Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Borama
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

borama

Sunday, December 17, 2000 - 12:44 pm
Hello Borama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leila mousse från sweden

Monday, December 18, 2000 - 02:26 am
salamacalaykom halkan waa sweden waxan nahay gabadho sweden ka so hadlaya waxan salamaynaa dadka ku nal magalada borama dhamaan khasatan aderkay mahamud muhumed nur iyo caruurtisa iyo oridiisa kaltuun huusen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFTOOX

Monday, December 18, 2000 - 04:17 am
Hallo: awdal
waxaan halkan salaan aad u qiimo
badan uga gudbinayaa.
dhamaan cayaartooydii kubbada cagta
ee gobolka AWDAL.
Gaar ahaan BOON.
Ramadaan wanaagsan.GASLE , IRRIJE, SAGARO,IDRIS,
XUU-XAALE, SICIID UURBEYTE, IN-DHADOON,
YOOLAC, IWM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miskiinka

Monday, December 18, 2000 - 09:01 am
waxan halkan ka salaamayaa cabdi qani maxamad
aadan <dhancade oo kumagac dheer qaniinto>
dhigtana jaamacada kutaal boorame waxan kuleeyahay
nabad kusoon waa miskiinkii sidaas iyo nabad galiyo in usa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARAXYOOD

Monday, January 01, 2001 - 07:25 am
HALLO BORAMA
WAXAN HALKAN KA SALAAMAYAA DHAMMAAN DADKA REER
BORAMA.
WAXAN SI GAAR AH U SALAAMAYAA REER TUURQAYLO IYO
CIDHIIDHIGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yonis Ciismaam

Sunday, January 07, 2001 - 07:50 am
BORAMA! BORAMA! BORAMA!

War yaaleh BORAMA Jiibril Yonis/Maxad-Asse?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haawo Taako

Monday, January 08, 2001 - 05:34 am
Sallaamu calaykum
Waxaan kalkan ka sallaamayaa dhamaan dadka Somaliyeed gaar ahaan wixii ku jira iyo wixii ka baxey dugsiga hoose/dhexe ee Xaawo Taako Woqooyiga Borama.
Adiguna waad sallaaman tahey ninkan Sallaamey Reer faaraxyo iyo Tuur haylo waanan kaa gudooney sallaan taadii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKRAM

Tuesday, January 09, 2001 - 06:42 am
Borame waxaa iska leh 1 muusafiin oo kasoo jeeda habarcafaan 2 reer axmed oo ka soo jeeda reer makaahiil 3 reer maxamed oo maxamed case ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Ruug-Cadaa

Tuesday, January 09, 2001 - 06:58 pm
Assalamucalykum

Boorama waxaa iska leh Muusafiin iyo Reer Axamed iyo Reer Maxamed oo u kala degen sidan soo socota
Reer Muusafiin waxay ka soo degaan dhinanca sare ee buurta SAW QAYLO iyo hareera heeda waayo waxay degan yihiin inta u dhaxaysa meesha layidhaahdo AFCAS iyo HOLHOLKA ILaa laga gaadho Waraqa.

Reerka Axamed Waxay kasoo degaan dhinaca TUUR QAYLO ILaa FULUNFUULA. Reer Maxamed Waxay kasoo degaan dhinaca FAARAXYOOD ILaa Buuraha ALOOGEED
Hadaad u fiirsato magaaladii hore ee boorame waad arki kartaa waxaan kuu sheegayo ceebna maaha ee waa wax jira hadaan inyar kaaga sheego arintani siday u jirto waasidan.

Xaafada Xalane Waxaa ugu badan HABAR CAFAAN taas oo ku tusinaysa inay ladageen walaalahooda Muusafiin dhinaca kale xaafada Axmed Gurey waxaa ugu badan Jibriir yoonis taas oo ku tusinaysa sidoo kale xaafada hada layidhaa Saybeeriya iyo meeshii hore loogu qali jiray xoolaha ilaa dhinaca Qoor gaab waxaa ugu badan Maxamed case taas oo ku tusinaysa sidoo kale.

Samaroonka intiisa kale wuxuu degey nin walba dhinaca ugu dhaw ee uu kasoo galo reer koodu Magaalada Reerka REER NUUR waxay ka degan yihiin dhinaca SHaylaha taas oo ku tuseysa inay u dhowdahay DIla ama Awbare.

Reer ka layidhaa Aadan Yoonis waxay degaan dhinaca dhigta saas oo ku tuseysa inay u dhow yihiin Sheed dheer iyo Bankii Ethopia.

Makaldheere, Celi, Bahaber Cabdalo iyaguna waxay degan yihiin dhinaca dhawrwanaaje laga soo galo taas oo ku tuseysa inay u dhow yihiin Harawe iyo Dhinacii Ethopia.

Hadaba Waxaan sidaa uga sheekeyay maaha Xumaan ama aflagaado ee waa wax jira cidii taarkiida taqaan uun baa fahmi karta hana moodin wax danbeeya qofka sheekadan qoray ee waxaan jeclaaday inaan ogaano cida Boorama iska leh marak hoos loo dego iyada oon laga caydhinay cidii aan ahayn Muusafiin, Reer Axamed iyo Reer Maxamed toona oo waa Magaalo samaroon ee sidaa haloola socdo dhamaan teen waxaa sheekad qorey ruug cadaa Habar Cafaana oo deganaa xaafada xalane in badana u raadca ugu jiray siduu u ogaan lahaa walaalahiisa samaroon
Sidaa iyo Nabad gelyo
Wasalamucalkum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdalian

Wednesday, January 10, 2001 - 01:12 am
xayawaan xun baa su'aal idin soo dhex dhigi doona tan la mid ah( yaa boorama is ka leh ) waa la yaqaana cida boorama iska leh samaroon baana iska leh sida dilla,saylac iyo magaalooyin kale oo badan .
ha uga jawaabina su'aalahan oo kale waayo dood fool xun ayaa halkaa ka bilaabmi.
waanad mahadsantiin.

your brother in islam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Markhaati

