Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Xageebay ku danbeeyeen ardaydii dayga 1985-88
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 06:55 pm
Waxaan marka hore raadinayaa ardaydii kasoo baxaday dugsiga hoore ee lamantariga kuwaas oo dhameeyay 1984 markii diyaaradaha Ethopia ay soo wee rareen Boorama oo ay ku dileen araday farabada oo aan saaxiibo ahayn kuwaasoon magacooda halkani ku qori karin marka labaad Waxaan raadinayaa araday dii dugsiga dhexe ee boorama dhigan jirtay intii u dhaxaysay 1985-1988 xageebay ku danbeeyeen dhalinyaradii boys and girls waxaan rajaynyaa inay in uuni dibada u sii baxaday bal ilsoo xidhiidha si aan xiriir u wada samaysano waa qaraami qalbigaan ilaawine by brother cabdi shakur "shashka" oo idin leh isma dhaafno
Waxaan u baahday wada sheekaysigii iyo kaftankii waayo waayo waxaan xasuusta macalimiintii qaar kamid sida cabdi qanjidh, sagal, hoos u jeed, macanlinkood, ina shardi iyo kuw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xborama

Thursday, January 25, 2001 - 08:45 pm
marka hore salaan iga gudoon. marka xiga waxaan ahaan jiray arday dhigan jiray day-ga inkastoonan
aan ka soo dhamaystay dugsiga hoose Aloog ama qasabka lakiin waan ogaa wereerkii diyaaradaha ethiopianka.. lakiin waxa aanu iskugu nimidnay day-ga ilaa sheikh ali jowhara waynu wad dhiganay' run ahaan tii waan xasuus dheertahay.
lakiin wixii nool aduunyada waa la isku soo noqon
marleey in uu ba qurbah u soo baxaday aniga ayaana kula soo xidhiidhi doona hadii ilaahay yidhaahdo shaashka nin qaaliya aad ahayd runtii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shashka

Sunday, January 28, 2001 - 04:13 pm
Waxaad mahadsan tahay marak hore qofka isku magacaabay "xborama" waxaan jeclaan lahaa inaan sifiican uwada xidhiidhno hadaba sitaasi u suurto gasho waxaan jeclaan lahaa inaad meeshan ku dhaafto email aan kaala soo xidhiidhi karo adiga iyo inta kale eed taqaanid meeshay joogaan rag iyo dumarba waayo waxaa fiican in lawada xidhiidho dad mudo intaas oo sanadood meel ku soo wada bar-baaray oo saaxiibtimino qaali ahi ka dhaxayso.

Hadaba anoon jeclayn inaan hadalka sii badiyo waad mahdsantahay markale laakiin kasoo badi intaa oo ha lays waraysto qofkastaa meeshuu ku danbeeyay aduunka iyo Akhirba sidaa iyo nabad gelyo
brother "Shashka"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xborama

Monday, January 29, 2001 - 03:41 am
shashka.. waa ilahay galadii saxiib email-kayguna waa daacad24@hotmail.com halkaas igala soo xidh waa aynu is waraysani doonaa hadii ilaahay yidhaahdo