Fadlan idinkoo mahadsan horta magaca si fiican ugu Dhawaaqa B A DH A N, tankale horta dalkeena meel aan boodh laheyn ma jirto B A DH A N lamaguuma sharixi karo hadaadan arag, waxay ku taal marka ay dhamaato Buurta la magac baxday CAL MADOW, evergreen mountains with a water falls, please if you need to talk about B A DH AN you have know and otherwise ask us. |
    Anonymous | Wednesday, December 20, 2000 - 12:05 pm waar meel biya qadhaad looga cararay,boodhkeedana indhuhu kudoolayo baad noo sharaxaysaa, waa laas caanood iyo ceerigaabo oo kale. waar waxaan garan waa maxay sunta ninkakale sheegay. |
    Anonymous | Wednesday, December 27, 2000 - 05:27 am I have heard that in Badhan guys move around at night in the city and go to the windows of the houses so as to listen what the married couples are doing inside their houses, the obtained information becomes an entertaining news for the community the next day.!!! |
    Anonymous | Thursday, December 28, 2000 - 08:14 am What a shame !!!!! |
    AMAZEDMAN | Saturday, December 30, 2000 - 04:27 am u know what? all u ppl in here r acting like old ladies.....grow up for god sake. others are talking good and usefull things about their provinces as a whole, and we here in sanaag are acting like immature LITTLE GIRLS, if my description was to be accured.... ppl ,, the botom line remians thAt if u dont have anything good to say then please do by any means keep ur opinions to ur self. i personally i'm not from bhadan, but from the region sanaag where i was born and bread. andi dont think that it will do any good 4 any body to insult a specific area of land, whether u r from the city it self or the region because at end of the day we are all from the same mother soil right..... whether it's SOMLIA or SOMALILAND. PIECE OUT |
    Anonymous | Monday, January 01, 2001 - 08:21 am have you gonne crazy?? don't bring somaliland issues here!!! this is Somalinet and Badhan is located inside great Somalia!!! |
    HuuniYe | Tuesday, January 02, 2001 - 06:28 am Asalaamu alaykum dhamaantiin...Yaa caruurtii badhameed meehsa ku jira?????????????????ANAYSBARAY |
    arii-abowa maxaad trii | Friday, January 12, 2001 - 01:31 am yoooooo, if u dont know bhadan, keep pie hole shut. else i'll kick ur ass from my screen! like the man says! bhadan waabalaad cajiib ah , lol. heeeeeeeer bari where ya @. haber-axmed nigga is repesenting yooooo, come out & represent ur self, hasslers. piece out. |
    BUGGER | Saturday, January 13, 2001 - 05:54 am YOOOOOOOOO, DYM, I HEARED THE TOWN IS GONE BIG! ITS NOW ALMOST BIGGER THAN CEERGAABO I HEARED! MY MUM WAS THERE LAST SUMMER! |
    saeed | Saturday, January 13, 2001 - 06:47 am asalamucalaykum! fadlan markaad bogan wax ku qoraysid la soco in sumcada dadka magaca badhan wata ay saarantahay.markaa walaalayaal qoraaladiina yaanay noqon ku loo adeegsado xumaanta dadka dega badhan. you what ...........mean ..............no...............bad.............bad............................languages ........pleaze keep up the good thoughts. bye saeed |
    saeed | Saturday, January 13, 2001 - 06:56 am asalamucalaykum! fadlan markaad bogan wax ku qoraysid la soco in sumcada dadka magaca badhan wata ay saarantahay.markaa walaalayaal qoraaladiina yaanay noqon ku loo adeegsado xumaanta dadka dega badhan. you know what mean no bad languages ........pleaze keep up the good thoughts. bye saeed |
