Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sool: SOOL waa tuma, Waa taayadiiii
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOL-MAN

Friday, December 22, 2000 - 09:56 am
Sool waa tuma
waa taayadii
Taariikh maleedoo
Maxaa lagu tilmaamaa

Waa Gobol ay 65% degaan HJ balse ay Doorood halakan kaga tookhaan inay ayagu lee yihiin.
Afweyne ayaa isku deyey inuu gobolka siiyo Labeebyada DHuloos waase ku guul darraystay.
gobolku waa afar degmo
1. Degmada Caynaba waxa dega 100% Habar Jeclo
2. Degmada Laascaano waxa dega (60% DHuloos, 25% Habar Jeclo, 15% Hawiye oo ah FIQI shini)
3. Degamada Xuddun waxa dega 75% Habar Jeclo, 15% Sacad Yuunis, 10% Dhuloos
4. Taleex waxa dega 100% Dhuloos

Marka sidee u sheegan karaan Dhuloos gobolka. Haddaysan joojin sheegashada indhah la' waxaan u kal jari doonnaa gobolka laba gobol oo kala ah SOOL (dhuloos) iyo Nugaal GODAN(HJ)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABADH DHULBAHANTE

Friday, December 22, 2000 - 11:17 am
SALAAMU CALAYKUM.


TO SHAKHSIGAN SHEEGTAY IN UU LEEYAHAY GOBOLKA SOOL LOOOOOOOOOOOOL

RUNTII WAD IGA QOSLISAY WAXAAN KU ODHANLAHAA MIDHAA WAD SOO YARE KABATAYE INDHAHA FUR ADOO RAALI AH,
HADALKAAGANA WAXAAN KA IDHI
AFNOOLINA WA HADLAA AYNA WAA CIYAA,
NACASNIMADAANA MEELAHAKANN OO KALE LALAMA YIMAADO SALAAM

GABADH DHULBAHANTE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABADH DHULBAHANTE

Friday, December 22, 2000 - 11:20 am
SALAAMU CALAYKUM.


TO SHAKHSIGAN SHEEGTAY IN UU LEEYAHAY GOBOLKA SOOL LOOOOOOOOOOOOL

RUNTII WAD IGA QOSLISAY WAXAAN KU ODHANLAHAA MIDHAA WAD SOO YARE KABATAYE INDHAHA FUR ADOO RAALI AH,
HADALKAAGANA WAXAAN KA IDHI
AFNOOLINA WA HADLAA AYNA WAA CIYAA,
NACASNIMADAANA MEELAHAKANN OO KALE LALAMA YIMAADO
MAWAXAAD TISANAYSAAN ISLAAMAHA AANU IDINKA GUURSANAY MARKAY NOO SOO HEERMEEN ASXAANKII AANU USAMAYNAY GABDHAHIINA GUUMAYSAHA IDINKU AGNODAY AYAA NOO KEENAY HADALKAAS WANKA XUMAHAY IN AAN INA ABTI RUNTIINA SHEEGO HAKA XUMAAN ADAA SHEEKADA KEENAYE.
SALAAM

GABADH DHULBAHANTE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti-biiye

Friday, December 22, 2000 - 10:08 pm
TO: Gabadh Qurjiile
Intaadan ila hadlin horta Qurjiga Qalliin iskaga soo samee. Belaayo ku mud qurjigaaga dheer.
Naagaha Qurjiile markaanu u tegeyno Toosh weyn baanu u qaadanaa si aan uga eegno astaan QURJI ee intaadan fashilmin Dhakhtarkaaga la soo tasho.

Maxaa keenay riyada Qurji dheerayde. Ma adaa Caynaba leh mise Xuddun baad afarta joogta mooddey inay leeyihiin. Degamada XUDDUN 40 Tuulo oo laga Xukum 38 ka mid ah HJ aayaa degta iyo Sacad Yoonis.
Degmada Laascaanood waxa idin la dega HJ oo woqooyiga degmada soo gaadha. Fiqi shinni oo dhawr tuulo gaar u dega iyo 19 qabiil oo asalkoodiii midgo yihiin sida Uurarweyn, Abirar, Tuuryar, gacal muuse, hayak,wadasaar iwm.
Dhulmahante ma le'eka Jilib HY ah ama HJ ah oo waad og tahay dhillo-kuuli waaxid.
Meeshu hoy qurjiile maahan ee hore ii mood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G-DHULBAHANTE

Saturday, December 23, 2000 - 12:17 am
HATI BIIYE NINKA LA BAXAY

RAGANIMO IYO ADIGA KALA DHEER TII KU DHASHAYNA KUGU QASAARTAY NASIIB DARO WAXAA LAGU YIQIIN NINKA RAGA AH IN UU KA DHOORSAN YAHAY WAXAAS OO KALE LAKIN ADIGU WAAD DHEXJIFTA KUGU DAYAN MAAYO ANIGU KOLAY SHARFTAYADA AYA KA WAYN IN AN LACAYTAMO QOF CAQLIGIISU SAAS YAHAY

