Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Jubada Hoose: Jamaame
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaame

Tuesday, December 26, 2000 - 02:00 am
Waa wabiga iyo xeebta meesha ay iska galaan, waa moos bakeeni, waa bambeelmo, waa cambe waa barwaaqadii aduunka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bile

Friday, February 02, 2001 - 03:34 am
walaalow waan maqlaa in ey jamaamo tahay meel barwaaqo ah hadane se waxaan ku weydiinaa in aad si aan koobneyn uga sheegeesid iyo dadka meeshaas dago qabiil walba ha ahaadee
waad salaamantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bimaal boy

Saturday, February 03, 2001 - 07:07 pm
TO reer jamaame/bimaal
waad salaamantihiin oo waligiin jira oo ha jabina
we restore the kingdom of bimaal(insha allah)
I love bimaal I love shbeele hoose

a/rahman yare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

B. L .B

Monday, February 12, 2001 - 06:28 am
To BimaalBoy

Waryaa runta sheeg oo beenta iska daa okey
Bimaal keliy ma degen mesha okey!!!

Jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILHAM

Friday, February 16, 2001 - 11:33 am
I LOVE JAMMAMEE THAT'S WHERE MY FAMILY GROW UP NO MATTER WHO YOU R YOU ALWAYS WELCOME TO THE HOUSE OF EACH FAMILY WELL MY DAD TELLS ME ALL THE TIME THE HISTORY BEHIND IT WOW ITS REALY NOT FAIR THAT WE HERE NOW IN ATLANTA. SEE ME I DON'T KNOW NOTHING ABOUT IT.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuaad

Monday, February 19, 2001 - 03:03 pm
Jamaame waxaa ka yimi dadkayga oo idil mana ihi Biyamaal ama Tumaal!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIMAALOW

Thursday, February 22, 2001 - 12:07 pm
TO; FUAAD
RAALI AHAW SXB WAAN KU GARTAY WAXAAD TAHAY DHAWR
KHANIIS OON BIMAAL AHAYN OO KHALAD KU JOOGTAY AFWEEYNE WAQTIGIISII EE HADA MATAGI KARTAA DABOOLOOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

margaritta

Thursday, February 22, 2001 - 04:22 pm
biymaalow aigaa sxb reer kissima a waxay igula fiican tahay i aad ka dayso magaalada sida xun ee aad sumcaddeeda ugu ciyaarayso.

jamaame marabo in aan ka qaado dadkeedii weligood isla deganaa,sida somali,carab,iyojareer.

biliqa iyo xeebta aadan bayle inta ka dhexaysa nabad iyo jacayl ayaa lagu deganaa.

ka daa sxb qabiilka iyo qurunka ay wadaan dadka meel kale ka yimid.

waad ogtahay haddii aad tahay reer jamaame run ah ama reer jubahoose sax ah in aa naan lahayn qabiil iyo is kala qaybin. haddii aadse ku ad kaysato figradaada sxb halkaan ku soo qor aan ka wada hadalnee.


anigu ma jecli in aan qaadano wax aanaan ab iyo isir u la hayn sida is kala qaybin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 01:00 pm
jammame waxaa wada leh biyamaal iyo sure ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Always ree Jamaame

Wednesday, February 28, 2001 - 03:46 pm
Reer jamaamaha aan ogaa saan ma u hadlaan. Aabaheeygu waxaa uu ku dhashay Qardho, Hooyadeey aabaheeduna waxaa u ku dhashay Qardho. Anigu waxaan ku dhashay Jamaame haddii aan dooranayo magaalo waa Jamaame ma aha meel kale.

To those stupid guys'girls whom are trying to invent new history for the town for the sole purpose of extending the hurt and suffering that we were all subjected to as Reer Jamaame GO TO HELL.

You can take the boy out of Jamaame, but you can't take Jamaame out of the boy.

War yaa aqbaar ka hayaa lokone, cusmaan mooto iyo suuq mugdi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bimaal

Monday, March 05, 2001 - 02:50 am
Jamaame qofina waa ku marti dadina way leeyihiin.
waxaa iska leh Bimaal dad badan oo kalena waa ku marti. Martiyina meel kasta way joogi kartaa, markaa martiyey marti edableh noqda, xadgudubna ha sameynina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan Dhuusaaye

Monday, March 05, 2001 - 03:54 pm
Biimaalow,

Magacaaga inoo sheeg si aanu u rumeeysano inaad reer Jamaame tahay.

For your info. history teaches us that all Somalis in the area are recent refugees. Biimaal, Hawiye and Daarood all came to the area some 80-100 yrs ago. So what is the big deal now, reinventing history for the sake of conflict or argument is one that would never entertain in the name of Jamaame.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan Dhuusaaye

Thursday, March 08, 2001 - 04:15 pm
Uma maleeyno inuu jiro qof reer Jamaame ah oo ku sheeganaayo magaaladaasi magac qabiil ah. Laakiinse haddii aan qaldanahay fadlan inoo dhaaf magacaaga runta ah iyo reerkiina.

Anigu waxaa la i yiraahdaa Xasan dhuusaay magaaladaasina ugu caansan, ma ii sheegi kartaa waxa aan ku caanbaxay?

Otherwise all you idiots shut-up and let reer Jamaame take the intiative of a peaceful solution to the Somali problems. From the botoom of my heart I know that we were a model society for the rest of other crazy Somalis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdull

Monday, March 12, 2001 - 11:01 pm
Salaamu alaikum. Walaalayaal waadmahadsantihiin in aad xustaan magaaladan sida weyn u qurux badan aad iyo aad ayaan u jeclahay, waayo waa magaalo ka mid ah magaalooyinkaan daganayn caruurnimadaydii xusuus fiican ayay igu reebtay. anigu waxaan idin oran lahaa aan ka sheekeysano magaalada quruxdeedii, qeyraadkeedii, dadkeedii iyo dhacdooyinkii kale ee soo maray. Qabiilkana aan iska dayno, waa sax biimaal waa mid ka mid ah qabiilada soomaaliyeed ee daga jamaame laakiin kaligood ma laha qof walba oo soomaali ahna xaq ayuu u leeyahay inuu ku noolaado meeshuu doono oo soomaaliya ka mid ah isagoon dareemin inuu marti ku yahay. Aniga waxaan daganaan jirnay guri ka soo horjeeday ajibka ku yaala wadada ka timaada jilib marka la soo dhaafo garoonka footballka ,isbitaalada ameerikaanka iyo kii kale ee soomaliya iskoolkii carabiga ahaa ee markii dambe laga dhigay iskool soomaali ajibka ayaa ku soo xigay markii iigu dambeysay.