    said | Saturday, January 13, 2001 - 08:45 am to!arii-abowe-maxaad -tiri hi! remember the golden rule! treat other members as you would like to be treated. good luck dude! |
    Higlo Badhameed | Saturday, January 13, 2001 - 05:23 pm Assalamu Calaykum War Huuniyow ilaahay Huuniye ha u naxariisto. ee bal higlo iiga waran iyo shaahii macaanaa ee badhan caanka ku ahayd . wiilka isku maga caabay ari boowe adna waxaan ku leeyahay hadaad tahay real reer badhan jooji hadalka xun ee aan badhan lagu aqoon sida ASS IYO IYO WIXII LA MID AH OK. |
    Anonymous | Saturday, January 13, 2001 - 05:26 pm Assalamu Calaykum Badhan hadey weynaato iyo haddii kaleba wax la weynaan meyso .sow weli biyihii kharaaraa lagama cabo. Jidkii 30 kana sidii looma tooreeyo. good luck reer Badhan |
    WARSANGELLI MAN | Saturday, January 20, 2001 - 05:48 am -------------------------------------------------------------------------------- Assalamu calaykom Dhammaantiin waad salaaman tihiin dallinyarta WARSANGELLI meel kasta ood joogtaan. 1. waxaa is waydiin leh meeyey dhulkeenii iyo dadkeenii? 2. maxay ku suganyihiin? 3. miyaanay ahayn waxa ay ku sugan yihiin dib u dhac,jaahilnimo,nolol aad u hoosaysa marka loo eego goboladda aan jaaraanka nahay? 4. miyaan ka aqoon liidanaa? 5. miyaan ka hanti yarnahay? 6. miyaa la inaga dadnnimo fiican yahay? 7. maxay ku dhacday in aan la hayn hogaan addag oo beeshu yeelato,sidii lagu yaqaanay ka hor sagaashan sanno? 8. maxaa loo waayey MAXAMUUD CALI SHIRE cusub? 9. in ay odayaasheena qaarkood Hargeysa u adeegaan qaarka kalena Boosaaso u addeegaan labadaana aan waxba uga dhexayn ma wax ina qobtaa? 10.maxaa loo waayey dhallin yaro midawda,iskuna dayda in ay wax ka qabtaan duruufta xun ee ay dadkeena gudaha ku nooli? dhammaanteen waa in aan helaa jawaabaha su'aalahan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! |
    ask-qaawan | Tuesday, February 06, 2001 - 05:38 am ahahahahaahahaha Arii-boowe-maxaa-tirrii You really cool why not identify yourself instead of ur jilib? and keep kicking asses that crosses their 4 diameter cirlcled border ahahahahaha..hehehehehe laughing out loud.. |
    badhan1 | Sunday, March 11, 2001 - 12:02 pm badhani nina uma baahna ee nin walboo niyaadaada geli maca salaama ama cay ama amaan tagtay taasi ee mid kale ka hadla |
    nin qabiil ka soo horjeeda | Thursday, March 22, 2001 - 09:39 am Kuwiina qabiilka iyo af xumada meesha ka wada dadka amaan geliya oo ilaahay ka baqa. Ninka leh Badhan ayaa laysku dhegeystaa waa jaahil donayaa inuu dad kaga cadhaysiiyo laakin isaga ayaa ilaahay u cadhoona doonaa madaama wuxuu wadaaba ay fidnad tahay. Bal muxuu wax fiican ugu hadli waayay? muxuu u dhiiri gelin waayay dadka waxa fiican ka hadlaya? Because waa eey aan Ilaah aqoon aflagaado mooyaane. wax kale oo ficican oo uu ka hadlo wuu garan waayay. Qabiil iyo nacayb iyo brain wash lagu sameeyay ayuu ka badin waayay. Ilahay ummadda kaa qabay ninka noocaas ahow. |
    riig la helay | Sunday, March 25, 2001 - 01:03 am Saa waa baran,saa waa bakh ee badhantu ma beytalmeybaa,ma wiyeerkii baa weli loo walwaalaa, mise macaan baa sida hadaaf....? |