Wednesday, January 10, 2001 - 12:31 pm
From: Awdal ( Footballer )
waxaan ka mid ahay ragga sida sharafte leh
Gobolka Awdal looga Ixtiraamoo
hadaba waxaan adiin sheegayaa
markii aan ciyaarayey kubbada cagta ee gobollda
dalka. 1985 Hargeisa waxaa kubbada cagta
cayaarayey rag dhalinyaro ah oon aheyn reer
Boorame.
1986 Burco waxaa ku jirray dhowr qof
1987 sidoo kalle
Gobolka waxaa u cayaarey waxay u badnaayeen Isaaq
iyo reer Xamar
Gobolka waxaa u dhashey wiilashan
Fu'aad Osman Boorame
Mahdi Ghandi Boon
iyo walaalkii allaha u naxariistee
Jamaal Farah Aden
Inna Daa'uud. oo ka yimid Italy
Taasi waxay ku tusaysaa in markasta
gacanta aan ugu jirno Isaaq addiguna waxaad ka hadleysaa. Yaa leh Boorame.
Cayaartoygii kalle ee gobolka Waxay ahaayeen
Kotali....Djibouti............. Gadaboursi
Dhego.....Djibouti..............gdaboursi
Falarii...Djibouti. ;............Isaaq
Tigana....Djibouti;;.............Isaaq
Aden Buubee..Djibout.............Gadaboursi
Abdi Xakiim Djibouti............Isaaq
Xakiim .... Djibouti...........Isaaq
Siyaad...... DSjibouti..........Isaaq
Shawkax xamar...............Hawiye
Aweys Marka ..............Eeley
Xassan Qoryooley...........Digif
Shaqeyste..... .Djibouti.........gdaboursi
Adnan Djibouti....... .Issa
Xariir Djibouti..........Isaaq
Bidhiidh Boorame...........Isaaq
dacar Boorame...........Gadabuursi
Sacad Boon........ Gadabuursi
MAhdi ghandi Boon............. Gadaboursi
Jamal farah Boon........... gadaboursi
xamari Djibouti.......... Gadboursi

Xariir...........Hargeisa...........Isaaq
Laabaa...........Djibout............Isaaq
Laakiin waa labbo sanno ilaa saddex sanno
oo la isku darey. lakiin labadii sanno
ee ugu Horeysay
waxaa Samaroon Ahaa.tiraba 2-3
hal qof oo reer Boorame MA GALIN GAROONKA
Waa laguu hayaa liiska iyo cajaladihii.
Hadaba Reer Boorame halkaa waxaa ka cadaatey
iay ahaayeen Badow iskala qaad-qaada
garoona lagu Aamini waayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Ruug-Cadaa

Wednesday, January 10, 2001 - 02:05 pm
My brother Awdalian Maaha Ceeb in uu qofku ogaado meesha cida iska leh Mana u jeedin Boorama cid aan Muusafiin, Reer Axamed iyo Reer Maxamed ahayn Baale ee waa magaalo samaroon.

Waana caasimada aan ku faano markaan dhex joogno bulsha weynta soomalida kale ee waxaan taan tuseyaa in meel kasta cid loogu yimid.

Waxaana dhici carta in laga bato mudo kadib hadab ha moogan sheekadu waa cayn kaa qofkii si xun u macnaynaya waxaan odhan marka hore ka fikir waxaan qoreysid ama aad odhanaysid.

Hadaba ujeedadaydu waa sidaa ee hala ila socdo magaalooyinka iyo tuulooyinka kale ee samaroon waan ka hadli hadii Ilaahay yidhaahdo
Wassalamucalykum
Waa Ruug-Cadaagii oo soo rogaal celiyay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 07:55 pm
Walaalayaal waxaan ahay nin reer boorame ah kuna dhasay waxaan jeclaan lahaa inaan iska dhaafno boorame yaa leh maanta majoogno aniga ayaa u jawaabay ninkii lahaa boorame yaa leh waa fool xumo inaan inagu isu soo noqon bal intaynu si daacada isugu warano inteena dhalinyari aan ka tashano aayaha gobolkeena iyo iyo shacabkeena la dulminayo Walaahi waxaan jooga dalka maraykanka waxaan ka xumahay xagaradkeenii oo dhuuni raac noqday iyo ninkii wax qaban lahaa oo la dilayo waan yaabay ee walaalayaal kan samaroon hakee laga soo habaaray intee geesi la inaga dilay aaway Janankeenii qaaligii TOLay oo TOlay YUUSUF TALAN aaway CAwaale bustaale aaway ALI faarax sayax aaway geesiyaasheen waar inaga ayaa jiilka dambe ah ee aynu ka fikirno oo aynu ku dadaalno sidaan nafteena iyo gobolkeena kor ugu qadi lahayn aan isku kaashan lahay walaal yaal qofkii Samaroonimo dhab ka tahay ama wadanimo dhabka tahay hala iga soo xidhiidho Emailka oo aan u isticmaalo si ku meel gaadha mabruuk24@maktoob.com wabilaahi towfiiq kolay waxaan jeclaystay inaan idiin sheego qabiilkaan samaroon ka ahay waxaan ka baqay inaad ii malaysaan qolo kale oo ina basasaysa ee hadaan qabiilkayga idiin sheego ha u qaadanina inaan samaroon kala gaynayo ama qabiil qabiil aan u kala saarayo maahmaah ayaa ahayd hadalkaaga hortii hafeefbaa la dhigtaa gurigaaga hortiina oodwaynbaa la dhigtaa iga raali ahaada walaalahay samaroon waan u xiisay boorame waa i garanaysaan hadaan isku kiin sheego laakiin wakhtiga ay munaasib noqoto ayaan isku kiin sheegi waxaa ahay [ JIBRAACIN] MIDNIMO AYAA GUUL LAGU GAARAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Friday, January 12, 2001 - 10:19 am
TO:JIBRAACIINKA
saaxiib magacaaga sheeg ama meeshaad dagenaydeen boorama iyo dhalintaad,isla socon jirteen.markaasaa lagu garani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 13, 2001 - 07:44 am
Aliyow aad iyo aad ayaad u mahadsantahay laakin hadaad rabto inaad ogaato macagayga meeshan cid kasta ayaa soo gali karta ee igala soo xidhiidh Emailka meesha aan ku qoray adiguna is cadee oo ali maahee maxaa tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

