Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Jubada Hoose: Xagar
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xagar

Tuesday, December 26, 2000 - 02:02 am
Waa Geel iyo caano, waa bartamihii Jubbada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xagari

Sunday, January 28, 2001 - 05:36 pm
war nimanyohow sagaalkii warangali ee wiilwaal ku sheegay gabaygiisi "gacan iyo in geed laga hadliyo gobonimaan sheegtay, geeraarshe dheer iyo sagaal warangalaan sheegtay." aawaye hadee wax kusoo qora meeshan reer xagarow waa nin xagari ladhehee ninkan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BU,ALLE

Tuesday, March 13, 2001 - 04:41 am
MR BU,ALLE
TO/XAGARI

walaal waad salaamantahay salaankadib
waxaan kula socod siinayaa inay ragaagii
meelkasta joogaan kaana war hayaan laakiin
aynan ahayan sida dadaka kale ee maherada
kadhigtay waxaan qiimo lahayn korfadhiyana
enternetka laakiin dadkii udhashay xaggar iyo
nawaaxigeedu waxay kafaa iidaysanayaan
waqtigooda qaaliga ah ee illaahay siiyey
waa qaar wax barasho kujira iyo kuwo dalkooda
in ay ushaqaystaan raba markaa walaal adiguna dadaal kaaga halkaa kasiiwad
wasalaamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaatu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabribayax

Thursday, March 15, 2001 - 11:17 am
waryaa dhaheen reer xagar waan idin salaamay
salaan kabacdi dhalinyaradii waamo ee jidwaaq maxaad haysaan halkeed kala joogtaan waxaan ka hadlayaa intii dibada usoo baxday waxaan ahay nin reer jijiga ah ee hala isbarto hala is ogaado oo hala kala war helo waxaa kaloon rabaa inaad iiga warantaan jidwaaqii waamo iyo waxa ay hayaan ama qabsadeen ama ay rabaan in rabaan in ay qabsadaan salaamu calaykum