Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Waqooyi Galbeed: Ereybixin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 01:14 pm
fadlan waxaan aad iyo aad u wannaagsan
Dhammana laynooga baahanyahay inaynu
Horumarino luuqadeena soomaaliyeed
maanta marka aad fiiriso dhinaca horumarka
Aduunka waxaa inoo soo baxaya inaynu meel
Cilo ah fadhino sababtoo ah luuqadeenu malaha
ereyo lagu macnayn karo luuqadaha qallaad
marka waxaan jeclaystay inaan keeno wixii an keeni
karo ama aan samayni karo ee Ereyo ah
laakiin mid ogow marka aad Eraybixinaysid kafiirso
kadibna waxaad fadlan sharaxdaa sababta aad Eraygaasi u qaadatay!


"ANIMATION"
"KEYBOARD"
"MONITOR"
"INTERNET"
"LABEL"
"PROCESSING"
"MEMORY"
"CD ROM"
"SERVER"
"WEB"
"DISK"
"NETWORK"
"DATABASE"
"OPERATING SYSTEM"
"WORDPROCESSING"
"TAPE"


MAHADSANIDIIN