    Liibaan | Thursday, December 21, 2000 - 06:45 am Ahlan Wasahlan Hiiran ppl Waxaan halkaan idinku soo gudbinayaa adresska eey reer Hiiraanka ku kulmaan kaasoo ah mailing forum. Magaca waa: HIIRAAN GLOBAL NETWORK WAXAAD KALA XIRIRI KARTAA ADIGOO U DIREEYSID E-MAIL FORUMKAAS SI AAD UGA MID NOQOTID LIISKAAS WAA MEEL REER HIIRAANKA U GAAR AH OOY ISKU DHAAFSADAAN FIGRADAHOODA KU WAJAHAN HIIRAAN,DHINACA SIYAASADDA,DIINTA,DHAQANKA, WAXBARASHADDA,WAXQABADKA & ETC. |
    Xaaji | Thursday, February 01, 2001 - 12:34 pm MAGACAAN KA WARAN AGOON GLOBAL NETWORK |
    CUSMANEEY | Saturday, February 03, 2001 - 11:56 am AGOON GLOBAL NETWORK IS POSIBBLE.AFTER ALL AGOON IS 20 POEPLE THEY CAN NOT BE GLOBAL NETWORK |
    DIEHARD HIRAN BOY | Tuesday, February 06, 2001 - 06:43 am Liibaan How about Hiran Abdiqasim Puppy Network! ama HAPN - nagalatag meesha u adeegta habargedirta |
    samotalis | Saturday, February 17, 2001 - 07:17 am Waryaada waa ceeb waxaas. |
    Anonymous | Wednesday, February 28, 2001 - 03:10 am walaal waxaan rabaa in aan ogaado cidda iska leh hiiran |
    Anonymous | Friday, March 02, 2001 - 04:33 am walaal hiiraan waxaa iskaleh gaaljecel samoow waana qabiilka kaliye ee sida runta udaga Hiiraan xawaadle hadda ayeey sheeganayaan waxaa kaliye ee ka denaan jiray reer camaloow iyo reer ahmed cadar agoon kaliye ayaa ku soo xiga cali madaxweeyne iyo yabar madaxweeyne reer madaxweeynayaal hadda usc ayaaba ayga aan maqlay |
    sahro | Tuesday, March 20, 2001 - 04:47 am To:ANOYMOUS. hooyadaa iyo eydii fudeydka badneyd ee iljeexda aheyd oo ku dhashay wase maxaa reer hiiraan kudabadhigay maxaan kaa sidanaa tumaashii kudhashay wase fudeeyd badnidaa maxaa xasiloonida kuu diiday waa adiga meelkasta ku qorane, |
    mustafa sabraa | Monday, March 26, 2001 - 12:40 am TO. AOYMOUS war adiga maxaa kugu kalifayo kala soocid reer hiiraan waa reer hiiraan,cidii ugu soo horeeysay iyo cidii ugu danbeysay maxaa kaagalay reer hiiraan faraha kala bax,magacyada aad sheeganeeysidna iska daa oo nin rag buu alla kaa dhigee magacii aabaha kuula baxay sheego, hadii kale daciifnimda meesha kalatag,waa adiga iyo intii sheegataa magacyada daciifnimadaa agoona waxuu kamid yahay reer madaxweyne ciise ee saas ula soco stupid |