Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Hiiraan: HIIRAAN BEER MA KU TAALAA MAXAASE KA BIXI KARO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Monday, December 25, 2000 - 12:12 pm
Gobolka hiiraan ma leeyahay beero maxaase ka bixi-
karo?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kuunya Baroow

Monday, December 25, 2000 - 01:30 pm
http://somalinet.com/library/forums_archive/13490/13680.html?977786538

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 27, 2000 - 12:37 am
Axmadow miyaadan la soconin in uu hiiraan maro wabiga uga dheer soomaaliya (Shabeela).Geedwalba oo mira dhala cimilo kulul u baahan waa kabixi karaan mana aan kuu soo goobi karo manaafiicda faraha badan oo kabaxdo lakiin nooc walaba aad soomaliya ku aragtay maskaxda kisho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 07, 2001 - 09:28 am
waxaa ugu badan AXMED ee laga beerto waa QOONAHA
oo axmedow dadka xawaadlaha eey qaati ka taagnaayeen shiinahana markuu arkey qoonaha ayuu baarey oo daawo u ah JABTADA dadkaana dhamaan
uu dhibaato ugeystay iyaga oo inta badan lugaha baabuurta marka ay ku istaagaan qooka ama anqowga ka jabin jirey markii uu shiinihii qaateyna ey u hambalyeeyeen.