akram

Saturday, January 13, 2001 - 08:07 am
waan idin salaamayaa reer boorame waxaan idin waydiiyey shirkada albarakaat ee leh telephonada iyo bangiyada iyo sariflayaasha yurub iyo maraykanka iyo xawaalada iyo baayacmushtar kale waxaan maqlay in gadabuursi qayb ku leeyahay shirkada waliba reer boorame caan ka ah markaa yaa arintaa faafaahin iga sii kara waa arin lagu farxi karo sobobtoo ah waa shirkad caan ka ah wadamada yurub ee aan joogno wakiiladooduna waxay hada u badan yihiin gadabuursi idinkaan idin sugi reer booramow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Saturday, January 13, 2001 - 05:59 pm
Aliyow waxaa iyaqaan ama aan lasocon jiray boorame Maxamed Daahir Ojor oo jooga Bakistan iyo Ahmedyasin Aden Nur oo jooga Maraykanka iyo saciid dhido oo jooga Bakistan nimankkas ayaan lasocon jiray Boorame iyo Nadiir Qaasim waa Dhool Xuseen afguud wiilkeeda oo jooga Boosaaso boorama waxaan daganaa badhtamaha magaalada fooqa xasan xadi aktiisa adigu is sharax dadkaa hadaad garan waydo reer boorame ma tihid mana garanaysid ee dadkii dambe ayaad tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 13, 2001 - 06:02 pm
Aliyow waxaa iyaqaan ama aan lasocon jiray boorame Maxamed Daahir Ojor oo jooga Bakistan iyo Ahmedyasin Aden Nur oo jooga Maraykanka iyo saciid dhido oo jooga Bakistan nimankkas ayaan lasocon jiray Boorame iyo Nadiir Qaasim waa Dhool Xuseen afguud wiilkeeda oo jooga Boosaaso boorama waxaan daganaa badhtamaha magaalada fooqa xasan xadi aktiisa adigu is sharax dadkaa hadaad garan waydo reer boorame ma tihid mana garanaysid ee dadkii dambe ayaad tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

None

Sunday, January 14, 2001 - 10:51 am
Waxaan la yaabay dadkan jaahilnimadooda, waxaa lagu jiraa sanad cusub,qarni cusub, markaasay is weydiinayaan YAA BOORAMA ISKA LEH? everybody knows cida boorama iska leh, ee maaha inaad iskala qaad-qaadiin oo aad tiraahdaan reer hebel baa leh, marka reer booramoow iska daaya qabiilka oo dadka idin weydiinaya su'aasha ugu jawaaba waxaa BOORAMA iska leh "SAMMAROON" ee iska daaya qabiiladan yaryar ee magacaabaysiin. runtii aadna waan uga xumaaday markaan akhriyay qoraalkan. Anigu ma ihi reer boorama bal hadana waxaan ahay gabar Samaroon ah. BOORAMA WAXAA ISKA LEH SAMAROON KA.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi Shakur

Sunday, January 14, 2001 - 05:41 pm
Waxaan Filayaa in laysku hasto yaa boorama leh iyo yaa keenay sheekadaa waxaan odhan lahaa waa run inay Boorama tahay hooyada samaroon cidna madiidano waana sida runtu tahay ama ha ladiido ama hala doono laakiin waxaa meesha ku jirta yaa loogu yimid oo iska leh asal ahaan waana sadexdaa reer ee aan hore u soo sheegay iyo inyar oo kale yaanay walaalahay moodin inaan dib us socod ayahay waanan jecelahay boorama waayo waa meeshii aan noloshayda inta ugu badan ku soo qaatahay waana magaalada aan ugu jecelahay samaroon dhulkiisa oo dhan balsee waa inaynaan runta diidin.
Mida kale waa inaan soo saarnaa sidaa iyo sileeg magaalooyinkeena intooda kale anigu waxaan ka soo jeedaa reer Ethopia asalahaan oo waxaan ahay samaroon kii reer Ethopia waxaanan walaalahay odahna lahaa aan soo saarno dhulkeena hooyo meel uu kuyaalaba aanan wax wada qabsano oo aan isku duubnaano meel aan joognaba
E-maykayguna waa cqalinle@hotmail.com
cidii rabta iany wax aan isla qaybsano oo aaan figrado iswaydaarsano jeceli ha igala soo xiriirto waanan ku farxilahaa inaan meel aan joognaba iskaashano sidaa iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 11:33 am
waxaan rabaa inaan kaaga jawaabo su aal ah yaa leh shirkada baraakaat waxaa markii hore asalkeeda lahaa nin hawiye ah oo maal Qabeena markaa 10 sano kahor ayuu soo bandhigay dadka soomaaliyeed inay kula shirkadoobi karaan shirkadan hadii ay kasoo baxaan shuruudo badan inay haystaan lacag badan iyo inay dad layaqaan amam dagaankay kasoo jeedaan mgac kuleh noqdaan markaa waxaa la shirkadoobay reer reer boorame ah oo il yidhaa ilma Aden Nur oo aabahood uu haysto wasaarada waxbarashada 1982 wuxuu haystay oo uu maamule ka ahaa dugsiga sare sheekh ali jowhar dadkaas oo ah reer boorame oo dalka iyo dibada jooga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARDHO

Saturday, January 20, 2001 - 10:03 pm
AKHYAARTA SALAAN BAA LAYDIN YIDHI
WAXAAN JECELAHAY WAXYAABAHA AMA MEELO QURUX BADAN OO BIYO DHACYO LEH AMA LOO TAGI KARO DALXIIS MALEEDAHAY BOORAMA
WAXAANSE JECLAAN LAHAA IN AAD DHULKA LAGA BOOQAN KARO EE KU WANAAGSAN DAAWASHADA AAD IISHEEGTAAN EE GOBOLKAA AWDAL

WAADNA KU MAHAD SAN TIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maydhane

Sunday, January 21, 2001 - 10:59 am
Su'aasha reer boorama malinkaa maanta ah ay tahay inay iswaydii yaan waa, Sideen Gobalkeena iyo deegaan keena hore ugu marin lahayn?

Waxa cad waqtigani casriga ah in aan laga sugin dawlad wax qabata, ayna daruuri tahay in uu qofkastaaba ku fikiri lahaa sidii uu dhaqaalaha deegaanka qayb uga qaadan lahaa.

Waxaa run ah in wadama hore u mary ay boqolkiiba sideetan (80%) shaqooyinka iyo dhaqaalaha wadanka ay abuuraan dadka rayidka ahi. Dowladuna ay doorkeedu yahay tii wax kala ilaalisa.

