We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 10:56 pm waxaan inta ka salaamayaa dhalinyaradii reer ceel_waaq waa salaaman tihiin kuligiin..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 10:49 am wacays adiga reer ceel_waaq maa tahay. goormaa kuugu danbaysay.. walagaa qaaday salaanta saxiib.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 07:00 am anigoo ah macaanow ayaa waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan dhalinyarada reer ceel waaq waxaana leeyahay sanadkaan kiisa kale ku gaara bashbash iyo barwaaqo waxaana idiin sheegaya in aan jeclahay ceel waaq oo ah meeshii aan ku dhashay, ( I love ceel-waaq )
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 12:54 am waraa dhalin yaro waxaan maqlay ceelwaaq warshad caano yaa laga furayaa arintaas ma jirtaa. dhalin yaro shalay ka wada hadlayo arintaas yaan maqlay wax war ah maka haysaan..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 02:52 am cumar sxb aniga waxaan ogaa in rag reer swedan ah ay samarkii soo sahmiyeen inay ceelwaaq iyo dhamase mashruuc warshad caano ah ayka sameeyaan. kadib markii aysoo qiimeeyeen qarashka galayo iyo waqtiga uu bilaaban karo waxsoosaarka yaa waxaa bilowday ol olihii dowlada arintaas waxay dib ugu dhigteen xaalada saay isku badasho. kolay warshada caanaha ee swedan gacan saar way yeesheen intaan aniga ka war qabo..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 04:24 am waxaan ku farax sanahay inaan halkaan ku kulano dhalinyarada beesha ama asxaab aragti wanaagsan.. waan maqlay aniga xataa in saleebaan iyo dhalinyaro kale ay arintaas ka dhawaajiyeen samarkii lasoo dhaafay lakiin meesha ayku danbaysay laftirkayga kama warqabo inkastoo hadii aan qabaarkeeda raadino aan helayno. cumar. cilmi iyo dhamaan asxaabta kaqayb qaadatay mowduuca waad salaaman tihiin.. ceelwaaq victory of life.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 10:28 pm waan idin salaamay sadaq iyo cumar. walahi waanku farxay sida wanaagsan eed igala qayb qaadateen mowduuca, iyo arinta aan maqlay ood ii xaqiijiseen. waan jeclaan lahaa inaan arko dhulkeenii hooyo oo dhismay. horumaray. oo gaalo iyo muslin loo wada daawasho tago. taas oo ayku xiran tahay horumarka ayka sameeyaan dadkeena iyo dadaalka loo galo sara u qaadida ciideena hooyo. ilaahay hala garab galo cidwalba oo wanaag iyo horumar u wado deegaankeena iyo gobolka ugaasyaha. paece and love ceelwaaq
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 12:12 am to. cumar sxb waankaa qaaday salaanta. waa guul in dadbadan ay maanta garteen waxtarka in qofka dhulkiisa uu maal gashto. sxb waa wanaagsan tahay inay ku farxad galiso horumarka gobolkaaga lakiin way imaan doontaa in aad aragto guul kasoo hoyatay iyo waxqabad balaaran oo laga sameeyay.. arintan warshada caanaha. waxaa jirtay in ay dowladii somaliya ay hashiis la gashay dowlada swedan inay gacanwayn ka siiso somaliya ardayna somali ahna ay joogeen swedan markii ay dowladii duntay, kuwaas oo loo carbiyay ama waxbarasho ku saabsan sidii mashaariic waawayn looga sameyn lahaa dalka ay u joogeen. kadib markii dalkii burburay ayaa waxaa iska lumay dhamaan dadaalkii loogu jiray horumarka dalka qofwalbana dantiisa ayuu iska raacday.. dowlada swedan oo wali xiisa wayn ugu jirto in mashaariicdii ladhiso xiriirkiina socda ayaa waxay dhiyaar u tahay cidwalba oo maal gashanayso arintaas inay gacan kusiiso. dhalinyaro ayaa rayigaas keenay in gado lagasameeyo mashruucan. saleebaan ayaa markii uuka soo labtay ceelwaq aan is aragnay wuxuu ii sheegay in ay qarash badan ku kecayso abuurida mashruucan ayna u quuri doonaan in ay galiyaan hanti fara badan hadii laba mashruuc oo markaas uu kula soo kulmay laga sameeyo ceelwaaq. kuwaas oo u yiri waxaan iska weheshan doonaa dhandhaqaale iyo wada shaqayn. lakiin wuxuu yiri hadii mashaariicdaas aanla abuurin waxaan la sugi doonaa mudo bilaabida mashruuca. Eng maxamed ibrahin iyo yaa ayagana rabay inay ka sameeyaan mashruuc kale lakiin waxaan u malay nayaa in ay kuligood kawar dhowrayaan xaalada dalka iyo sida uu isku badalo.. hadii aad u bahan tahay wax intaas ka dheeraad ah igalasoo xiriir yarre50@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 21, 2001 - 01:37 am WAXAAN HALKAAN KABAAFINAYAA GABAR MARIIXAAN AH MAGACEEDANANA LAYIRAAHDO FAADUMO ALI SAMATAR OO MARKII IIGU WARDAMBAYSAY AAN KUMAQLAY DALKA HOLLAND,FADLAN HADAAD TAQAANAAN IGALA SOO XIRIIRA AMUAAD@HOTMAIL.COM. MAHADSANIDIIN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 22, 2001 - 02:56 am muaad adoo ku mahadsan sxb naga raali ahow arinta aad netka la timid. gabdhaha miyaala iska baadi goobtaa yaa lagugu yiri. war ninyahow dib isugu laabo inta aadan goobta imaan kana fiirso waxa aad qorayso.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 07:52 am Waryaa meel baafinta loogu talagalay aa jirta ee jeega dheero yahoow meeshaan reer ceelwaaq aa leh reer qaaloowna way imaan karaan ee orad aad baafinta.
|