We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 03:38 pm Asalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakaatu Ramadaan Wanaagsan My codename on this site is Hanad. Let's form a forum of Nugaal people here. Let's here it all, floor's open. Hanad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 04:10 pm Salaams, Its me again. About me: I am a first-year college student in the U.S. I will be majoring in Pre-Med, and after 4yrs, will go to a School of Public Health and learn Epidemiology, the study of disease. I'm 18 yrs. old, male of course, born and raised in Xamar. I arrived in the U.S. Feb. '96. what else? Oh yes, my dream is to open a center for disease control and prevention, like the US gov't one in Atlanta, somewhere in Somalia. I think our people are dying of diseases that have simple cure and i am willing to get educated and hopeful help them (besides Allah's eternal help.) Hanad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 21, 2000 - 05:51 am Yo, Hanad, Good for ya and I'm realy proud of ya so keep the good work cuz MajoQarsho needs more sistas like you aight? Holla back @ me. By the way, I'm trying to do the samething got couple semesters left but work as an professional in Computer industry Peace N luv
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 12:04 am Ama faras gaduud iyo .... Garoow iyo nugaal baan gayahooda joogaaa Good job bro for choosing premed we (your people) need doctors badly! Good luck start working on your MCAT, volunteers, GPA etc now. Nasiib wanaagsan waa walaakaa oo ku lah sidaa iyo nabad galyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 25, 2000 - 01:15 pm Thanks for the true support guys! Allah bless! Hanad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 05, 2001 - 11:00 pm Asalaamun C.W.W, Good on you Hanad! I think we need lots of bright guys like you for our homeland and its people. I don't know how education system works in USA, however, I believe you will offer a great deal of help that is much needed by our people in Nugaal by taking Epidemiology. Certainly, this place can be potentially beneficial for ourselves, our people and our beatiful region - Nugaal. So let us build friendship and ideas for the sake of Nugaal and even beyond. I'm Mdical Mcrobiologist doing some training in Clinical Epidemiology & Preventive Medicine in Australia. I was born in Garoe but grew up in Xamar. I would like to contribute the health of our people particularly; of course. So Hanad and folks, let us unite once and for all to make the desired impact. Darwiish, AUS
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 07, 2001 - 02:12 pm WALAALAYAAL REER NUGAAL WAAN IDIN SALAAMAYAA WAXAANA IDINLEEYAHAY SANADWANAGSAN IYO CIIDWANAGSANBA WAXAANA JECLAYSTAY INAAN HALKAKAN SOO YARA BOOQDO WAXAANA KA IMID MEEL IDINKA FOG OO XAGGAA IYO GALGADUUD/CABUDWAAQ,WAXAANA IDINLEE YAHAY XIRIIR WANAGSAN,HANNA LAYGA RAALI AHAADO. SIDAA IYO NABADGELYO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 07, 2001 - 09:27 pm S/C Darwiish, You sound like an interesting person. I would like to ask some questions about things, if you're interested in keepin in touch igala soo xiriir yusufhassan82@hotmail.com sidaa iyo nabadgelyo Hanad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 08, 2001 - 10:34 am Asalaamun C.W.W, NASTEEX SOO DHAWAAN INA ADEER. MEESHAAD RABTA KA IMOWE HADAADBA XIISEENAYSO NUGAAL IYO DADKEEDA SOO DHAWOOW BAAN KU LEE YAHAY. WAAD MAHAD SANTAHAY Darwiish