Waxa fiicnaanlahyd in ay dadwaynaha magaaladu samaystaan urur qashinka ka uruuriya. Taasi dhowr qof ayay shoqogelin lahayd isa markaana bilicda iyo caafimaadka magaalada ayay hore u marin lahayd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Sunday, January 21, 2001 - 05:36 pm
walaal waxaad na waydiisay suaal waajib igu noqotay inaan ka jawaab walaal sida lawada ogsoon yahay Gobolka Awdal waa gobol taariikh iyo xadaarad dheer leh oo soo jireena hadii aad tagto waxaad arki kartaa waxyaalo badan oo ku cajab galiya oo aanan halka ku soo koobi karin kolay anigu gabayaa ma ih laakiin ti yar ayaan kugu muujin laa Awdal waxaa layidhi khayru kalaam maaqala wa dala
Indhii basaasow
Borame aragteen
Meel isha maalin aragtaa mudo dheer ladaysoo
Hoy la isku baantiyo hooyadii nabada
Dhibicdii ku hoortaa midho ay ka dhalisoo
Dhulku wada udgoonyey dhirtu wada dhalaalayso
Dadkuna soomaalinimadiyo soo dhawayta ku baas yahay aqoontuna udheertahay
Indhihii basaasow Borame ma aragteen
walaal wax walba taariikhda ayaa qorta taariikhdu waa mudan waa tiro markhaati leh waxaankusoo qaban beenaale markhaatigiisuu fogeeyaaye heeso tilmaamaya waxaan kur ku soo xusay Ma hilaacii karan too Boorame ku hooro dad hargaysa soo maray hayad iigu keeneen waxaa qaada Axmed Ali Egal Sidiidhuuxii Boorame dhirtu wada magooshaa ayaad iga dhigantay dhaayihii ku arkaa dhaxal ayey kuu halayaan waxaa qaada Dhangage Waxaad ii la bilic tahay beeraha wajaalo intuu roob barqadii helay togagii burqanayaa waxa qaaday Shumaali iyo Nimco Yasin baxsanay Booramay beer laisku baantay iftiinkii aqoontay hoyadii waxbarashad hoy wanaagsan noo noqo Alow balaayada hareer mari
hadaa u baahato faahfaahin igala soo xidhiidh
Email Mabruuk24@maktoob.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samaroon

Tuesday, January 23, 2001 - 07:55 am
Hello Borama:
Horaa waxaa loo yiri:"IDHIHII BASAASOOW BOORAMA MA ARAGTEEN." Marka Samaroonow waxaad talo iyo hadal ka dhigateen yaa iska leh Borama, hadalka bilaa macnaha ah iska daaya oo ku fikira sidii aad gobolkiina kor ugu soo qaadi lahaydeen niman ragga noqdoo, qayrkiin la simma oo iskadaaya hadalkan waqti uun baa inagaga lumaya.
Samaroonow ma sidan baad ku dambayseen inaad inaga dhexdiinu is haysatiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xog ogaal

Thursday, January 25, 2001 - 09:55 am
walaalayaal waxaan idiinsheegayaa digniin hala iska jro Akram maaha nin gaobolka Awdal udhashay dadna wuu caayey dadna been ka sheegay anigu aan ka mid ahay magacdoodii ayuu meesha ku soo qoray hala iska ilaaliyo dab ayuu la wareegayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qulujeed

Sunday, January 28, 2001 - 04:36 pm
waar wuu saxan yahay ninku waxbana iskumuu dirin wax uun buu sheegay waa inaynu aabo ka dhiganaa isaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boorama

Monday, January 29, 2001 - 06:48 pm
Asalamucalykum
Waxaan odhan lahaa dadka reer boorama maaha oo kaliya samaroon ee waxaa jira soomalikale oo walaalaheena oo aan meelkale aduunka ka aqoon waayo way kudhasheen ooy ku koreen.

Hadaba sitaas loo ilaaliyo waxaa loo baaahan yahay in aan meel uga soowada jeedsano horumarinteeda guud ahaan iyo gaar ahaan taas oon waxbadan horumaninkarno hadaan meel kasoo wada jeedsano waanad mahadsantihiin

Wasalamucalykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

karinka

Tuesday, February 13, 2001 - 01:08 am
subxaanalaah
waar qolujeed inaar say kaanoqotay wax aan ku idhaahdo garan maayo waayo haddii aad leedahay madaxii halagu badalo lugaha waxba kama qabo ee inoo qurxiya hadalka thnkx bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mujaahid

Thursday, February 22, 2001 - 08:20 pm
TO ......QULUJEED?????

waar nin yahow siday kaa noqotay ma waxaad wadaa daba dhilfnimo why maxaa isaaq na daba dhigaaya waxaanu nahay dad ka ilbaxsan kana aqoon badan oo iskood isu maamuli kara is koodna isu taagirkara ee sxb..bal toobad keen waad danbaab tee...waxaas oo kalena iska ilaali ayaanay mar danbe kaa dhicin..sxb.
sidaa iyo jawwab wacan....
bye ausie boy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

native boorama

Saturday, March 03, 2001 - 05:22 pm
MACAL CIIDEED

Halkan waxaan ka salaamayaa dhamaan dadka reer BOORAMA, meelkastooy joogaan waxaan lee yahay
ciid wanaagsan ku ciida, ciida barakaysan ee ci-
ida, carafo.
Waxaanan ILAAHAY iniiga baryayaa inaad ku gaad-
haan ciidaa ciideeda NABAD IYO BARWAAQO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arabsiyo

Tuesday, March 06, 2001 - 02:32 pm
Ama ka naxa ama ha ka nixina Borama waxa iska leh isaaqa. Intaydaan su'aal ka soo celin maqaalkan waxad ka jawaabtaan ayaa ka taliya?. Su'aasha taas ku xigta waxa weeyi meel ma waxa leh ruuxa ka taliya mise kan loo taliyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAKI

Wednesday, March 07, 2001 - 06:12 am
SAAXIIB ARABSIYO
SHALAY ADBA WAAN KUU TALINAYEY IMISAA
WIIL YAROO ISAAQ AFKA KALA DHACAY,BUD OON
XADHIG ISAGOO KU XIDHAN BOORAMA DHEX JIIDAY.
MAANTANA DIYAAR IYAAN KUU AHY INAAN
DAGAAL KUGU QAADO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cibaado

Wednesday, March 07, 2001 - 01:17 pm
Arabsiyo you know that you are stupid, adigey malaha isaaq kuu taliyaan ee reer boorama uma talinkaraan, taleynoola yimaadeen ay leeyihiin waxma wada qabsanaa oo dowlad ma wada dhisanaa, taladiina waan ka ogolanaay hadana waanu ka baxney waayo isaaq waxba lama wada qabsan karo waxanu goosaney inaan dowlad noo gaara dhisano, waxanan kuu sheegey lahaa bal orod oo boorama tagoo ninka isaaqa ah ee ka taliya noo soo sheeg isaaq dhulka samaroon m soo gali karo, xataa in rayaale oo madaxweyne ku xigeen isu sheegayey waa laga soo eryey boorama markaa waxa la yidhi ninkii tiisiba daryeelaa to kale ku dara, isaaq markuu burco iyo nawaaxiyaheeda xugunka gaadhsiiyo aniga ha ii yimaado sidaa iyo ciid wanaagsan inta ku abtirsata samaroon oo qudha,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arabsiyo