WALEE NACAS IN AAD TAHAY
SA DAMIIRKAAGI AYAA KU SIIYEY IN AAD HOOYADAA IYO MEESHADKA SOO BAXDAY TILMAAMTO CEEEEEEEEEEEEEEEEEB WAN KU DHIHI KARAY HADALADAADA OO KALE LAKIIN WAALIDKAY IMA BARIN IN AAN KU HADLO HADALADAAS OO KALE BAL WAA ISOO EDBIYEEN
WAXAAD KU HADASHAYNA WAXAANKA SOO QAADAYAA HADAL JAAHIL
MACASALAAMA WALAALKA SOMALIYEEDOW

EID WANAAGSAN DHAMAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti-biiye

Saturday, December 23, 2000 - 10:30 pm
To: Gabar Dhulous, dhilous &Dhocilous

Asluub waa la i baray oo Ilaah aa mahadiisa leh. Aabbe iyo hooye samay igu ababsheen. ehelo fiican oo ehlu khayri nagu badan.
Siill wax kama sheegin. Hoos naageedna hadalkeedaba daa.
Anigu Qurjigiinna ayaan wax ka sheegay ee maxaad ii caayaysaa maanigaa QURJI ka soo baxay. Inaabti bal adigaa shaahid ahe yaanan cid kaleba warsane bal ii Qeex waxa kurjigu yahay.
Inaabti
Qurjigan aydun sheegtaan
ma qod baa ma qoribaa
Ma qallaafo jaanbaa
Ma wax buur ka qaro weynoo
Meel ka soo qandoodaa
Waxba hayga qarinine
Qaska iyo futada iyo
Halkuu kaa qotomo sheeg
JAwaab baan kaa sugahayaa haddee ee bal hoostaada fiiri oo noo fasil aan kaa faaiideysanee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyey

Sunday, December 24, 2000 - 09:42 am
Harti-biye

Lacnad labayo toban jibaaran ayaa dusha kaa saaran. War dameeryahow yaa ku yidhi na sheego oo marwooyinka Soomaliyeed cay? Waa runteed inantu. Wasakhyahay walaanad nin u ahayn.

Ragga la dood, muran, dagaalan (inkastoo doodi dagaal ka fiican tahay, oo colaadi meesha soomiliyi maanta joogto ina dhigay) laakiin yaa ku yidhi gabadh Soomaali ah la caytan sidii aad inan yar oo foodley ah tahay?

Xataa hadday ku dhirbaaxdo gabadhi inta la ilka caddeeyo ayaa laga dhaqaaqaa adna kanlay iy keerlayda yaad waddaa. Xishood oo hanna sheegan fadlan.

Ta kale. Inantu waa runteed. Sool dee reerkaasaa u badan. Waar horta maxaa Soomali inay run sheegto u diiday. Caynabana markii ingiriis innana hub ina siiyay iyana u diiday ayeynnu xoog ku qabsannaye iyagaa lahaa! Allah! Waar horta haddaannu run sheegno maxaa dhici? Anaa reerkaa uu doqonkani dhulka ku masaxay ah oo waa iga walle!

G/Dhulos

Marwo xaal qaado inaabti. Nama metelo labeebkani malaa isagaa wuxuu sheegayo lehe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G/ dhulbahante.

Sunday, December 24, 2000 - 06:32 pm
salaamu calaykum

To:Halyey

Ina abti horta wan ku salaamay, sanaakadib ciid wanagsan,
mida kale ina abti wiilkan caytamay afkiisa ayuu ka caytamay anagana meel naga mudi mayso bal iska daa in aan la caytamee waan u naxay caqligiisa iyo sida uu u garanwaayey bisha ramaadan xurmadeeda iyo xurmada gabadhsomaliyi leedahay markaan arkay ilaa derajada caqliguusu joogo aamuska ayaan door biday la'ina in aan reerabtigay waxkasheego sidiisa oo kale waxay ila muuqatay ceeb,

adigana waad mahadsantahay kolayna uma qaadi laheen reer abtigay xumaan cashaan afkiisa kaftankii ayaa meel xun ka gaadhay waana caqligaabnimadiisa.