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 01:12 am S/c Mahamed Deeq Marka hore halkaan waxaan kasalaamayaa eer Nugaaleed oo dhan iyo in xiiseynay sah, waxaana u hambalyeey na ayaa wiilka dhalinta yar ee wax ubarana hayah dadkiisa hooyo iyo dalkiisaba Mr Hanadan Ilaahay ha ku la garabgalo waan kuu baahana haye ( Aamiin Aamiin )iyo wiliba inta kale oo jecel in ay dadkooda wax uqabtaanba Maxaed Deeq Reer garoowe Finland
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 22, 2001 - 11:40 pm ku maxamed oday bari waar waa lagu salaamay salaan ka dib maadaa isu bixiyey maxed deeq ninkan waa nin reer garoowe ah oo ku salaamaya adigu maxaad qabataa ma halkii ayaad ka qoslaysaa weli mise wax baad barataa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 23, 2001 - 12:14 am To: Wiil-garoowe markahore iga gudoon salaan salaantaas kadib walaal aniga ma ihi ma ihi maxamed oday bari ee waa maxamed kale oo eer Garoowe ah laakiinse waan xasuus taa ilma oday bari maxaa yeelay waxaan ahaan jirnay is dugsi quraan ha dii aad garaneysid macalin ceelow waxaana ahaa reer Hintiwadaag magacayguna waa Max´ed Deeq waadna mahadsan tahay. thank's brotherhood
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 29, 2001 - 11:48 pm walaa waan garanayaa macalin celaw maxayelay waa.macalinkaygi waxaana laydhaha xidig oday bari waan kashakiyay wilhergarawah madagna finlaan an ahaay maxamed odaydari ee hadatahay ilasooo xiriir waxaan ahay xidig oday bari
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 30, 2001 - 07:20 am Asalaamun Cal., Saa xiibayaal iga raali ahaada Garoowe waan ku dhashey laa kiin dadkeeda waa layga badiyaa. Reer Oday Bari iyo Waran Bari ma isku midbaa, mise? Wa bilaahi towfiiq, Mohamed-Daahir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 12:21 am To: Xidig Odaybarin Waryaa xidig marka hore iga gudoon salaan saaxiibti nimo salaantaa kadib iska waran ma adigaa ninka aan garan waayay waa (Bashiir) haddii aad xasuu sato waana is aragnay yeh, aleelihi in aad tahay wii reer garoowe ah waxaa iga la soo xiriir taa E-mail-kan M_deeq2000@yahoo.com Mahadsanid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 12:29 am Salaamu caleykum Mr Mahamed-Daahir Walaal waxaan ku gu salaamay salaantaas kor ku xusan intaa ka dib, haddii aan ka jawaabo su aashaadii ahayd( Reer Oday bari & waran bari maisku midbaa) Saaxiib labo ayay kala yihiin, Laakiin se isku xaafad ayay ahaayeen oo Reer Waabari ayay ahaayeen Waadna mahadsantahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 07:55 pm Asalamun Calykum Mohamed, Waad mahad santahay ina adeer. Sababta aan u garan waayeyna dadkaas aan isku magaalada nahay waxaa ka midaan u malaynayaa inaan anigu reer H/wadaag ahaa. Waad mahad santahay markale, Mohamed-daahir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 04:05 pm waa salaaman tihiin. mawduuc cusub ayaan idiin wadaa waa (WAAMO IYO NUGAAL). war reer nugaalow meesha ma soo geli karaan reer waamaha asalkoodu yahay reer nugaal, mise waa dad dhumay oo waa sidii loo yiri,"will waamo wayl mudug baa ka roon". 95% dadka dega gobolka waamo waa reer nugaal. ma tirsa taan? siduu dagaalka sokeeye u dhacay wax odayaal ah ama siyaasiyiin ah deegaan ma u soo dirsateen? mise xiriir ma la leedihiin? ma ka war qabtiin in ay dhibaato ku jiraan? maxaa reer nugaaleedka u diiday gaar ahaan in ay iska xilsaaraan? maxaa ra'yigiinu yahay? suaalo waa badan yihiin haddii Ilaahay idin badiyey macnaheedu ma aha in qaarba -qaarka kale uusan ka war qabin. maxamed xaaji aadan ayaa mar isku dayey in kastoo uu meel khaldan oo waqtigaan la joogay aysan dadku jeclaysanayn oo olaadu markaa ay dhan hawiye u jeeeday, balse waxuu dhaamaa inta kale oo aan weligood ku fikirin in ay u danqadaan. reer nugaaleedka waxaa lagu xantaa inaysan