Thursday, March 22, 2001 - 06:19 am
Baki, naftaadaad been u sheegtay. Ma adaa nin isaaq jiid jiidi kara Borama qalfoofkayagaad ka cararaysaa macdalla waaba anagoo soo taagan. War nacasyohow miyaanaan ahayn raggii idinka cayriyey Borama. Idinku qaladka ma lihidine waxa qaladka lahaa geesiyaashii isaaq ee idinka aqbalay arjigii aa noo soo qorteen. War eebe iyo isaaqa idiin ogolaaday inaa nabad ku seexataan Somaliland u mahadnaqa. Haddii aa hadalka yarayn weydaan gobolkana waanu qaadi oo Hargeysa ka mid noqonaysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arabsiyo

Thursday, March 22, 2001 - 07:07 am
Cibaado, Waxan maqli jirey reer Borama naago ayay leeyihiin ee rag ma laha. Jawaabtaada wanaagsan waxay ii rumaysay hadalkaa caamka ahaa. Gabadh sidaada oo kale dhiig leh waa u baahanahay, sidaa daraadeed maxaa ka qabtaa haddii aa nin duriyadda ah oo sharaf leh aan kuu raadino. Madaxweyne ku xigeenka haddii aa soo erideenna aniga ilama ahe, wax kale ma sheegaysid aan ahayn dimoqraadiyada dawladda sharafta leh ee Somaliland ay ku dhaqmayso. Waxa la yaab leh faqashba waa ogolaydeene waxa aad u ogolaan laadi'iin jaarkiina. Damigase duriyadu idinka gashay muxu yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil yoonis

Thursday, March 22, 2001 - 10:43 am
To arabsiyo, Duli, duli/duliyad ayaa tahey.
Dumarbey leeyihiin ee ragmalaha reer Borame ayaad tidhi. Iska ilow abaayo/aboowe midkaad doontaba ahow. Imisaan hoos iyo hor wax kuugu sheegney walise waad ku sii socotaa. Nabada noogu dadaal, dawlada aad sheegteyna dhabarka adigu saaro oo waligaaba haku dulsaarnaato.Hada kahor anigu halkan hadalada ka socdey kama aan qayb galin adigaa igu soo darey; inkastoon ladhaqmo, la haasawo kuna faraxsanahey inaa la noolaaado dadkan aad sheeganayso kuna farexsaney innaan waligayku dhawaado. Adigu meelkuma lihid.
Waykaa aamuseen adiguna miyaadkusii socon madax weynaha ku xigeenka aad sheegtey naftiisii madaxweyne u yahey. Ha noolaado waligii, siyaadse isagaan Somali ugu necebahey.

Nahnahda iyo Somaliland taada yarii oradoo Hargeysa iyo Arbisyo kula noqo. Nothing personal you deserved what I'm saying. It seem to be Somaliland political is your faith or something. But you don't know anything about the reality of Borama/Awdalist. We treated Somalis as equal regardless of where they live except fewer that located Northwest of Awdal. Event those people we love them but they hate us so we have no choice but to ignore them. Never come here talking crabs like Somaliland again. This is Somalia not a Somaliland tell this yourself thousand times;otherwise keep your ignorant till you run into problems.

Iyaad Borama ka eridey dameer iyo dameer baatahey. Oradoo waxkale ka hadal intaad dad iska horkeeni. Waxaad doonto dheh waligey anigu reer kugu caayi maayo laakiin adigaan gaarkaa ku caayi hadii aad soo noqoto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SnM

Friday, March 23, 2001 - 02:01 am
aduunkani waaba yaab!!
waar kuwiinan somalilnd wax ka sheegayaa maad ilowdeen asaxaantii laydiin faray.
aan idin xasuusiyo:1988 markuu dagaaliki ka bilaabmay somaliland waxaad raacdeen afweyne,idinkoo markinii horeba dabada u leefi jiray afweyne.1991: markii snm ka badisay dagaalkii faqashta indinku cidlaad ku soo hadheen
markey snm timid borama waxay rabtey in ay idin madhiso lakiin itaad oydeen baad jilbaha qabsateen ood tidhaahdeen na saamaxa marlabaad u noqon mayno markaasaa laydinska daaye oo layidhi kuwan maxaynu kalayn. maantana halkan baad ka hadlaysaan. waa nasiib daro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Me

Friday, March 23, 2001 - 05:25 am
Snm come and suck my dick that is all I can say to you!!!!
first time I ever reply in this net....
you stinks like a rabit •••••••..
balblablabla
leave your address here I will open your ass wide

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real SNM

Friday, March 23, 2001 - 11:31 am
TO: SNM
Here comes another Isaaq impersonator.

Inaad Samarroon iyo walaalahood isku dirto ayaad Daarood go'aansaday waase sidaannu ka yeelnaa.

Samarroon waa walaalaheen oo meel kala tegi mayno. Ama Somaliland baannu wada dhisan ama Somaliannu ku wada noqon waase mid annaga noo taal.

To: Awdalites
Qofku magaca uu rabo ayuu qaadan karaa si uu isu nacsiiyo beelaha wada dhashay. Dad Caqli badan baad tihiine yaan la idin sirin oo inta nin xun oo Darod ahi Isaaq iska dhigo yuusan isku kaanna dirin.

nabadeey walaalayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G.Yoonis

Monday, March 26, 2001 - 06:00 am
Whotever you may be, you should be thank for when they put a simple message that says" who want to be successful in this life and the next life"

That was one reason I didn't reply. it was also Friday; therefore, when these two impartant things met I didn't want to response at all. I never seen somone like you on Somalinet at the same time I don't know who you are so may be an evil person want people to fight eachother.

I see the world as one and strongly believed that evey nation, people, tribe whatever you may called have good and bad people. You simle can't undertander that, do you? If you are a Muslim, you should know that people put their knees only for Allah. Why you used such nasty words like that if there's a faith in your hear? eventhough it was lie, you should say it at all.

I'm telling you I have never harm any human being and I'm not intended to; at same time my mouth is as big as Harawe Valley and if you don't back off I swear I will make you shut up. Then you will remember me for rest of you life. Somalis will have a new grammer which never have been said before. Please don't let me do that.

I saw your message long a go but you should be thankful for Allah on that day{Friday} either you like it or not I'm Grabursi and if you don't like me because of that; Allah doesn't dislike me. I asked you to speak to me person by person without creating problems between large number of peole.

