We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 20, 2000 - 06:56 pm Waxaan marka hore raadinayaa ardaydii kasoo baxaday dugsiga hoore ee lamantariga kuwaas oo dhameeyay 1984 markii diyaaradaha Ethopia ay soo wee rareen Boorama oo ay ku dileen araday farabada oo aan saaxiibo ahayn kuwaasoon magacooda halkani ku qori karin marka labaad Waxaan raadinayaa araday dii dugsiga dhexe ee boorama dhigan jirtay intii u dhaxaysay 1985-1988 xageebay ku danbeeyeen dhalinyaradii boys and girls waxaan rajaynyaa inay in uuni dibada u sii baxaday bal ilsoo xidhiidha si aan xiriir u wada samaysano waa qaraami qalbigaan ilaawine by brother cabdi shakur "shashka" oo idin leh isma dhaafno Waxaan u baahday wada sheekaysigii iyo kaftankii waayo waayo waxaan xasuusta macalimiintii qaar kamid sida cabdi qanjidh, sagal, hoos u jeed, macanlinkood, ina shardi iyo kuw
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 25, 2001 - 06:48 am Mr Shashka.. Shashka. hermano que usted es hombre realmente sabios si usted recuerda en mid 80s y borama yo era su hombre de la clase pero beleive que yo los puedo figurar todo el estudiante pero recuerdan algunos de ellos.. donde lo hace vive. yo le mandaré E envía en cuanto obtenga tiempo y me permitió yo sólo recuerdo algunos de ellos como Caydaruus awaale mustafe bafta & his brother muse cidiriye & his sister roda a fahiye duqsi inakaahin ayaan sanduuq nemo ojor elmi maydhane awaale saynle abdi shakur & his brother madoobe yasin abdi haji abdifatah hussen shafici cago disco abdu dubai abiib mahamed aboo deeqa issa abdi souliman and ugaaso she was the mom of the class merci
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 28, 2001 - 02:59 pm To: Your class Mate I cant Understand Frech could please rewriter in to English so that i can understand very well if you can't write english can you write in to somali language that is a little comments of writeing. Know i just wan't know who you are if so please could tell send me your e-mail so that we can communicate and know everybody where he/she is around the wold becaouse i miss most of my freind i don't know where are they know so please just send me your email again. Thank you for that..... Waxaan marka hore ku odhan lahaa waxaad tahay nin dadkaa aad soo tirisay sifiican dhamaaan tood uwada garanaaya laakiin waxaan ka xumahay faah faahinta hore ee aad af-faransiis ku qortay oon anigu famhi karany waayo ma aqaano afkaa waxaan marakaas kaa codsan lahaa inaad ama af-ingriiisi kusuu qorto ama af-soomali wixii aad soo qortay markan hore iyo mar danbaba markale waxaan kaa codsanayaa inaad ee soo dirtid e-mail kaaga si aan u wada xidhiidhno waxaan jeclaan lahaa inaan ogaad asaabtii aan waayo waayo isku galaaska ahayn inaan wada xidhiidhno aniga e-mailkagyu waa sidan cqalinle@hotmail.com markaas waxaan kaa sugaa waa is arag xiiso leh
|