CIID WANAGSAN
G/ dhulbahante.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL-DHULBAHANTE

Sunday, December 24, 2000 - 08:15 pm
GABADH DHULBAHANTE ILAAH BAA SHARAF KUU DHAMEEYEY. NIN CAYTAMAYNA AFKIISUU LEEYAHAY ADNA MARWO SOMALIYEED AYAAD TAHAY OO MAADAN CAYTAMIN. HALYEY WAA NIN SOMALIYEED OO AKHYAAR AH RUNTANA OG AHNA NIN IXTIRAAM U HAYA GABADH SOMALIYEED. QABIILNA OG MEESHA UUU MAANTA SOMALI DHIGAY.
XAAL QAADO OO KA QAADO DHALINTA SOMALIYEED EE WAX FAHMAYSA. DAAYEERKA CAYTAMAYNA DIB HA UGU JAWAABIN.
SALAAMAD
WIIL-DHULBAHANTE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darwiish

Sunday, December 24, 2000 - 08:19 pm
waa nin oo habraha ah naagtii baa kaga tagtay gabadhii yarayd markaasy beerka ciidii ugu dhacday oo bahalkii yaraa ciida saartay oo kaadiday ciidiina ku dhegtay intuu yar tii la booday oo ciidii ka afuufay oo afka saray yidhi na heblaay i soo gaadh ciidbaa gashaye oo ku dhegte adigaa afuufi jiraye ka sheekada bilaabay walaashii aabihii iyo maxan idhaahdaa ka daa hooyo reerka colaad waa jirtaa laakiin dhaqan ,caado iyo af maxaa ka wacan marduuf qaada helay m falane waxaad sugaysay maad dhawrtid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti-biiye

Sunday, December 24, 2000 - 11:22 pm
To: Halyey
Waryaa Maxaa i kaa daba dhigay sidii naag aan saddex ku qabo sharmuud yohow.
Dameernimadaada iyo damiir xumadaada ayaaan ka yaabay ee
- Maxaa keenay lacnadda
- Maxaa keenay in adigoo shoodhe Shiireshoore ah aad isku sheegtid Dhashii sheekh isaxaaq. Waxa cad in aadan ahayn reer Sheekh Isxaaq ee inta goori goor tahay KOONBahaaga iska sheego.
-Naagtan xumi ayadaa i cayday ee anigu maxaan ka dheefi naag qurji dheer. Ma geyno waxa oo waa ma qubeystayaal kala goorgarad weyn oo injirtu dareerayso.

To: Darwiish & Sawaabka W. Dhulos

Suaasha ka jawaaba ee ma hooyadiinbaa idiin leh SOOL. Maxaa u sheegataan gobolka dhan ma tuulada xun ee Laascaanood ee aad duleedkeeda ku xaartaan baad mooddey. Laascaanod sheegta laakiin SOOL keligiin ha sheegannina saa 60% Dhulka iyo 70% dadka Gobolka ku nool waa Isaaq jilibbo badan oo ka mid ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyey

Monday, December 25, 2000 - 03:06 am
Hart-bi'iye

Adeerow ku noqo bullaacadii aad kasoo baxday. Horta yaa kugu yidhi hablaha waa lala murmaa sideedaba? Hadday ku caydo gabadhi waa la iska aamusaa.

Run iyo been miday tahayba haddaad dhul gobolkan ah sheeganayso, sheego ragna waa ku jawaabi. Qor sababahaaga. Xataa haddaad af-lagaado damacdo, rag af-lagaadee laakiin gabadh Soomaaliyeed (ama gabadhiba) xishmo iyo ammaan mooyee wax kale ma leh. Waar maxaa intaa kuu diiday?

Ta kale, waar maxaa inaynu nabad kuwada noolaano oo dabadeedna qof waliba halkuu doono dalka ka dego inoo diiday? Maxay kordhinayso anaa tuuladan leh iyo anaa goofkan lehi?

Kor oo waynow oo baro sida gabdhaha loola dhaqmo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maday keerow

Monday, December 25, 2000 - 01:14 pm
Aniga horta ka iman waqooyi shaqona kuma lihi, laakiin aniga waxaa iga yaabisay shaqsiyaad yar oo xumaanta ku dhiiran, iyagoo huwan magicii reerkooda H/j. Warniman yohow ceebta laguma dhiirado idinkoo reerkiina magiciisa sita. Hadaad sidaa u dhaqmaysaan, reerka magiciisa ha sheeganina, ee magaciina shaqsi ahaaneed sheegta. Markaan arko dad ummad aflagaadaynaya idinkoo magac qolo kale huwan, waan ka argagaxaa. War wax ha la iskula haro.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Wednesday, December 27, 2000 - 09:06 pm
waxaan halkan ku jidha dad badan oo qabiil aanay aheen sheeganaya oo dadka isku didhaya.

please qof walba qabiil eenu aheen a iska dhigaa intan wa salaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idoorwase

Sunday, January 07, 2001 - 03:14 pm
idoor meel kasta cay may la joogan waa sick dadkan jiro dhulos la dhahay qabaan cuqdada ilaahow ka saar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascano

Wednesday, January 10, 2001 - 06:42 pm
SOOL-MAN

gix gix gix

wax kaloon ku idhaahdo ma garanayo

Burcaaba lagugu haystaye ma hadaad taa keentay

Huuraale yohow soo cadayo oo dadka iyo dalka baro


intaas ayay iga tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAASCAANO

Wednesday, January 10, 2001 - 06:44 pm
HARTI-biiye

su'aal aynu is weydiino horta

walaal ma geydaa Gabdhaha Hartiyeed?

aan kuu fududeeyo WAA MAYA....