If you think you nasty message will change how i see things, you are wrong. The peole you think you are speaking for them, they are like my brothers and sisters. Because I share blood, I don't let anyone put them down. I suggest you to leave them all and find something else to talk about. Before I was saying don't come back now I want you to come back but stop been two face by using different.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

snm sooyaal

Tuesday, March 27, 2001 - 06:25 am
gadabuursi anagaa isaka kiin leh,ma ilowday
geesi tol waayey. kaasaa indunku dayneye
waan idin rari lahayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 01:53 pm
Ama Isaaq ahoow ama cidaad doonto isku sheeg, midaanse kuu ogahay waxa weeyi in uu Gadabuursi adiga ku badbaadiayay markaad isku soo jeesateen eed hilibkiinii dib u cunteen ileen waxaad u darsateen Daaroodkii Hooyooyinkiin Iyo Hablihiinii intuu isku daray Hortiina Hambadooda kaga kacay, waxaadse ku cajabdhigteen markad Googaradii hooyadiin intood ka soo hoos jiidateen iyadoo xisaabtii daarood ku qasantahay aad ka dhigateen calan haylale. Cilmiga waaliduna wuxuu wax ka sheegaa in qofkii Balaayada Isaaq ku dhacday mid la midihi ku dhacdaa aanu sinaba u fayoobaanay dawadiisuna tahay Gubitaan . waxaanse u malaynayaa kan SNm Sheeganayoon in aad laba mid uun tahay Ama Garacyadii waawaynaa ee Bucar baceyr ka Hadhay ama kuwii yaryaraa ee daaroodku Hooyooyinkiin kaga tageen. mid kaliyaan ku odhan Orodoo is Dill Oo iska qari aduunka Biyo ku maydhayaa ma yaalaane cid aad u taliso daaye adigii baa dayacan oo irid kastaa kaa xidhanyahay.
Saqajaanimadaas oo kalena dadka dib ha ugu soo qorin khasaarayahow Dhafoorka wayni.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sooyaal

Wednesday, March 28, 2001 - 05:25 am
tol male horaan kuu iri
maxuu xanaaqay walee waan kuu talin
intaad duniga joogtid .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 06:10 am
Waxaad ku talinayso Hablihiina ciilka la ooyayay ee aduunka iska qariya, ee cadkoodii daarood haadka u dhigay, orodoo ku hagaaji, walee in ay qayladii walaashaa markii la wadwaday madaxa kaa qaaday shaki kuma jiro, Tolwaayayna waxaan u malayn inuu Hooyadaa Xalaaleeyaya ha noolaado waligii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GudoBiiris=Garac Midgaan

Wednesday, March 28, 2001 - 04:40 pm
to: anonymous

Horta waa igu ceeb in anigoo Reer Bin isxaaq ah aan la ficiltamo ama la murmo GudoBiiris laakiin aan laba kelmo ku idhaahdo.

Daarood Vs Isaaq.
Waa laba qaran oo colaad iyo nabadba soo wada maray. Waa dad ku hardama hanashada dalka. 1969-1990 ayay chance heleen ay ku aarsadaan ayagoon waxba la hadhin. Wax kale iska daayoo markii hubkii Qaranku lahaa iyo Soomaali oo dhan oo kaashanaysa OROMO ay waxba naga qaadi waayeen ayay South African noo doonteen.
Daarood waannu ka adkayu\n muddadaas ka hor iyo ka dibba. Dalkoodii baan haystaa weli oo wax kastooy sameeyaan 1 mitir ma aysan soo ceshan.
Daarood wuxu yaqaan dagaal Saqajaanka dumarka iyo caruuraha la laayo taasaana mar walba looga guulaystaa. Annagu 1920kii dhulbahante iyo Warsangeli baannu qabsannay maatadoodii. Ma aanaan dilin, ma aanaan rape garayn, ma aanaan dabar goyn ee waannu badbaadinnay. Orod oo nin dhulbahante ah oo weyn weydii arinkaas.
1991 markaan waddanka qabsannay xitaa cagdheertee na laynaysey baannu inta qabanay maatadoodii iska sii deyne. why aannu u sii deyney?.
Waxan nahay dad nasab ah oo aan dadka kale dhibkooda jeclayn, waxan nahay dad garanaya ilaahooda oo isku kalsoon. Nin caruur iyo naago dilaa waa nin aan isku kalsoonayn.

Gadaboursi VS Jibriil Abuukar.
Gudobiirsi waa dad asalkoodu midgo yihiin sida taariikhda soomalida ku cad. Waa dad aan la martabad ahayn ashraafta isaaq hadday noqoto Maal, tiro, tayo. Jilib yar oo ka mid ah Habar Awal baa dhuunta u galay oo Boorame ka qabsaday.

Waad ogtahay Gudo+Biiris (Garac) in Jibriil abuukar qabsadeen 1991kii. Waxannu awood u lahayn, Ilaah baa awood lehe, inaanu idin cidhib tirno afarta tuulo ee aad Somaliland ka degtaannna idinka maroorsanno. Why aan idiin deyney?
Waxan nahay dad nasab ah oo inkastood nagu xaqiirowdeen oo afweyne iyo Daarood soo raacdeen hadana waannu iska kiin deyney.

Shekada Bucur Bacayrna waatii hore loo yidhi FALLAADHI GILGILASHO KAAGAMA GO'DO ee miyaanu ahayn awwoowgiin oo aanu Sh Yuusuf Kawneynkii Isaaq Jebin. Bucur Bacayr wuxu madax u ahaa Midgaha sida Guobiirseyga, madhibaanka, muusadheriyaha oo uu naagahooda dhabi jirey. SH Yuusuf al kowneyn ayaa ka yaabay gunta naagah iska wasaysa oo waakii idinka diley Bucur Baacir iyo Baqti cunayaashii kale ee is biday.
Awoowgaagii kugu bahaloobey ee aan kaa badbaadiyey haddaad Isaaq ku sheegto waad waalan tahay ama taariikh baadan hayn.