lahayn hogaamiye, taa macnaheedu ma aha in sidaa Ilaahay u dooray. maanta arintu sidii hore way ka duwan tahay. kumanaan aqoonyahan, kumanaan siyaasi, kumanaan saraakiil ayey leeyihiin maanta. arimaha puntland sheekada kuma jiraan mana ka hadlayno. mawduucu waa " WWMOiyo REER NUGAAL" yaan lahaga hadlin siyaasada gobolkiina hadday dhacdo in mid fidna doon ah oo halkaan wax ku qoro fadlan yaan laga jawaabin arintiisa, yaana lala caytamid hadday wax xun ku qoraan,ee marna yaan laga bixin mawduuca oo tan noo wada. anigoo 2 jir ah ayaa mar la igeeyey nugaal, waxaan joogay 3 sano. ka dhi anigoo 6 jir ah ayaa hadana la igeeyey waxaan joogay 6 bilood. ka dib ma tegin. balse asalkaygu waa reer nugaal. waxaana degnaa EYL iyo nawaaxigeeda. weli dadkaygii oo dhan baa degan. nabaday waxaan idinka sugayaa dood fiican iyo ra'yi dhiibasho.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 04, 2001 - 08:21 am Wacaleykun wa salaam bro Mahamed-dahir Sxb adiga ayaa muddan, waxaadba tahay nin igu xaafad ahaa ee balsoo dhawow halkeena Hantiwadaag ka daganeyd? haddii aad xasuusato. Anga ayaaba reer Hantiwadaag ahaaye illaa haddana waanba ahayeh inkasta oo aanan maanta joogin balse waanjeclaanlahaa in aan joogo Mahadsanid MAHAMED DEEQ
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 05:03 am Aslamun Calaykum, Mohamed-Deeq, saaxiib runtii anigu intaan noloshayda Garowe joogay (isku dar 6 sano) meelaan H/wadaag ahayn kama soo toosin. Waxaan ku dhashay xaafadaas, gurigaan ku dhashayna waxaa iigu danbaysay 94tii sidiisii buuna haa. Marka inaan dad ka magacaabo halkaan ma doonaya, balse waxaan u badinayaa inaad hadaadan aniga igaranaynaa inaad reerkeena taqaano 100%. Ana sidoo kale. Hadaad e-mail ii ka tegto anaa ku soo wacaya waana sheekaysan doonaa, insha'alaah. Wa bilaahi towfiiq
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 06, 2001 - 02:03 am Mahamed dahir Wacalaykum wasalaan saaxiib runtii waydhicikartaa in aan is garano, waxaadna iga la soo xiriiri kartaa E-mailkan m_deeq2000@yahoo.com waana kaa warsugaa yaa sxb waxaan umaleynahayaa in ay is ku gu keen bixidoonto Wada xiriir wanaagsan Sxb
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 01:21 am WAADSALAAMAN TIHIIN. Runtii waxaad tihiin dad sharaf leh maxaa yeelay Matihiin dad is aflagaadeenaya anigu ma ihi reer Nugaaleed ee waxaan ahay reer xamar u dhashay- Bookh,galaadi,wardheer,gaxandhaale, I.W.M SIDAA IYO NABAD GELYO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 03:03 am MAJEERTEEN WAA YAHUUD FROM.bireeye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 28, 2001 - 08:34 am Waan idin salaamayaa dhamaantiin. Waxaan rabaa inaan laba qodob halkan ka iraahdo 1.reer nugaaleedku maanta yagaa soomaalida oo dhan ugu nasiib badan "ugu Wanaagsan" Ee Walaalayaal ha la dhowro shafta iyo sumcada gobolkaa. Iyadoo aan hubo in ninkasta oo ree nugaaleedihi arinkaasi ku weyn yahay hadda danaha guud halaga hor mariyo danta gaarka ah 2.Dhalinyaradu waa iney wax bartaan sabtoo ah mustaqbalka Nugaali "ma kalreebin Nugaal oo dhan" waxey noqoneysaa Isha dhaqaalaha Wadanka Somaaliya Siib Puntland ee yaan waqti la daayicin dadkana ha la dhiiri galiyo. Waad mahadsantihiin. Ansixiye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 12:11 am DUGAAL Waad ku mahadsan tahay figrada wanaagsan ee aad U jeedisay umada reer nugaaleed. AFBAR-WAAQO .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 09:40 pm Maxmed Deeq, Saaxiib addresska aad isiisay waxbaa ka khaldan baan u malayn. Ee waxaad igala soo xiriirtaa Eyl05@yahoo.com. Dugaal, Waad ku mahad san tahay amaantaada saaxiib. Taladaaduna waa mid lama huraana. Bye, Darwiish
|