MA GUN BAA GEYDA GABDHAHA-YAGA

HA KHALDAMIN XAAR YOHOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL-HARTI

Wednesday, January 10, 2001 - 06:47 pm
HARTI BIYE

MARKAAN U FIIRSADAY HADALKA AAD QORTAY

WAXAAN KAA ARKAA IN AAD TAHAY HAL WALAWEYN AH

QADHMUUNYOHOW YAA KU YIDHI KA HADAL ARINTAN

MIYAA HADALKU KUU BANAAN YAHAY?

YAA AMRKA KU SIIYEY?

AAMUS SA-SAAD KU FIICAN TAHAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti Biiye

Wednesday, January 10, 2001 - 10:50 pm
To: Wiilasha Qurjiile
Meesha walaashiin sidii LAX OSLAYSA lagu Saaranayo maxaa idin dhigay mise qoyaankaad ka heshaan.
Qurjiile waa Xaaska HJ oo ayagaa qaba. Meher baa noogu kiin xiran ee foorarsada dhammaantiin oo aflagaadada daaya.
Kollleyba Dhillooyin Daba dhilif ah oo cid uu naageeya aa tihiin ee Annagaa Dhashadiinna ku xaq leh ee Dheerta soo dhigta aan dhallfo idiinkaga dhaabnee.
Awsaakh, khaaaaaakh Tuuuuuu qurjiile qarmoone

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galeydh, the New Darwiish

Friday, January 12, 2001 - 07:46 pm
To: Dhalinyarada Dhulbahante
Aad ayaan uga xumahay inaad u jawaabtaan ninkaas oo kale maxaa yeelay in hadalkiisa la soo qaadoba ma mudna, hadaba walaalayal waxaan idinka codsanayaa ineydan mar danbe u jawaabin qofkaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Elected spokesman

Friday, January 12, 2001 - 09:47 pm
Harti Biyee yaa ku doortey oo ku yidhi Isaaq spokesman ayaad tahaay??? looool waar spokesman isku shegow dagaalki 1991 ayuu dhamaadeye maxeey colaadan cusubi tahaay???

loool internet cyber warfare, tribal cyberwarfare loool@ reer miyiiga internetka barteey loooooool!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxardiid

Thursday, January 25, 2001 - 09:36 am
To: Ninka page-furay.

Waan kugu raacsanahay waxaad qortay laakiin aan ku yare saxo.
Gobolka deegaan ahaan waxa loo degaa sidan.
50% Qurjiile
50% Habar Jecle

Laakiin dad ahaan waxa gobolka loogu kala badan yahay sidatan.
70% Habar Jeclo
10% Habar Yoonus
20% Qurjiile.
marka ha eegan tuulada Laascaano ee gobolka intiisa badan waxa iska leh gobtii gobtu dhashay ee HJ.
Dhawaan baa Gobol la dhisi doonaa la yidhaa Nugaal Godan oo hadda Cigaal ku guda jiraa ansixintiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOQON SEXE

Monday, February 19, 2001 - 09:34 am
SAXARDIID WAXAAD TAHAY JAAHIL DHAGA DHEER MASAANAAD RABTAAN INAAD DWLAD KUNOQOTAAN WAXAAN RUMEYSANAHAY INAAD SHACABKIINA SOOJIIDATAAN OOYDAAN ISKASII DHEERAYN ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman

Wednesday, February 21, 2001 - 07:40 am
somaliyey ha lay cafiyo aniga waxaan ahay fiqi shini. walaalayaal ha lay cafiyo dembigan meeshan ka abuuray. anigoo sool kala aqaan nin reer sool ahna ayaan dembigan galay xasarada ah ee mar kale i cafiya. ninkan page kan furayna waa aniga. "saamixnii yaa rabii"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalilander

Friday, February 23, 2001 - 10:45 am
adeeryaal as long as we have peace and prosperity we dont care who owns the land period. idinkana kuligeen wasaq ayaad tihiin...........how the hell on this earth you between (23-30) could ever reason like this?..........waxa halkaa na dhigey soo qabiil iyo qurun maha?............waa idin sideena?..............war afka qarmuun meesha kala baxa min fadlag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Saturday, February 24, 2001 - 08:23 am
waar meesha walawayn ayaa ku dhex jirta ee taa ha la ogaado.walawayn,walawayn,WALAWAYN.