We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 05:42 pm WAXA LA YIRI ADUNYO JOWHARKA JOG AQIRANA JANO KAJOG----
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 07:27 pm asalaamu calaykum yaa yiri warkaas adigaa mis qof kale?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 19, 2000 - 05:34 am YAA REER JOWHAR REER HORSED AHAAN JIRAY, DHIGAN JIRAY DUGSIGA HOSE/DHEXE HORSEED AMA KAN 21OKTOBAR EE BUULASHIIKH. AMA DUGSIGA SARE EE SHIIKH OYAAYE PLEASE CONTACT ME AT THIS E-MAIL A_ABDULAH@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 23, 2001 - 10:10 pm Here is one of 'em, wallaal sallaan ka dib, waxaan ahay Qof intaas aad kor ku soo sheegtayba ah,ee bal warka soo deey. Mohamed A/samad abdisamad@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 09, 2001 - 01:36 pm Asalaamu calaykum: Dhamaan dadweynaha ku nool magaalada uu ilaahey barwaaqada iyo qeyraadka siiyey ee J O W H A R waad salaaman tihiin. Waxaana talo ahaan idiin soo jeedinayaa inaad guud ahaan is walashataan,wax soo saarkana aad ku dadaashaan iskana ilaalisaan waxyaabaha dagaalka keenaya iskuna samirtaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 24, 2001 - 06:30 pm barbaarta mudulood oo u riyaaqaysa dhaqdhaqaaqa rajada iyo hamiga fiican ee soo if baxay baryahan danbe. barwaaqo soorka deeroland. what is your reaction?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 25, 2001 - 04:40 am to muke samaale sxb adiga markii laga hadlayo koonfur ,waqooy ayaad ka hadlaysaa war meesha reer jawharnimo ayaa looga hadlaayaa ee wax qabiil ka hadlaayo majirto
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 03, 2001 - 12:02 pm HADDAAD REER JOWHAR TIHIIN WAXAAN IDIIN WEYDIINAA GABAR BOOLLO SHEEKH LA DHAHAAYO AYAAN LAAHAY EE II SOO SHEEGA MEESHA AY DEGAN TAHAYAMABA AY JOOGTO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 03:57 pm cabdulle baare oo reer jowher ah yaa kasaayo? gabdhisa iyo wiilashiisa waxaa kamida maxamed,john oo 90 geeriyooda allaha u naxariistee.iyo jammila,iyo wiilo dadka kasaayo dhaafa fariin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 03:26 am reer jowhar waxaan idiin weeydiinayaa masidii ayeey kaneeco u joogtaa mise halhabeen ayaan seexday waana ku xanuunsaday jowhar wixii malaariya ah waxaa inoo qaabilsan reer jowhar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 11:59 am Sallaan ka dib, Wallaal shugri,Jowhar ha isku taabanin afka yuusan sidoo kaa noqononee, Lafaheena iyo dhiigeena ayaan u hureynaa Jowhar, Ma maqlin miyaa (Adduunyo Jowhar ka Joog Aaqirana Janno) By the way, Kaneecadda waan u xiisnay anaka. Peace yo'all Jowhar Brothers/Sisters. Keep up ya'all da good work.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 08:27 am INSPIRATION, HISTORY, ART, ENTERTAINMENT,TEENAGERS, POEMS, commonwealth49@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 11:43 am WE ALSO ADDED FASHION. COMMONWEALTH
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 08:01 am yaanyow,suldaan,baalguri,waxaan filaayaa marka magacayga aad maqashaan in aad i kasi doontaan waxaan ku magac dheerahay attoleecay,yaanyow adiga yaanyowgii gobolka u dheeli jiray maa tahay mise mid kale aniga waxaan joogaa yemen gaar ahaan cadan xaffadda basaatiin,joowharna mar horaa iigu dambaysay iiga soo warrama
|