Gudobiirsey Midgaannimada waxa u dheer inuu ahaa GARAC oo waa halka la idiinka baxshey GUDO(••••)+BIIRIS(garacaysato) ama tii GARACA HUURSAN JIDHEY.
Isma lahayn Midgaan baad la murmaysaa ee intaa inta ku joojiyo maan LUQLUQDO illeen af aan midgaan kula hadlay wax ku cunimahayoe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNM=Somali Nijaas Movers

Wednesday, March 28, 2001 - 05:13 pm
Luqluqasho horey wax kuugu tari wayday, habase ahaatee waxaad tahay nin ama naag ka dhacsan Taariikhdu waxay tahay, malaha kuwa yar yar ee danbe ee waxa tahay laga qarinayo runta sababtoo ah Garac Bucar bacayr Muslimiintas aduunka hadii la waydiiyo adinkaa laydinku ogaa oo Gabayo idiinku baxeen (LAMA ARAG ISAAQ INANU DHALUU AABO LEEYAHAYE ABTIRSIIMADA WAXAY KULA BAXEEN II DOORIDII INANTA WEEYAANE ASAL BUCUR BACEYR INAY YIHIIN WAA MID LA HUBAAYE ISIR LAMA SAMAYSTEE ALOW AAMINSII TOODA) halkaa iyada ah ku noqnoqonmayyo taariikhduna maaha wax kolba qofkii doonaa badasho way dhacday ilaahay haydin aaminsiiyo.
Mida labaad JINI ABOKOR iyaga waan is naqaanaa abiido ka abiidointey ifka ku noolayeena ma ay soo dhaafin xad ay leeyihiin markaa Shaarubahan libaaxa eed u soo galinayso bal cidkale oo kaa iibsata la raadso tu aniga iyo in garaadleh midna galaysa maahee.
Isaaq aduunku xirfad iyo siyaasad buu ku kala socdaa Haw haw iyo hadal madhan ayaad haysaan, tirada iyo maalka iyo asalnimada aad ku faantaan horta miyaad ku riyootaan. waa su,aal aan is waydiiyo day aan night waxaanse ku goyay inay idinkaga dhegtey alaha idiin miciino.
1991 walee iyo bilee in aanan kaaga masuugeen guul aad soo hoysateen waayo baniaadmigu wax walba wuu maraa, oo hadaad gacan sareysay waan ku siin lahaa laakiin taasi guul aad adigu lahayd may ahayne waxa ka dhacay Borama sanadkaasi iyo waxa ka dhacay 1984 markii diyaarada xabashidu duqeysan aniga waa iskugu kay mid waayo waxaa ila dagaalamay XABASHI maba aaminsani in nin Isaaq oo laba xiniinlihi Boramaad sheegtee agagaarkeeda aanu u soo dhawaanayn waxaana taas daliil u ah dee teelaba maydaan dhigan saddexdii sano eeka horeysay 1991 markaa anigu Credit aad igaga heleyso waan idin daayay ama idiin teelo dhigtey Buugteyda kuma jitree orod oo la raadso Dadkii intaa kugu sasabi jiray, xagga aad leedahy caruuraha iyo Dumarkaan daynaa aad bay iiga qoslisay, a simple fact is that you can even reach to tauch a Samaroon Women or child unless you call Axmaar. markaa waxba ha is buuxin meelyahoow madhaniye orod oo Dumarkaaga ka bii lilmada.
imika anigaa hadaba Cadey u baahane sideen yeelaa
bal maxaa ii geeyay Somali Nijaas Moverska la tirsigooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GudoBiiris

Thursday, March 29, 2001 - 09:23 am
TO: Guda+Biiris

Horta nin yohow midgaha lama kaftami jirin laakiin calyada aad meesha daadisay baan is idhi ka masax kolleyba Yibir Asxaan waxba kuma lahae.

1. Gabayga aad tirisay waxa la tirshey less than 100 years ago waxana tirshey SALWEYN CALAACAL XASAN oo dadku Seyid ku sheegaan. Sidaada ayuu markuu wax kale waayey af miciinsaday oo caytamay laakiin ma af-daayeer baannu sharaf ku waayi.
Intaannu Jebinney oo Dadkiisii, dalkiisii, iyo duunyadiisiiba qabsannay ayaannu aakhirkii 10,000 oo halyey oo HY &HJ ah uga daba dirnay QOrraxey oo wixii hanti iyo habro u hadhay ka soo dareersannay markaasuu CAY miciin biday...ninkaas waxaas yidhi isaga oo SAXAROONAYA ayuu Ciilka Isaaq ugu baqtiyey IIMEY ee taariikhdaa ma haysaa..
Gabaygaas wuxu jawaab uga dhigayey kii loo tirshey ee ay ka mid ahayayeen.

Daarood sinaa lagu dhalay oo ma ahan Soomaal'e.
and by the way, ninkaan oo idin sifaynaya oo sheegaya inaad midgo tihiin qaa kii lahaa.

Hilib Qudhuna Gudobiiriskii huursan jirey baa leh

Sheekada ah Xabashi baa Borame naga qabsatay 1991 kii aad baan ugu qoslay. Waxan Xalay Dib u daawaday Video ay ka hadlayeen rag ay ka mid yihiin Ina Sh Cali Joowhaar oo ku mahadnaqaya sida loo badbaadshey ee ciidankii magaalada cagta marshey durbadiiba looga saaray intaysan qasaare geysan. Marka ama adaa Iska Matagaya ama adeeradaa baa waalan ee tolow maxay uga jeedeen markay jabkooda qiranayeen.
Ogoow anigu arrinka ah waxbaannu ka adkaannay ma sii faaqidayo waayo Midgaan Hadduu kaa adkaadana waa qaran jab haddaad ka adkaatana waxaan ceeb ahayn kaaga siyaadi maayaan.

Markaa tidhi wax baan difaaci oo dhulkayaga iyo Haweenkayaga ma arki kartaan maxaad uga jeeddaa. Wax miyaadan ahayn wixii indhaha XABBAJADA ku lahaa ee aan waxba arki jirin. Duqsiga indhihiinna ku hor meeraya ayaadan arkayn oo iska celin weydeen saa waaba dad nool. Marka reer Kaba-Shaagle annagoon la dagaallamin baannu gelin ku qabsanaynaa illeen waxba ma arkaane.

Bucur Bacayr taariikhdiisa waa kaa qaldan tahay. Waad ogtahay inaad been sheegayso laakiin waxaagu waa iska NIIC iyo Nacnac aan raad lahayn. Adeerkaa Bucur haddaad diiddo oo annaga na saarto armaad hadhowna tidhaahdaa GudoBiiris Isaaq buu ahaa.
Bucur Bacayr taariikhsdiisoo kooban waa tan
1. Wuxu ahaa Midgaan u taliya Midgaha+tumaallada+Yibraha.
2. wuxuu noolaa muddo ku dhow 300 sano ka hor.
3. Waxa jebiyey Isaaq ka dib markii Fusuqiisii within the Midgo community uu batay.
4. waxa Diley Sh reer Sh Isaxaaq ah oo Kowneeyn la odhan jirey
5. Magtiisii weli waannu bixinnaa oo waannaga SAMAANYAHA siinna Beeshiisii midgaha oo aad ku jirtaan.

Anigu odhan maayo GUdo+biiris waa wada dhashii Bucur waayo GUDO waxay noolayd 650 sano ka hor (350 years before Bucur) laakiin in badan oo idinka mid ah ayuu dhalay. Maadaama aydin ka mid ahaydeen welina ka mid tihiin Beesha Midgaha isla markaana uu wasi jirey naagaha beesha midgaha, then in badan oo idinka mid ah ayuu dhalay.

