    mukhto | Monday, December 18, 2000 - 01:29 pm waxan baafinayaa dhamaan dhalin yaradii isha boorame hargaysa 1979-1991 waa mukhto oo idinleh nabadeey |
    cabdi | Tuesday, December 19, 2000 - 05:53 pm mukhto. miyaad kubada ku ciyaari jirteen BADHKA, buurta ALLO u XIIR hoosteeda. |
    C/casiis | Saturday, December 23, 2000 - 03:42 am hi Mukhto Walaal, waad mahadsan tahay, waxaan ahaa dhalinyaradii xaafada INA-NAXAR, ee Isha Borame, saaxiib waan ku salaamay dee, Cabdiyow adigana salaan dee walaal, ALA maxaan badhka kubad ku ciyaaray, bari samaad ayay ahayd, iyo Buurihiiba dee wakhti ayay ahayd ee Allow mar uu nagu celi Waaryaadaheen imika waa xaggee, haddii aad doonaysaa in dadkeenii hore isla xidhiidhaan dee maxaydaan msg uga tagi weydeen halkani Anigu imika NORWAY ayaan joogaa ee idinkuna waa xage |
    mukhto | Tuesday, December 26, 2000 - 10:27 am walaal waad salaaman tihiin waanad ku mahad san tihiin. anigu waxan joogaa U S A magaalada san diego walalaal aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay waxanan rajay nayaa akhiyaar badan in ay kasoo qayb gali doonaan waan ku ciyaari jirnay kubada badhka waliba ciyaala ina-naxar qaar badan baan ka aqaanay walaal soosheega wakhtigii aad kunoo laydeen waan idi salaamayaa cabdi iyo c/casiiba warka soo badiya |
    ali | Saturday, January 13, 2001 - 06:38 pm Meeshan Faqash aa isugu timi, yaan loo jawaabin faqash. Faqash ayaa mawduucan furtay, Ninkii ragi waa og yahay doqona loo sheegi maayo. |