    Anonymous | Tuesday, December 19, 2000 - 11:11 am waxaan ahay will dhulbahante ah oo raadinay gabar dhulbahante ah in uu guursado waxaana ku noolahay North America gabarta aan rabo waa in ay noqoto ilaa 18-23 hadii aad tahay ee reeb message hoos ku reeb Rabadan kariim to all muslim People in the world. |
    Salma | Thursday, December 21, 2000 - 02:01 pm To a man who call himself Dhulbahante, hello there, let me tell you some think our men don't seek the woman they want married on net. A and plz fish else where, Okey. Good luck...... Salma. |
    Wiil-dhulbahante | Thursday, December 21, 2000 - 05:51 pm To: Salma Calankaa ha jiro Salma waa runtaa wiilka dhulbahante kama raadiyo netka gabadha uu doonayo. Waa uu xushaa hablaha sharafta leh ee dhulbahantana maaha baadi la baadigoobo ee meel layaqaan ayaa loogu tagaa si sharaf lehna la isu bartaa ee caaq yahaw hanaga aflagaadayn hablaha sharafta leh ee aad meel kale iyo reera muskood. Nabad gelyo. |
    inanta -laaska | Sunday, January 14, 2001 - 01:07 pm Assalamu Calaykum My fellow dhulbahante miyeydaan ogeyn in aduunku hadda yahay computer age o wax kasta computerku hawl yareeyey. hadaad inan ku baratid computer iyo hadaad telefoon ku baratid maxaa u dhexeeya. koleyba inan kasta ama wiil kasta oo aad baratid waad iska sii hubin ee kumaad mehersaneysid on the net .Markaa computerku waa aalad wax fududeysa wax walbana looga faaiideysto inkastoo dad sixun u isticmaala oo aan daacad ahaynina jiraan hadaana dad badan baa halka isku bartay aakhirkana is guursaday. markaa inaka haddii uu daacad yahay oo uu raadinayo his fellow dhulbahante girls who ar also guurdoon yaan lagu qaylina ha loo daayo ha is barteen ilma adeeradiis haddii kale wuxuu aadin kuwo kale oo diyar u ah iney isticmaalaan technologiga. markaa waa la isku baran karaa halka laakiin ha la iska hubiyo inuu qofku serious yahay iyo inuu ciyaar wado. good luck my fellow dhulos |
    walaasha | Monday, March 19, 2001 - 02:34 am Thankz salma walaalo ...you are right about that sis? I mean same thinks like salma...? walaalo maxa ku kalifay inad internetka ka radisid gabadh Dhulbahantee....? 1:Magaca i daawur.. 2:Xumati ulama jeedid E.qofkasta ayaa aqrinaya waxad qortit walaalo: 3:Waxan ku rajeenaya Inad heshid tad radinaysid? rabina ha ku fududeyoo: 4:Waxa laga jaba inadan ba guursan gabdh dhulbahante..bal see tii ilaahay ku qooray... LOL gOOG LUCKY MY WALAALO Naabadeey ..inadbtii |
    Saaxdheerboy | Monday, March 19, 2001 - 07:10 am waxaan la yaabanahay ninkan isku sheegay dhulbahante waxa ku kelifey inuu netka ka raadiyo dumar dhulbahante ah,hadaba waxaan weydiin lahaa saaxiib miyaad faruuran tahay,ma jiis baad tahay,ma nacas baad tahay,ma.......,hadii aanad intaa midna ahayn gabdho dhulbahante ilaahay waa badiyeye maxaa kaa indhatiray meel walba waa joogaane,hadaad qurbaha ka weydey ka doono wadankii,xagaa iyo nugaal,waxaad ka soo helaysaa mid siday caano geel u cabeysey murqo gaduud ah lol!!!! |
    nin hartiyeed | Tuesday, March 20, 2001 - 03:22 am dhulbahante ma naagaad leedihiin maad iska dhaaftaan naagihiina oo dhami waa wada "WHORES" markaa iska daaya waxa aad isugu sheekaynaysan waayo meeshu waa meel ah public ee ha moodinina sandaqad ku taala laaskii oo aad wax walba iskaga dhaadhicin kolay anigu nin hartiyeed baan ahayoo walaanaan naag dhuloos ah ula aqalgaleen maxaa dhacay marka aan ka tago malihi ana sidii TURKANADA waa qabiil degan dalka Kenya ma aan qafili karayoo oo inta ku taagaan qafil ah 3zero ayay ka tagaan oo u soo noqdaan meeshii oo ah sideedii markaa walaal naiga oo aysan iga ahayn cay ayaan misana kula yaabanahay waxa aad iclaaminaysid WA BILAAHI TAWFIIQ |
    Saaxdheerboy2 | Tuesday, March 20, 2001 - 06:00 am saaxdheerboy waad iga qoslisey lol |
    realharti | Tuesday, March 20, 2001 - 02:34 pm To: ninka sheegyay harti ilaahay waa kuu arkaa. |
    wiil hartiyeed | Tuesday, March 20, 2001 - 11:13 pm hade saaxiib maxa laygu arkaa oo aan sheegay oo ceeba hadii aan khalad galay halayga raali ahaado hadii akalna wixii jira ayaan sheegay oo ah xaqiiq |
    SAAXDHEERBOY | Monday, March 26, 2001 - 06:08 am Warkan nacaska ah ee siduu qurbaha biir ugu cabayey waashay maxaa ku kelifey inuu Harti iyo soomaaliba sheegto. Hadiiba aad Harti tahay maxaa ilaa heerkaas aad wax uga shegaysaa dumarka walaalahaa ah. Hadaba waxaa is weydiin leh ma ceeb kalaad u weydey markaad hablaha Dhulbahante aad sidaa foosha xun u caayaysid,jawaabtu waa haa oo dumarka dhulbahnte waa dumarka soomaali ugu ceeta yar,ugu quruxda badan ,ugu caqliga fiican,dhaqankooda iyo diintooda toona kama tagaan. Balse waxaan ku weydiiyey,anigoo weliba aad uga xun inaan kuu jawaabo adoo kale ma wax kale oo aad ka hadasho baad weydey intaad dumar ilaahay abuurtay oo muslimiin ah aad wakhtigaaga qaaliga ah ku luminayso inaad caydo,miyaanad qof muslin ah ahayn,anigu marnaba lagama yaabo inaan wax ka sheego hablaha qabiilka aad ka dhalatay ka tirsan,amaseba qof dumar ah oo soomaaliyeed. Hadal iyo dhamaantiis intaasi ceebi kuu filan,adiguna waad is ogtahay hadaad tahay qof in yar oo naxariis muslinimo ama mid bi,niaadanimoba ay kugu jirtee orodoo tareenka isu dhig ileen aduun iyo aakhiraba waxba kuuma yaaliine. |