Beesha midgaha ah ee GudoBiiris waxaan ku qabsannay dhawr saacadood Illaa hadana annaga ayay na hoos yimaaddaan oo waa midgahayagii. Sida Daaroodku u lee yahay midgo ku hoos nool ayaannu annagu u leenahay Midgo nagu barbar nool oo inay noo adeegaan u nool.
Borama will stay somaliland forever. Marka ama Guur ama carar ama joog ama faan ama dhuusada dabaylka igala mar wallee Dameer aan rartay baan dhuusadiisu waxba iga tarayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Borame-run-ah

Thursday, March 29, 2001 - 02:07 pm
People like you don't have the future of Borame on their hands. It doesn't matter where Borame will end up politically, you have nothing to argue here.

You have been spent your time for nothing. People can disagreed with many things but when your down play brotherhood and the love of Muslims, Somali Soceity has nothing for you.

Athough one may argued that Awdal is in the hand of Somaliland, local people run its political all the way to Saylac. The true is that whatever Somaron decide is what count. They have 21 men and these men are powerfull than any acting government.

If you can't forget what one person has done to you in the past, we have never faced any problems. Where do you think people like you will go when they die? You should ask yourself that.

The good things is that we heard Somalis live in the Northern Provinces have been togather for centuries and it will remain this way, I think. But one should know that no one can take Borame/Awdal away from Somaron/Gadabursi.

Su'aashen iyaa ka jawaabi, DIINTIINU MA QABIILBAA MISA WAA MUSLINKII SHARAFTA BADNAA? Gabigeenaba waxaan u maleynayaa Inuu Ilaahey inagu nici hadaan sidan u sii wada socono. Iyaaba akriye karaaya waxaad qorneen lamaba facmayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali Nijaas Movers

Saturday, March 31, 2001 - 05:29 pm
Waar niyoow waadigan dhididee. runtuunbaana dadka ka cadhaysiisee, maxaa waxan oo Qadhdhaadha kuugu wacan ma ina Morgan baad tahay.
miyaanay jirin cid aad dhaaftaaba, bal gadabuursi daaye ma isku fiirsatey inta qabiil ee kale eed magacowday ilaah kuu gar gaaraad leedahay aniguse waxaan ku leeyahay nin cadhooday laga badiye intaad aniga diqsi iyo indho yar yar igu sheegeyso dabadii qori xoqu ku gooyaya buush u raadso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAARIIKHYAHAN

Saturday, March 31, 2001 - 07:44 pm
WAXA AAN JECLAHAY INAAN TAARIIKHDA U YARA SAXO
KAN KOR KU QORAY GADABUURSIGA WAXA DHALAY BUCUL BACAYR.
MARABI INAAN CAYTAMO LAAKIIN WAXA AAN KUU SAXAYAA XAQIIQDA.
U HORAYN WAXA AAD GARATAA BUCUL BACAYR INUU DAGANAA CARI ISAAQ.WAXA UUNA AHAA NINKA ISKU MEHERIYA MARKA AAD ISGUURSATAAN,TAASNA WAXA UU XEER IDIINKA DHIGAY IN GABARKASTA OO LAGUURSADO UU TODOBAADKA U HOREEYA UU ISAGU GABADHA LA SEEXDO
TAASINA WAXA AY KU TU SAYSAA IN UU CURADKASTA OO REERIHIINA UDHASHAY WAQTIGAA UU BUCUL BACAYR DHALAY.MARKAA WAALID INKAAR HA NOQONIN.WAAYO WAXA LAGA YAABAA INUU AWOWGAA YAHAY.
TAKALEANAGA IYO BUCULBACAYR ISKU DAGAANBA MANIHIN.
MASE WAXAAD ILOWDAY GABAYGII LAHAA ABIDKEED LAMA ARAG ISAQ NIN UU DHALOO UU AABO LEEYAHAYE IIDOORKU IIDOORIDII INANTA WEEYAANE.DHASHII BUCUL BACAYR INAAD TIHIIN EEGA GACANTIINA.
SIODA XAQIIQDA LAGU HAYO AMA LAWADA YAQAAN QOFKASTA WAXA GACANTIISA AMA BAABACADIISA KU TAALA
XARIIJIMO UU ILAAHAY INOO SAMEEYAYKUWAAS OO AH SIDEED IYO TOBAN IYO KOW IYO SIDEETAN OO AF CARABI AH MARKA LAYSKU DARO WAXAY SAMEEYAAN SAGAAL IYO SAGAASHAN KUWAASOO AH MAGAACDA ILAAHAY
HADABA NINKII ISAAQA EE LEH XARII JIMAHAAS AAN SOO SHEEGOW HALKAN ISKU SOO CADEE,WAXAN IDIIN HUBAA OO HORE AAN U CADAYNAY IN UUNA NIN ISAAQ AHI UUNA LAHAYN XARIIJIMAHAAS WAAYO WAA DHASHII BUCUL BACAYR.MIDA KALE EED TIDHI GADABUURSIGU WAA MIDGO AAN KAAGA JAWAABO GADABUURSIGU MIDGO MAAHA,MIDGUHUSE OGOW INAADAN WAX DHEEREEYN EE AY YIHIIN UMAD SOOMAALIYEED.WAXANSE KU WAYDIIYAY MARKAAD MARAYKANKA TAGTAY MAXAAD ISUGU DHIIBTAY EED U SHEEGATAY MIDGAAN......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 01, 2001 - 06:50 am
To Taariikh Yahan

Waar ninkan sidii yuhuudii Hitlar shiilay Taariikhda raadinaya Ama madowgii Slaveska ahaa imikuun baraarugay ee raba in uu taariikh cusub qoro,waxa ani iiga muuqata in uu yahay kuwii jilbaha loo fadhiisin jiray marka Dumarkooda la dulaynayee yaynaan ku daalin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahdi

Thursday, April 05, 2001 - 02:10 am
Waxan odhan lahaa yaan la isku kiin dirin haddii aad tihiin marka hore reer boorama ,waayo caddowgu wuxu jecelyahay in uu isku kiin diro oo aad isku ceydaan isgaadhsiinta caalamiga ah si ceebihiina loo ogaado.teeda kale yaan la isku kiin qorya qoryeyn dadka aad jaarka tihiin ee aad xumaan iyo samaanba aad wadaagi kartaan waa isaaqa e.haddii aad u baahato in aan wax ka tidhaahdo hadalkan igala soo xidhiidh
mmisaq@hotmail.com