Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Baay: Aaway reer baydhaboodkii?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asalow

Monday, December 18, 2000 - 03:43 am
Maxaa dhacay oo aan uga oggolaannay in Shaatigaduud uu ka qaado lacag diyaaradaha mucaawinada noo keenaayo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COOL

Saturday, December 23, 2000 - 06:01 pm
Reer Baydhaba Internetka waa laga badsadaa..LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

makoo marimaaw

Monday, December 25, 2000 - 01:22 pm
Asalow!!!wa runtaa sidaa sheegtay shaatagaduud arintaas waa ku qaldan yahay laakiin waxaa la rabay in dib loo xasuusiyo marxaladii reer baydhabo soo mareen markii aduun waynaha laga fiirsanaayay baydhabo jinaayna loo bixiyey [CITY OF DEATH].

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Monday, December 25, 2000 - 05:28 pm
Widaayow, wey fadey walaagii inki dambeeyii
Baydhabo ki dhiyii iin sheeg.
wadaagii hada ka dembeyo wey iska deyee in afku ku dohowo.

CIID MUBAARAK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huburow hassan

Monday, February 12, 2001 - 07:01 pm
HUBUROW
waxaaan lahadlaaya asalow magacaaga waan fahmay balse waxa iga suaal ah ma waxaa tahay qoladii waa hore baydhabo soo gashay oo isku magacawda (buraashidley) mise waxa aad tahay qolada danbe ee loo bixiyay (iyow i sii) hadaadan labadaas ahayn waxa aad raali uga noqonlahayd shaati gaduud can shuurtiisa shuqulna kuma lihid ileyn wadankaas anaga iska ilahay ka sokow, canshuurteeni horey ayaa daaro loogu dhisan jiray shati gaduudna waa (
(SHAN WIIL KA ROONO< SHEYDAANO LAMA SHOORO <SHIIXBADNOOWA SHARTAASNAEEBA SIIYAY ) EE AFKAAGA SOO CADAYO MArka aad ka hadleysid.
adoo raali ah akhriso waxan aflagaadada iskadaaa..