We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 21, 2000 - 06:25 am Waxaan halkaan ka baafinooyaa dhamaan dhalintii daganeeyd Xaafadda Dhuurta ee Irida-aamin, B/weyn.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 30, 2000 - 03:18 am Anigaa runtii ahaan jirey Ciyaal Dhuurta 83/88 ee sanadkee waa sanadka aad dooneysid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 18, 2001 - 10:37 pm ciyaal fiiltare waaleedin baafinooyaa aaway ciyaal fiiltare runtii anaa karirsanaa ciyal fiil tare aaway ciyaal buundaweeyn
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 09:41 am Jawley anaa ciyaal "Fiiltare" ahaay ee bal isi soo sheeg! Beerta Ali Salah (A.H.N) rageedi ah. Suuqa Xoolaha Galabtii camari jirey. Shineemadda (3kumi) Shuud ku geli jirey qeeybta dambe. Masii wadaa Cawadii ku doobeey jirey,,,,,,,,? Waa lagu sugooyaa soo qor "Jawley" ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 09:41 pm duqa waxaan katirsanaa ragii beerta camiri jiray galabtiina suuqa xoolaha banooniga kuciyyari jiray adiga waxaan umaleeynaa arbiitare in aad noo eheed taasi waa kaftan duqa wiilooss@hotmail.com
|